Somali Online Chatting
Comment
Comment by Firdowsa on March 28, 2012 at 11:19pm hadii jaceel lootalin laha ama lala tashan lahaa ana utalinlaa oo latashan laha manan moodenin malin qura ineey daweel cashag eey iduu lineeyso ama eey ila daris sii neeyso aad mi aan dareen laheen ilaahy waa malik waamalik murugta igu taagan meel waa iga marin karaa
Comment by Firdowsa on March 28, 2012 at 11:15pm runtii jaceelku waa cudur aan dawo laheen jaceelka waloma taliyaan walala matash taan
deeqoy dayax ka nuur badan
dabiibkii naftaydiyo
dawadaydibaad tahaydeeqoy dayax ka nuur badan
dabiibkii naftaydiyo
dawadaydibaad tahay
dax ii iftiimiyo
doog soo baxaayoo
ishu daawataa tahay
dumar taan ka doortiyo
dooqaygibaad tahay
dunidaan dusheedana
dumar inta dul joogta
adaan kaa daneeyaa
deeqoy waa dayooboo
nin duruufta caashaqu
dunka gaysabaan ahay
diktoorada wax qala iyo
dadkii wayla yaabeen
dadka waan ka duwanahay
dikaankii jacaylkuna
beerka daaqilkiisiyo
wadanaha dacaladiisow
deeqoy kusii duxi
doqon haygu noqanine
adaan kuu il daranahee
ila dareen dhibkaan qabo
daartaan dhisaynana
haka duminin dhinacoo
dusha hadalka ha u rarin
adaan kuu dayoobee
deg deg iigu soo noqo
Views: 19723
dax ii iftiimiyo
doog soo baxaayoo
ishu daawataa tahay
dumar taan ka doortiyo
dooqaygibaad tahay
dunidaan dusheedana
dumar inta dul joogta
adaan kaa daneeyaa
deeqoy waa dayooboo
nin duruufta caashaqu
dunka gaysabaan ahay
diktoorada wax qala iyo
dadkii wayla yaabeen
dadka waan ka duwanahay
dikaankii jacaylkuna
beerka daaqilkiisiyo
wadanaha dacaladiisow
deeqoy kusii duxi
doqon haygu noqanine
adaan kuu il daranahee
ila dareen dhibkaan qabo
daartaan dhisaynana
haka duminin dhinacoo
dusha hadalka ha u rarin
adaan kuu dayoobee
deg deg iigu soo noqo
Comment by hassan abdi hassan don,t se,me on March 10, 2012 at 12:02am
Comment by maxamad c/risaaq muuse on November 12, 2011 at 12:59pm
Comment by salah ahmed on September 16, 2011 at 3:15pm
Comment by Cubeyd macalin fardax on September 4, 2011 at 5:13am © 2012 Created by Aduun Team.
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun