Somali Online Chatting
Comment
Comment by naciimo maxamed on May 14, 2011 at 12:31am walaal kadar marka hore waan ku salaamey salaan kadib waan kugu raacsanahey rayigaaga laakiin meel ayaad ka qalabey meeshaas oo ah dadka qurbaha jooga ama ka imaadey waxaan kuu sheegayaa in ay dadkaas ay afsoomaaliga ay naga badiyaan oo ay jecelyihiin afkooda hooyo inkastoo ay jirto waxyar oo afkooda nacy
Comment by naciimo maxamed on May 14, 2011 at 12:26am wallaal maxamed adiguna waad ku mahadsntahey 100% maadaama aad diidteena aad nasoo xasuusisey weyna fiican tahey in labarto runtii oo lagu mashquulo markasta insha alaah waan sameyn doonaa ilaaheyna waxaan weydiisaneynaa in uu noo wada danbi dhaafo uuna wada doosan na mariyo aamiin aamiin aamiin
Comment by naciimo maxamed on May 14, 2011 at 12:22am kkkkk waaaaaaaaaaaaw waa waxloobaahan yahey in aan barano waad na kumahadsantahey laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan barto in taa in kabadan thnks more
Comment by Luul12 on May 13, 2011 at 2:37pm kkkkkkkkkkkk caadimaaaha kasoo badi intaas . waan ba kahelay yaaaah
Comment by jabra mahamoud on May 7, 2011 at 4:57pm ok
Comment by maxamed cali maxamed on May 7, 2011 at 11:55am
Comment by buluush maxamed c/laahi on May 7, 2011 at 9:33am
Comment by samiya on May 5, 2011 at 9:25pm © 2012 Created by Aduun Team.
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun