uku horeen asc all akhyaarta ladies and gentelmen , boyz and girls , all asc , waxaan jeclahay inaan idiin soo gudbiyo maqaal yar oo ku saabsan quruxda hablaha ama gabdhaha soomaaliyeed oo laku raaco badanaa , maxaa yeelay dal walba ama haween walba oo wadama kala duwan ka soo jeedaan , hadana waxa jirto sifo ama qurux kala duwan o laku raaco haweenka ama ay ku soo jiitaan raga plz maanta diirada waxaan saari doonaa , quruxda ama meelaha laku soo raaco haweeenka soomaaliyeed ama gabdhaha soomaaliyeed maadaama aan nahay soomali , marka aan horay usii galee maqaalkeeyga aan ku eegi doono quruxda ay ku soo jiitaan haweenka ama gabdhaha soomaaliyeed raga ama wilasha dhalint dada yar ee soomaaliyeed , plz horay aan usii galee maqaalkeeyga , oo ah {{(( SOOMAALIDA IYO QURUXDA HAWEENKA SOOMAALIYEED AMA GABDHAha SOOMALIYEED >>}} , soomaalidu waxeey yiraahdaan (( hadeey naagi sideed iyo labaatan sifo oo dumari laku raaco ay leedahay ayeey gabari kaa tahay , guurgeeduna sinaba lakuma dayo )) sifooyinka tilmaamahaasna waa sida soo socota ,{{afar ay u dheer tahay}} oo kala ah , labada gacmood , timaha , iyo qoorta ., {{( labeey u dhuubantahay}} oo kala ah , qoorta iyo dhexda , {{ afar ay dhumuc uleedahay }} oo kala ah , labada kub iyo labada cududdood , {{ afar ay u cadahay}} , labada indhood, iyo ilkaha labadooda lakab , {{ afar ay u madawdahay}} , labada indhood wiilkooda iyo labada suniyood , {{ afar ay udeeb leedahay}} labada dibnood ama ((bushimood)) iyo labada mudane ama (( naasaha caaradooda)) hadba saa u taqaan . {{ labeey u shubantahay}} , labada dhaban , {{ hal ay u buuxdaa}} , oo ahna , shafka oo ah meesha dumarku quruxdu ka sitaan, ishuna ku nasato , {{ hal ay u qorantahay }} waana sanka , dhamaan lix iyo labaaatankaas sifo arageey uku quruxbadantahay , labana maqalkooda ayay dhagahu ku raaxeestaan , waana qosolkeeda iyo codkeeda macan , gaba gabadii maqaalkeeyga waxan umahad celinyaa dhamaan www.aduun.net ama aduun team oo inoo suura galiye inaan fikirkeena ku soo gudbino ama maqaaladeena shabakada isku xirka dhalinyarta ee www.aduun.net so waad u fasaxantahay ama free aad u tahay fakirkaaka saliimka ah in aad ka dhiibatao maqaal walba marka all of u wlcme to aduun.net on open hands waadna mahadsantihiin all aduun members so good day and good year so thanks so much and love u all

Views: 2402

Tags: aqriso, gabdhaha, ku, lakuna, maqaal, quruxda, raaco, saabsan, soomaaliyeed

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service