asc dhaman bahda somaliyeed waan idin salamay salan ka dib bahda aduun waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku dhibaatoonaya dalka gudihiisa dhibaato aan la soo koobi karina ay ii geysteen al shabaab ayaan ahay xabado ayaa igu yaala saxaafda muqdishana waan u soo bandhigi waayey sababtoo ah waxaa laygu hanjabay hadaan codkeyga siiyo saxaafada in la dilayo walaalkey horey ayey mid u dileen labada gacmood ayaan naafo ka ahay oo xabado iiga yaaalaan ilaa hadana waa ay i raadinayaan waxaan idinka codsanaa bahda aduun in aad aduun weynaha gaarsii saan dhibka i heysta waa hadii ay soomaali nimo jirto iyo muslin nimo magaceyga waa fu ad noor cabdulle hadad wax i weydiineysaan lambarkeyga waa kanaa 252618110446
You need to be a member of Aduun to add comments!
Join Aduun