sheekadani waxay ku dhacday wiil somali ah maalin maalmaha ka mida ah isaga oo hor maraya carwo wayn oo lagu iibiyo dharka islamarkaana uu isha ku dhuftay gabar horjoogta oo uu markii u maleeyay inay carwada ka masuul tahay wiilki markii uu gurigii ku noqday ayuu dareemay (jacayl) isaga oo aaminsan in aragtidii gabadhii carwada joogtay laga raacay muddo marki uu wiilki ahaa bukaan jiif ee waxa haayo lagaran waayay wadaad iyo qaraanba lagala daalay ayu sheegay in uu jecel yahay gabar joogtay carwo markas ayay qasab noqotay in la soo wado garbaha ayaa la qabtay waxaana loo soo ka xeeyay carwadii si ay ergadiisu ugu dacwooto iyaga oo bad baadinayan nolosha tabaalaysan . Haddaba dadkii wiilka raacay oo ay ka go`nayd inay gabadha uu caashaqay u soo gacan geliyaan ayay arrin lama filaan ku noqotay markey hor istaageen carwadii dabadeedna arkeen gabar quruxi ku dhammaatay oo aad loola dhacay labiskeeda laakiinse nasiib daro caag ahayd oo la sheegay inay xayaysiis u taallo goobta . wiilki jacaylka hayay iyo dadki kaleba ayaa qosol la dhacay markaas ayuu kaga dhawaaqay meshii inuu caafimaaday maadama ay gabadhii caag ka noqotay asagoo nabad qabana meshi ka soo laabtay kkkkkkkkkkk

W.Q Mohamed Abukar Osman

roozy143@hotmail.com

Views: 9107

Tags: Mohamed, abukar

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by hassan abdi rage on January 14, 2012 at 2:44am
Shekoyinka raqiska ah naga dhafa
Comment by salmaan yare on March 6, 2011 at 4:10am

waan idin salamay

 

Comment by abhishek on January 20, 2011 at 6:47am
war waa sheeko yaab badanmisna qosol badan
Comment by xasan maxamad cali on October 1, 2010 at 2:44pm
sxb sheekadaasi hadii aan eegay waxa ay ka tarjumaysaa jacaylka mar aragaa
ee dhalinyaradeena inta badan la kulmaan balse aan laga fiirsan.
ileyn hubsiino hal geel ah ayaa la siistaa.
Comment by xasan maxamad cali on September 30, 2010 at 11:26pm
jjjjjjjjjjjjjjh
Comment by zakariya hashi sharif on September 21, 2010 at 8:01pm
sxb marka hore waad mahadsantahay marka xiga sheekadan waxay funny u tahay ciyaalka ilaa 12 sano kayar marka flim kale keen
Comment by Hamze Haz on June 17, 2010 at 5:29am
woooooooooooooooooow kkkkkkkkkkkkkkkk waa sheeko aad iyo aad u qosol badan oo aan filayo in aydad waynuhun ay ladheceen
Comment by Eng.abdifatah osman sanay<kajka> on June 2, 2010 at 5:14pm
waan idin salaamay dhamaan akhyaarta
waxaan filayaa sheekadu waa sheeko qosol leh
waad mahad santihiin
Comment by amiira maxamed on March 26, 2010 at 5:30am
waaaaaaaaaaaaaaaw kkkkkkkkkkkkkkkkk
waa sheeko qosol leh yaa
Comment by barafasoorjaahil on March 25, 2010 at 11:21am
jjjjj

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service