sheeko qosol badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Waxaa jiri jiray sheekh la yiraahdo Nasaruddin oo u dhashay dalka Turkiga. Maalin ayaa looga yeeray Masaajid.

Markaas ayuu markuu fuulay mibarkii si uu u jeediyo khudbad ayuu arkay dadkii dhagaysan lahaa ooysan ka muuqan firfircooni. Markaas ayuu yiri: “Ma taqaanaan waxaa ka hadli rabo maanta”? Dadkii ayaa ku jaawabay: “Maya.”

Markaas intuu minbarka kasoo dagay ayuu yiri: “Hadiinanba aqoonin waxa aan ka hadli rabo, maxaan inkala hadlaa marka”? Kadib ayuu iska tagay.

Maalin labaad ayaa loo yeeray, markii uu minbarka fuulay ayuu yiri: “Ma taqaanaan waxaa ka hadli rabo maanta”? Dadkii ayaa ku jawaabay: “haa”. Intuu kasoo dagay minbark ayuu yiri, “Marba hadaad ogtihiin waxa aan ka hadli lahaa, hadee wakhtiga yaanan inka dhumin.” Kadib ayuu iska baxay.

Dadkii ayaa aad u yaabay, garan waayay si ay ula dhaqmaan sheekh Nasaruddin, markaas ayay waxay ku heshiiyeen inay labo u kala baxaan, qaarna dhahaan waan naqaanaa waxa aad ka hadli rabtid, qaarna dhahaan maya, laga yaabo inuu markaas dadka dhamaan lawada hadlee.

Kadib mar sedexaad ayaa loo yeeray. Markii uu minbark fuulay ayuu yiri: “Ma taqaanaan waxaa ka hadli rabo maanta”? “Haa” ayay qaar yiraahdeen , “maya” ayay intii kale tiri. Markaas ayuu ku jawaabay: “wuxuu yiri hagaag. Haafka taqaano waxaa aan sheegi lahaa ha u sheegaan haafka aanan aqoonin.” Sidaasi ayuu uga dhaqaaqay

Views: 277

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by Najax maxamed jaamac on October 17, 2010 at 8:52am
aniga waxaan ka yaabay nin sheekha oo dadka wax usheegaya oo hadana leh waxaan idiin sheegayo ma taqaniin ninku wax kale ayuu waday sheekh ma ahayne misa aqoon la aan ayaa haysay oo wuxuu dadka usheego ayuu garan waayey
Comment by axmed abdi mahamed on October 14, 2010 at 9:54am
sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheekadaada eaa mid cajiib ah aad baan ulayaabay
sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk she kadaan mdhab baaa mise waa sheeko beenah.
Comment by cabdalla cabdi maxamed on October 14, 2010 at 7:28am
ASC SXBO XALADA KAWARAM SXBYL WAXA ANN QABAA SU,AALO GAA GAABAN WAXAAYNA KALA YIHIIN WAA MAXAY JECEL?WAA MAXAY NECEEB ? ISKU DAYA IN AAD KA JWB TIIN SXBYL GOOD BY
Comment by abdikhalif maalim on October 13, 2010 at 3:59pm
Kkkk caadi ma'han runti
Comment by asad qaboobe on October 12, 2010 at 3:51am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
sheekdaaaaaaaa waaba xabsi cml sxb kkkkkkkkkkkkkk meeeeeeeeeeel looga fakanaayo malhan yaaaaaaaaaaaaaaaaab ................

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service