Naashaada gaarad's Comments

Comment Wall (11 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 11:46pm on December 5, 2010, Nuur Cade Abdullahi said…
naashaada garaad waan ku salaamay abaayo qaali luulay salaan kasoo go.day kashka.iyo laabta laf.dhabarka sanbabada iyo beer abaayo waan ku salaamayaa qeyr ayaan kugu ogahay ismaqal danbe oo xiiso leh ....hanalagu arko ama halgu maqlo hadba tii aad daneyneysoo ..............................................Nuur Cade
At 12:29am on November 16, 2010, baruud bahiir cilmi said…
haye abaayo macaanto ii waran xaladaad abaayo
At 12:19am on November 16, 2010, Nuur Cade Abdullahi said…
abaayo sidoo kale ayaan kuu salamayaa ciid mubarak ciidan ciide kale nabad waarta iyo cafiidqab ayaa ku leyahay markale thanks abaayo halisla xariiro okey nabadeey xageyga iyo xagaaga naashaada gaarad. ina.daa dihi ................BY Nuur ...
At 12:42am on November 15, 2010, Nuur Cade Abdullahi said…
abaayo sidoo kale ayaan kuu salaamayaa 100% aad isoo jawaabtay magaranayo wax aan kugu abaal gudo hadii aan garan lahaay mesha aad jogto meel walbo hanoqotee in aan ku xuso weye abaayo macaan waan kuu fiicanahay hadaaya oo kale ayaan soo galaa .lakiin waan is haleeli weynay dhib malahan hadii lanool yahay mar ayaa lakulmayaa insha.alaah abaayo xaalada waa iska maasha alaah .ilaah mahadiis adigana sidoo kale ayaan kuu rajeynayaa iyo waxa aad jeceshahay oo aad qiimeyneysid is.maqaldanbe oo xiiso leh.quruxeey ....... by Nuur
At 12:29am on November 13, 2010, Nuur Cade Abdullahi said…
abaayo waan ku salaamay salaan kasoo go.day kashka iyo laabta abaayo marka ugu horeyso barasho wanaagsan madaama aan nahay wiil iyo gabar somaliyed marka abaayo waxaan umaleynayaa adiga iyo aniga in aan nahay dad calaf doon ah marka ha.iga xumaan adiga oo raali ah okey abaayo aan isla xariirno maxaa kaqabtaaaaaa ...............
At 9:52am on May 11, 2010, ahmed ibrahim gave naashaada gaarad a gift
At 3:45pm on May 2, 2010, muhaa arab said…
..
At 6:22am on March 22, 2010, maxamed ali said…
haye abayo
At 1:36am on March 10, 2010, a/rahman warsame du,ale-dabaylaq said…
kk waxay dadka qaarkoodu maleeyan in gabdhaha hees lagu kasbadao iam very sorry
please contact me dalab_11@yahoo.com
At 6:11am on February 14, 2010, shawki_hip_hop@hotmail.com said…
hallo waxaan ku weydiinaa Hi nice guy maxaa kawadaa
At 11:50pm on February 13, 2010, barkade said…
Inan yaha la'aantaa INAN lama abuureen geber lama ammaaneen Jacayl looma ooyeen Caashaqu sarbeeb ma leh Sakat iyo xishood ma leh Waan soo socdaa iyo Isug iyo i dhowr ma leh Sagaashan buu jiraa iyo Siddeed dhal iyo ugub ma leh Hadba kii uu sahansaduu Sanka kaaga geliyaa mcn Ilove you?

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service