maalin ayaa macalin ardeydiisa ku yiri waxada sawirtaan rooti shaqadii ayey bilaabeen ardeydii
in yar ka dib waxaa soo dhex qaadey ardeydii macalinkii oo eegaya sida ardeyda ey wax u sawirayaan
macalinkii ayaa arkey ardey sawirkii dhowr mar tirtirey kadibna madoobeeyey markaasuu ku yiri
war maxaad sawirka u madoobeysey ardeygii ayaa ku jawaabey asigoon iska waalin macalin
rootiga dabka ayaan ku ilaabey waana iga gubtey macalinkii ayaa qosol ku ilaabey qaladkii ardeyga sameeyey
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun