saaxiibayaal mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybteedi labaad.
waa maalin isniin ah sida caadada ahaydba cabdiqeys wuxuu isku diyaarshay inuu aado schoolkii markuu uu soo gaaray halkii uu karaaci lahaa baska ayuu u jeeday saamiya oo meesha taagan markaa ayuu salaamay meeshane dad kale majoogaan oo waa subax hore oo dadka inta badan weli ma aysan usoo dhaadhicin magaalka , kaftan iyo salaam ka dib ayuu cabdiqees yiri; abaayo saamiya waxaan rabaa inaan kuu sheego arin aan in mudaha jaanis u la aa aan kuugu soo bandhigo inkasto xitaa halkaan aanay ku habooneyn hadane wax uun baan kaaga taabanaa. saamiya ayaa lasoo booday aboowe dhib malahan waxaad rabtid waa ii sheegi kartaa. cabdiqees ayaa yiri; abaayo muda dheer ayaan ku jeclaa waane kaa xishoon jiray inaan kuu sheego maadama aad tahay gabar walashey camal ah oo aan isku xaafad iyo school ba nahay laakin arintu waxay gaadhay wax aan la qarinkarin oo maskaxda iyo miirkaba bedelay marka abaayo inaad wax ila qabato ayaan kaa doonayaa? saamiya oo dhoola cadeyneysa ayaa tiri aboowe jacayl wax jiro waaye qofku wax wuu jeclaan karaa asigane waa la jeclaankaraa laakin inaad intaa oo dhan iga qariso oo aad nafsadaada dhibto aad ayaan uga xumahay aboowe hadane inaan wax kula qabto ayaan diyaar u ahay ayay tiri iyadoo welibe si kaftan ah u raacisay cabdiqees adiga wiilasha xaafada wiilka ugu degan ugune miskiinsan ayaa tahay qof kale hadii aad ahaanlahayd inaad fowdo watadid lee u fahmilahaa kkkkkkkkk abdiqees oo run ahaantii aad ugu farxay hadalka samiya ayaa yiri abaayo mcn aad ayaa u mahadsantahay hada baskii ayaa imaaday insha allh dib ayaan kawada hadlaynaa sidaa ayaa lagu aaday schoolkii markii laga soo laabtay ayuu uwacay saaxiibkiis anas oo ahaa ninkii ku dhiirigeliyay inuu jacaylkiisa usheegto samiya markaa ayuu yiri sxb anas arintii waan guda galay saamiya waan la hadlay sidaa sheegtane sxb iney wax ila qabaneyso ayay ii sheegtay anaas ayaa yiri war sxb aniga horey ayaan kuugu sheegay saamiya waa gabar qadarin iyo xushmad badan welibane ah qof wax garad ah; aqyaarta sharafta leh halkaa hanoo joogto maantane sheekada weli way harsantahay qeybaha ugu mac ugune qaraar hada barashii lee maroynaa marka wixii firkad ah ama comments ah adinka yaaan idinkasugaa aad ayaadne mahadsantihiin
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun