Deeqda ma'ahan kaliya lacag iyo wax siin kaliya... Waxay kalooo dheer ahaa ayaa jirto sida fikard aad siiso qof walaakaa ah ama inaad saacido adigo oo wax ukordhiso intabaawaad ku deeeqi kartaa adigoo isticmaalaayo Aduun..
Somaalida waa xaasid oo wax iskuma ogala waa been ... hadaba adigaa rumeen karaa ?
Sidee ugu deeqi kartaa ??
1.Qor plogs (faalooyin) sida fikrado, aqoon korarsi. buugaaga adigoo usaaidnaaayo waxa aad is leedahay waad dhaantaa walaaka waxwalbo ay noqoto.
Si aad u qorto ka Qor halkaan. ama adigoo isticmaalaayo qeebta forumka
2. usoo gudbiy video kuwa ah madaaalo, casharo iyo waxii aad is leedahay waa dooqaaga oo dadweenaha way cajabin karaan
SI aad video u qorto riix halkaan
3. Sameeso groub si aad isku keensato asxaabta ama jabhada aad jecshay inaad abuurato
Aaa ku biir groupyadan
Intaa iyo in kabdan waad ku saacidi kartaa kaliya waa fikradeeda.. waxaa laga yaabaa inaad ewaxyaabo dhowr ah ama aad wax ka qabto inta aan soo xusay.
Haii aad hadal ku darsaneesid coomeent ahaan waaad igu soo qori kartaa waxii private ahna msg ahaan igu soo dir..
Ogow Aduun waxaa ku jirta dadyow dhaafaya 35399 members malaayin somali way booqdaa si ay ugu faaideestaa 35399 members-kaa waxay qoreen
Wd
Muhamed ahmed
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun