dhamaan walaalaha soomaaliyeed waan sallaamay salaan ka dib waxaan leeyahay dhalinta gaar ahaan ku wooda

aduun istic maasho in ay iska dhaafaan wax yaabaha xun xun sida sawirada qaawan iyo af lagaadada dhaamaan teena wiil iyo gabarba aan alle ka baqno oo aan xishoono wallaala yaal macaan aniga waa iga waano waxaana rajaynaa hadii alle idmo inaad qaadan doontaan waana deeda QAALIGA AH adinkana waxaan idin rajaynaa khayr fara badan bye bye

Views: 5

Tags: CELIN, IYO, WAANO, WAR

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service