dhaman waxan salamaayaa umada musliminta ah gaar ahan walalahayga soomaliyeed gaar ahan asxabta reer aduun waxan jeclaan lahaa bal in aan fikrado iyo aragtii isdhafsano wana faido inotahay aan ku horeeyee su, aaloo dini ah dhalainyarooy bal ila firiya waa su, aaloo idiin furan 1-Su’aal Sheeg Asxaabigii dhashay aabihiis oo 12 jir ah?
2-Su’aal Sheeg todobadii Asxaabi ee axaadiista ugu badan ka wariyeen Rasuul-ka (NNKH)?
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun