waxaa is weeydiin mudan in somalia ma,ayadaa lagu soo duulay mise ayada ayaa dad ku soo duulay waxaa la fahmi la,yahay in somalia dano gaar ah laga leeyahay
waxaa la,aflagaadeeynaa dadka u,istaagan gumeeysi naceeybka ah
waxa ay u,qaateen rag qaa,iniin ah daalimiin ah laa walaahi waaa rag u,istaagan diinta iyo dalka
oo dana gaar ah laga leeyahay,,,,,,,,,,,,,

Views: 36

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by zaki awil on January 22, 2012 at 6:40pm
kkk waad damqanaysa welli, wer weli lama gadhin sidii inalala doonayey ilaa ay nacno ka diinta alle inoo shegaya, jeclano galada ogolano inay dintoda inagu dhex fidiyan, ina lagu khasbo wax allaale iyo wixi ay jecel yihin ka ralli noqono la degi mayo, lakin waxanay tirada ku dersan halkay ku tashaden inuu allah jogay, don't wory ta alle ayey tagaysaye.
Comment by maslax maxamed cali warsame arfa on May 19, 2011 at 3:16pm
Hahahahah waa runtaa sxb waan laga ciribtiraa gaalada iya gaala raaca kuso heshiiya in labedelo dhaqanka dalkeyna iya diintena waan iska qabaneynaaa wan ladirireynaa
Comment by Hudeifa adan ali gureey on May 18, 2011 at 7:21am
Waxadan heleyn aad ku hamidaa hadima weeyaan
Comment by Hudeifa adan ali gureey on May 18, 2011 at 7:13am
Aqayaarey dhaman wan idin slmy wan ka xumahy in muda inan ka maqnado aduun.com wan uxisy asxabta dhaman bahda iyo barnamijka
Comment by abdi mussa ''kata'' on January 22, 2010 at 8:01pm
saxiib soomali waa is kala weeyn tahay ineey difaacaan niman hilfo wato , aawday diinta loo istaagay ma in hooyooyinka la qixiyo laga ooyinsiiyo mise in raga la gowraco sxb soomaali ma difaaci karaan kuwaa iyo qeyrkooda , soomaali wexeey leedahay soomajestayaashii difaacay WAARSO uu ruushka horkacayay hadii kuwaan awood aad u maleeysay waxaan u maleynaaa ineey daciif aad tahay soomalinimada aad sheegeneeyso ,.. sidaa u garo
Comment by Mohamed maarey mohamed on January 20, 2010 at 6:43pm
Xudeyfi waxad kamid tahay dadka laqalday ee sida xun waxlogu shegay somalia waxa dhibka kuhayo wa nimanka ad kushegeyso in ey yihin gumeysi neceb
Comment by Hudeifa adan ali gureey on January 18, 2010 at 3:42am
the first time i saw you my eyes reacted
my heart was efected
thousandsothers were rejected you were selected,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service