ADUUNKOO  KAAN KAA EEGAN JIREY WEYGA AMBATOO EEDAAL JACEYIL  AFKU HADALKA DIID

ADIMADU DHAQAAQ ITAL WEGBO WAAN OLOLAYAA UURKEY GUBTEE

ILMADEYDA TIMID WAXAY ARAGTIYOO ISLAAMKOO IDIDIL ILA YAAB

AMKAAGA IYO URUGADA AAN QABAA ....WAA UTUN JACEYIL  ALAA II GARTOO CIDMA EERSANINE HADMUU II IMAAN INANKAAN JECLAA  U ILDARANEHEE URUGADA AAN QABO MA ILBAAN LA GALI MISE WUU IMAN INANKAAN JECLAA  ARAGTIDIISA WACAN OONTA AAN U QABO ALLAA IGU OGOO OOGADEYDA OO IDIL UUMIBAA KA BAXA  *********************@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@$$$$$$$$$$$$$$$$$$

 

 

SAAXIIBAYAAL DHAMAAN TIIN WAAN IDIIN SALAAMAYAA  SALAAN KA DIB IGA GUDOOMA HEESTAN MACAAN OO QORAALKA AH WAA INTA DHIBAATADA ILA QABTA MAHADSANIDIIN WAA    ZAHRA MAGATH AMA ZAHRA XAASHI  OO IDIIN LEH WABEEN WACAN OO WANAAGSAN

ANIGAA LALABAYOO CAANSHAQA LURKIISA     SOW JACEYILKA LAABTIYO  XUBIGA KUMA XIRNA

CALGACALKA LAABTIYO ANI BUU I NOOJIYOO SOW DHANKAAGA MA AHA

 

Views: 65

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by khadar cabdi {khadar yare} on July 6, 2011 at 11:37am

waaw sahra waa hadal qofkii la hor dhigaa oohin hoorsadee;

   waa hadal qofkaan caashaq helin hawlyaraan la ahee;

     runti waa ereyo xigmadaysan sahra

 

Comment by asad xuseen nuur on June 21, 2011 at 4:35pm
Waaaaaw erayada mcn aya ladhacay
Comment by Fidow Hassan Sheegow on June 13, 2011 at 10:15am
Abaayo Zahro Hashi tixdadii si gaar ah ayey ii taabatay korka oo dhan ayaa i jiricooday Abaayo sida ugu dhaqsaha badan ayaan isu soo xirxirayaa sidii aan kugu imaan lahaa bad iyo beri aan soo jiiro,inta ila mid ahna ee fikrada ila qabta illaah ha u fudeediyo labadii lamaane ee kasta ee kala maqan rabi ha isku geeyo waa dhibaato kala maqnaanshaha lamaanaha waxyaabo badan ayaa xal loo helayaa markay wada joogaan laba lamaane waxayna dareemayan farxad iyo rayn rayn laba lamaane iyo caruurtoda ay wada joogaan.
Comment by xuseen xaaji xasan on June 10, 2011 at 1:43am

waan

gh

ghjmgvnghjghjfmghm

Comment by mohamed ali on June 7, 2011 at 11:14am
i love you anisa 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service