I Love You Xaliimo" Wiil isu jar-jaray jaceeyl dartiisa !! qiso jaceyl xanuun badan kana dhacday magaalada cape town ee dalka south africa

Jaceylka waa koob uu ka buuxo hawo cid walba oo leh wadna shaqeeynaya ay dooneyso in ay cabto , waa doon bilaa shiraac ah oo mowjadaha badda si nabad ah ku mareysa, marna waa gil gilaha aduunka waana qaraar marna wa macaan hadba waa sidoo kuku soo maree

qisadan oo ka dhacday dalka K/africa gaar ahaan magaalada cape town oo ku saleesan jaceyl taas oo wiil soomaliyeed ku jar jaray jirkiisa si aw ku muujiyo jaceyl aw uqabo gabar oo jeclaa taas oo ku kacay fal ah in oo magaceeda iyo wax yaaba kale oo muujinaya in oo jecelyahay ku qoro korkiisa waliba si qalin ahaan uku qoro korkiisa magaca gabadha iyo wax yaabo kale sida { i love you heblaayo} oo badanaa ay dhalinta isticmaalaan marka ay muujinayan qofta ay jecelyihiin dumarkuna kama marnee
hadaba qisadan aya ah mid ka galeesa baal bookaakta looka hadlo dhibaatooyinka jaceeyl
Nafta wax jecel mar waliba waxa ay qaadaa talaabooyin xanuun badan oo lagu muujinayo baaxada dareen Jaceyl ee u haayso nafta la jecelyahay si looku war galiyo luukuna muujiyo xanuunka daren jaceyl ee loo qabo iyo sida weeyn ee loo jecelyahay

Hadaba Aadan Cali Sabriye waa wiil soomaaliyeed oo ku jira da`da 20-aad kuna nool magaalada Cape Town ee dalka S/africa ayaa iminka la daalaa dhacaya dhibaatooyin ka soo gaaray Jaceyl xoogan oo uu u qaaday gabar ay ehel yihiin iyadoo si uu ugu muujiyo Jaceylkaasi sameeyay talaabooyin uu jirkiisa ku dhawaacay oona jirkiisa ku sameeye qaliimo oo magaceeda ku qoraye inanta oo jeclaa taas oo ugeesatay dhibaatooyin fara badan.

wiilkan soomaliyeed ee Aadan Cali ayaa sameeyay qaliin uu ku sameeyay jirkiisa taas oo uu uga goaan lahaa soo bandhigashadda jaceyl dilooday oo in badan uu qarsanayay taasi oo uu u qaaday inanta ay ehelka yihiin iyadoo baaxadda Jaceylka ku soo bandhigay gacantiisa sida isaga oo ku qoray Jaceylka haya iyo magac inanta uu la dhacay jeclaadayna qalbigiisana ku dhex maquuratay.

wilkan jaceylka oo dilooday waa kaabaha qisadan ay ku dhacdeee mar aw ka hadlaye sababta iyo waxyaabaha ku kaliftay in oo jirkiisa qaliin ku smaeeyo kuna qoro magaca inanta oo jeclaaday aya waxa oo yiri sida tan

{"In aan jirkeeyga ku qoro Jaceylka iyo magaca gabadha aan u qaaday jaceeylkan idilooday waxa aan uga goaan lahaa si aan ugu bandhigo Jaceylka aan u hayo , inanta aan jeclaaday , maxaa yeelay lama hadlin marka gacanteeda oo aan ku qoray magaceeda oo aan qaliin ku sameeye ayaan marqaati uku dhigaye in aan inantaas si fcn u jeclahay ayaw yiri aadam oo ah wiilka ay qisadan ku dhacday ,}

inanta la jecelyahay ma rumeesato in si saaid ah loo jecelyahay ilaa laka tusaa wax ay ku qanacdo
waa sida ay dhalin badan aaminsantahee lookana kokol leeyahay waa in aan ku qoraa jirkeyga magaceeda

aadan jaceyloow oo ah wiilka ay qisadan ku dhacdee ayaa iminka asiga oo dhibkaas isku geestay ayaa hadana oo si weeyn cidlo udareemayaa dhanka jaceeylka oo uusan helin ama heeynin wax gacan qabasho ku aadan jaceeylka waalan ee aan indhaha laheen oo uu uqaaday inantn oo gacloday ama oo { jeclaaday}

aadan waa wiilka ay qisadan haleeshee mar suaal weeydiiye ku aadan in oo hurmar ka gaaray jaceylkan indha la aanta ah ee saameesay jirkiisa ku kaliftayna in oo ku sameeyo qaliin jirkiisa oo ku qorayo maga inanta oo gaclooday ayuu yiri aadam kuna jawaabayo sida tan aadam

{ Haa sxb wax hor mar ah iminka ma hayo , xiligii dhibka bilaawgisa niyad dhis ayaan dareemayay iyo in wax qabasho imaanyso sida aan ka dareemayay , laakiin xaalka sidaa ma noqon niyad jab iyo jahwaeer ayaan la kulmay !! } ayuu yiri adam

Iyadoo dhibkaasi oo idil uu maray Aadan jaceeloow hadana waxa uu ii sheegay in ay ka go`an tahay in uusan quusan doonin uuna aaminsan yahay in mar uun ay wax isbadli doonaan taasi oo micnaheedu ay tahay oo ula jeedo aadan jaceelow in oo mar uun heli doono wehel wadaag jaceeyl oona ka bogsoonaan doono ubixii baxnaanada caashaqa jaceeyl ee dilooday .

Aadan Cali Sabriye { aadan jaceelow} xanuunka jaceyl ee haleelay ka sokoow waxa oo ka dhaxlay aadan jaceeylkaasi in oo noqdo mualif geeraaro jaceeyl asiga oo sameeye ku geeraarayna geeraaro fara badan oo waliba qaar kamid ah bahda dhalinta soomaliyeed ee K/africa laku arko qaar kamid ah ayaga oo isku weedaarsanayaan qaab sms ahaan geeraarada uu curiye aadan jaceeloow plz mid kamid ah geeraaradiisa aadan jaceeloow ayaa ah sida tan

(
Tiro dumar la soo xulay tii ugu jirtay aya tahay,
timir` iyo tufaax canab talaalan ayaa tahay
Ubax talaalan fiid soo tarmata ayaa tahay
Talisadii haweenka iyo tiirkii noloshaa tahay
Nafta wax ay ku taliso taladaadaa u horeysa
Isha waxa ay ku qaboowdaa aragtidaada,
san ku neefleeyda idilkood tii aan ka soocdaa tahay
ubaxii baxnaanada caashaqa ayaad tahay
iftiinka nolosheeyda ayaad tahay
}


intaan iyo waliba geeraaro kale ayaw ka dhaxlay aadam jaceeylkii oo la maquurtay jirkisana dhaawac uku geestay aadan

aadan ayaa waliba dhibaatooyin badan ka dhaxlay jaceeylkan aafeeye jirkiisa sida , fakir fara badan , oo xad dhaaf ah . dhanka bulshada oo ka yaraanayo sida bashaashnimadii iyo fur furnaantii iyo wax yaaba kale oo fara badan , asigoo sii sheegay in jaceeylkani oosan ku qaban oo kaliya dalkani south africa oo kala soo hayaamay dhankaa iyo dalka Kenya mudo haatan laka joogo 3 sano

aadan aya waxaw xusay in dalkani south africa bacmadoowdo ay ka tahay jaceeylka macnaheeduna aw yahay in lacagta ay ka tahay aabaha jacelka wallow awsan aadan ka marneen bacmadoowda aw asiga laftiisa aw bacmadoowda wax ka heesto .


hadaba aqristayaasha sharafta leh waxaan idin leenahay happy new year and wixii talo iyo tusaalaba ah waxaad nooku soo gudbin kartaan adigoo nooku soo qoraya comment ahaan maqaalaka hoostis comment nooku soo qor mahadsanid walaal .



boorin hadaba bahda dhalinta soomaliyeed waligiinba waxaad iska ilaalisaan jaceylka beenta ah jirkiinana ha udhaawicina walikiin jaceeyl an sal iyo raadba toona laheen sida soo shaac baxday baryahan dambe .
so thanks all my brothers and sisters thanks so much

Views: 394

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service