1 is aaminaad
2 balan oofin
3 is ixtiraam
4 inay isu dulqaataan
5 inay yeeshaan waqti ay wada kulmaan si ay ugawada hadlaan jacaylkooda
6 inay is dhaafsadaan dhambaalo dareen soo jiidasha leh
7 inaan midkoodna qof kale xiriir lasamaysan
8 ina...y isku diraan hadiyado
9 inay iska war hayaan 24 saac oo kasta haday awoodaan
10 inay sirta isku sheegtaan
11 inay isku mid ka noqdaan wax walba oo jacaylkooda lidi ku ah
12 inaysan jacaylkooda ku badalan fursada kale sida (hanti ,qurux iyo iwm)
13 inay noqdaan dad isku xiisa mar walba
14 in mid walba isku dayo inow kan kale qanciyo
15 inay iskugu yeraan erayada muujinaya dareenka jacayl oo miba midka kale u qabo
16 inay noqdaan dad isku qanacsan
17 inowsan midkoodna dhagaysan hadalada dira diraalayaasha
18 inay isu muujiyaan heerka uu marayo jacaylkooda mar walba
19 inaysan is dhibsan marnaba
20 inay ka fogaadaan wax walba oo uusan allaah raali ka ahayn
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun