Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Cajalad Maqal iyo Muuqaal ah oo laga soo duubay Muwaadin Faransiis ah oo ay Muddo dheer Afduub ku haystaan.
Barta Internet-ka ay leeyihiin Al-Shabaab oo ayaa la soo dhigay Cajaladan oo ka dhex muuqanaya Denix Allex oo ah Muwaadinka Faransiiska ah ee ay Al-Shabaab Afduubka ku haystaan. wuxuuna xirnaa ama uu ku labisnaa dharka ay xirtaan Maxaabiista Al-Qaacidda ee ku jira Xabsiga ay Maraykanku ku leeyihiin Guantanama oo ku yaala Gacanka Cuba. Waxaana sidoo kale ka muuqday Denix Allex Gar wayn oo ku baxay Garku intii uu ku jiray Gacanta Xarakada Al-Shabaab, waxaana Wajigiisa laga dareemayay Daal fara badan.
Denix Allex ayaa akhrinaya Fariin ay u dhiibeen Xarakada Al-Shabaab oo ay ku doonayaan in waxa ay rabaan ay ugu yeeriyaan Dawladda Faransiiska. Waxaana Fariintaasi uu Allex ku akhrinayay Afka Faransiiska , waxaana dowladda faransiiska lagaga dalbaday s inay joojiso taageeradda ay siiso Dawladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Amisom iyo inay badasho areagtideeda ku aadan Sudan iyo Jazaa’ir.
Sidoo kale Al-Shabaab Fariintaasi waxay ku dalbadeen in Faransiisku uu door ka qaato sidii loo sii dayn lahaa Maxaabiista Al-Qaacidda laga haysto.
Hase yeeshee Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa ku tilmaamay Shuruudaha Al-Shabaab kuwa aan la aqbali Karin, wuxuuna ka gaabsay inuu faah faahin dheeri ah ka bixiyo Mawqifka Faransiiska ee ku aadan Muwaadinka ay Al-Shabaab afduubka ku haystaan
harun macruf voa
C/xaaji cali's Comments
Comment Wall (4 comments)
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun

Welcome to
Aduun
Sign Up
or Sign In
Or sign in with: