Juwa abdalla's Comments

Comment Wall (4 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 3:55pm on February 25, 2011, mohamed a\qaadir ahmed said…
waxaan umada soomaaliyeed ugu yeerayaa banaan bax ay isku xureeyaan umadooda & wadan kooda kacaan oo looga soo horjeesto dulmiga 20 sano nahaysto waa waqtigii kacaanka shacbiga waa inaan kacnaa waa waqtigeena waa waqtigii shacabka oo dalkiisa xuraynlahaa hadhaco qobiil hadhaco shabaab hadhaco xisbul islaam hadhaco ahlu suna haday moodayaan dhiigeena & dalkeena raqiis wallaahi dadbuu agtooda kawayn yahay waa soomaalida axraarta ah waa soomaali wayn koonfur ilaa waqooy bari ilaa gal beed hanoo laato soomaali wayn waa gobee hanoo laato soomaali wayn xageed galaysaan doofaarada wadnkeena baa ba shay maanta waa maalintii malxamada maanta ayaan dalkeena idinka daahiraynaa maanta ayaan taariikhda qoraynaa shacabka wuxuu doonayaa wadankiisa shabka wuxuu doonayaa qaran nimo shacabka wuxuu doonayaa soomaaliya shacabka wuxuu doonayaa nidaam
At 2:25am on January 16, 2011, qanciye mahamed said…
maaansha allaah jaweriyo waan ku salamay
At 11:44pm on April 11, 2010, maxamed cabdi dhaqane said…
asc walaal waan ku salaamay
At 11:37pm on April 11, 2010, mohamed salaad hassan said…
asc

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service