walaalaha qadarinta iyo qaayaha badanow kusoo dhawaada qeybtii 4 aad ee igu danbeysay sheekada
saamiya waxay ku tiri abdiqeeys[ aboowe aniga aabaheyd waxaan ka dhaadhicinaa inuu jamacad iigu diro wadanka suudaan markaan suudaan tagone waa tahriibaa ilaa talyaani ayaan soconaa hadaan meelaha tago waxan isku dayaa inaan adiga ku keensado ninkaane asaaba ifuridooono haduu ogaado inaan dartiis uga cararay wadankii ee adiga balan iga qaad hadaad dhab ii jeceshahay inaad isugeyso ama aad ila tahriibeyso?] cabdiqeeys wuxuu yiri abaayo aniga qarash aan ku tahriibo maheysto qof aan ku tashankaro oo icaawineysaane malahan laakin aniga intaan noolahay waa kusugaa hadaad adiga aad go,aansatay inaan baxdo; saamiya aabaheed ayay ku tiri ;[aabe hadalkaada waayeelaa ninkaad isiisane waan guursanaa laakin adigane hal codsi iga yeel ] aabihii ayaa yiri wax aan kaa diiyaa malahan waane kuu deceeyay gabartey baari ayaa tahay ee maxaa rabtaa ii sheeg[ waxay tiri aabe aniga waxan rabaa inaan jamacad u aado sudaan ii ma ii direysaa kadib ninkaa isiiday waan guursanaa insha aalh] odaygii wuu yeelay sidii ayaa loogu diray kharduum , saamiya intii aysan bixiin ayay xoogaa qarash ah isku sii aadisatay markii ay suudaan gaartayne saxaraha ayay qabatay nasiib wanaag liibiya ayay gaartay markaa ayay lasoo hadashay cabdiqees una sheegtay run ahantii cabdiqees farxad labaad iyo hami cusub oo ah inuu samiya hanandoono ayaa galay cidii saamiyane markii ay liibiya kalasoo hadashay gabartii ay jamacad suudaan ka filanayeen ayaay yaabeen .bil kadib ayay saamiya habiin xili danbe soo wacday cabdiqeeys una sheegtay iney raaceyso doon 5 maalin ka dib baxeeysa.
saamiya way baxday doontii ayay raacday muda 3 week ah iyadoo war keeda la waysanyahay ayaa waxaa la sheegay in doooni dad african ah siday u halaawday badda oo ay ciidamada ilaalada badda ee talyaanigu soo heleen dhaman dadki saarnaa oo meyd ah; cabdi qees welwelkii waa kusii baday waxaane usoo sawirmay iney dhimatay saamiya waliba iyadoo ku dadaaleyso iney riyadoodii ay run ka dhigto amaba ay ka salgaaraan jacaylkoodii
maalma kadib waxaa la xaqiijiyay iney saamiya dhimatay oo ay doonidaa saarneed .ilahay u naxariiso aamiiiiiiiiin
cabdiqees maskaxda ayaa wax ka gaareen asigoo shook camal ah ayaa iigu war danbeysay kuna nool somalia
intaa waxaaa ku dhamaatay sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa .haduu ilaah raali ka naqdo waxaan idinsoo bandhigidoonaa sheekoyin kale oo xiiso leh waa mahadsantihin dhamantiin

Views: 840

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by Nasra Haashi on May 22, 2010 at 3:06pm
oh maskiin allah u naxaristo malakul mod ayaa waday aduun dhanba uma qorneen walal mahadsanid wa sheko murugo badan runti

© 2014   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service