Maxamed yariis's Comments

Comment Wall (24 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 7:49am on January 20, 2011, lusiana polly said…

haaaaaaaa sxb marka hore iga raali ahoow waxan ku maqnaa safar mida ku xigtana sxb wad mahadsantahay maxamed sxb intra adan qofka dhihin maxaa waye waxan waxa la waydiiyaa sababta ku kaliftay sxb maxaa kataqana qoftaan waa xaaskayga camal maxaa ka dhihi lahay arintaa 

 

At 8:11am on October 3, 2010, deeqo said…
asc maxamed yariiso barasho wacan my name is deeqo welcome with open hearth wlky
At 9:45am on June 12, 2010, deqo cabdi maxamed said…
dhaman wad salaman tihiin inta mus limiina waxana idinku salamay asc warax matulahi wabarakatuhu
At 9:38am on June 12, 2010, deqo cabdi maxamed said…
wad ku mahadsan tahay maxamed marka hore wan ku salamay salan kadib abwe magaceygu waa deeqo waxan joogaa kenya waxan rabaa in an kaa dhigto sxbka qaaska ah sidee u arantaa adna meesha ad joogto iyo fikirkaga
At 10:51am on June 7, 2010, deqo cabdi maxamed said…
walal maxamed wan ku salamay salan mida ugu qalisan oo loo diro qof macquula salan ka dib magaceygu waa deqo cabdi waxan joogaa kenya barasha wanagsan
At 9:23am on June 6, 2010, maxamed maskiinoow said…
ah ahaa ahaa all asxaabta adaa iiga wakiil ah sxb marka hore salaan marka xigto minbilaaw ilaa dhamaad xaafada iigu salaan ok byyyyyyy 00254715812607
At 10:41am on April 17, 2010, manaa ali said…
waan kaa qaday walal
At 11:18am on April 15, 2010, cabdi qafaar xasan nuur said…
war nin yahoow waamaxay waabsiga aaad shegeysid .waxaan kudhihilahaa sokur war carcaruureedka nah naga ha,ula man ok
At 9:38am on April 15, 2010, maryan CABDI FARAH said…
asc ku salmaya aboowe waaan ku mahsanthay
At 1:26am on March 11, 2010, ♥ஐღNasiib Cadeyღஐ♥ said…
heheh miyaah thnkis walalkeey wan dhawahay cml
At 4:03am on March 7, 2010, amina houssein ahmed said…
aboowe waad mahad santhay .
At 2:08pm on March 1, 2010, A~kla$h~07 said…
haye yarka haddii aan moqdisho joogi lahaay cml ma isbooro.com ayaa ii dhigi laheed sxb ee aniga moqdisho aabaheed ayaan ahay ee anigoo indhaha ii xeran ayaan maraa sxb

At 11:32am on February 26, 2010, A~kla$h~07 said…



kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ur funny man so sxb dunidaan waa lacag cml ee aan tacabno waa baashaalka furahiisa ee baashaal sxb adiga loooooolz byee se u soon
At 10:13am on February 26, 2010, Buulo Wagac said…
waaan ku salaamay sxb waa sidee xaalsda walaal ok by
At 6:56am on February 25, 2010, abdihakiin mohamed said…
waaaaw sxb sarw waan ku salaamay salan qiimo bada sxb sxb sare
At 5:49am on February 24, 2010, qatro said…
kkkkkkkkkkk waad mahadsantahay hadiba adiga lagaa helaayo waa mel aan inaba cadi aheen
At 10:28am on February 22, 2010, anfac said…
yarka maxaa kudaaray intee igu guursatay dumaashidiinka xishooda xaa kawadaa inteesa igu taqaan waa su aaal waadba iga yaabisay hoodi hoodi ma jirto miyaa dalaq ayaa iska soo dhahdee adi isku xishoow
At 1:56am on February 22, 2010, cabdi qafaar xasan nuur said…
war ninyahow dumashida aad kahadlayso magaranayo. ninxaasaska shukaansado waan iskalaweynahay ee tarteebso , tada kali xaaska aad kahadleyso waa xaas wafiga uga qor siloo ogaado magaratay
At 7:19am on February 19, 2010, keerow said…
War ragu wax way wada wadaagaan ee keestaada gabadha kalaso hanoqon kaligiis cunee
saaxiib
At 2:20am on February 16, 2010, Buulo Wagac said…
WAAD EDEB DARAN TAHAY MAXAMED XIRSI CUMAR MAXADA KA RABTAA
WALAAL KEYGA MAXAMED YARIIS KALEEXO AMA WAA ANIGA & ADIGA?

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service