waan idiin salamay dhalin yarada soomaliyeed ee quurbo joogtaa aniga oo ka midaa qurbo joogta soomaliyeed waxan diin leeyahay meel kasta oo ada joogtaan aslamu calaykum waan ku farxasanahay inaan ka qayba qato aniga oo ku cusub oo yamaya manta igu horeyso waxan rajayanay khayra iyo soo dhawayan byyyyyyyyyyyyyyyyy

Views: 7

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by osaama alsomali on June 6, 2010 at 6:41am
ugu harayn iga gadooma salaan qiimo wayn dhamaan dhalinta somaliyed meelkastoo ay joogaan dalka iyo dibadaba waxaan alla uga rajaynayaa inuu ina siiyo hormar iyo barwaaqo byyyyyyyyy
Comment by mukhtar mohamud jama on June 1, 2010 at 3:20am
calanyahow ruxmanaya raaskaaga oogada rabbi darajadiisu rasuulkaa ku qoranoo ruux ka cadhoodo somali land neceb iyo ruushka xooga leh kuma ridi karaane alle ayuun baa ku rogi kara,
Comment by amaal cabdi hasan on February 28, 2010 at 8:06am
kkkkkkk
Comment by Ahmed naajid on February 26, 2010 at 2:53am
istaahil wallaal waaanku sallaamay runtiii waxa ay somalidu tithaa waxa cusub caallam kaa jicil ku soo dhawoow aniga oo a ahmed naajid ayaa ku gu soo dhawayinay aha dadka ku talax tagay meeshan wallaal mark hore soo dhawoow gamco furan thanks

waa inoo maqaalka xiga my email is Naajidland@yahoo.com
Comment by nallaas on February 25, 2010 at 8:20am
walalyaal waan idin salaamey dhaman dhalinta soomaliyeed wana ku faraxsanahay in ay kulmaan dhalinta soomaliyeed
Comment by samiir yare on February 24, 2010 at 10:49am
waa nu kugu soo dhawaynayna waalao anga oo kaa soo horeeyay dhawr mirir oo qudha
Comment by istaahil c/lahi on February 23, 2010 at 4:44am
wan idiin salamay asxabtayda sharafta leheye wada ku mahdasan tihiin soo dhawanta ada isoo dhawayseen kuli giin waxan idiin rajayanaya khayr
Comment by abdulrahman hassan kaffi on February 22, 2010 at 11:45pm
thanks waalaal waad ku mahad san tahay salaan qaali ga ah ee aad u soo dir tay asxaab tad wacan adiga midaas oo kale ayaan ku soo marinaynaa hawad sare waalaal
Comment by farah mohamed abdi on February 22, 2010 at 4:50pm
waad mahadsan tahay ku soo dhawwaaw
Comment by qeys on February 22, 2010 at 4:46pm
haa waa ku salaamay huuno ii waran hee see tahay xaaladada maxad heysaa hee waa kuu nabad qabaa
ka waran casuumada qolkaan ok nolol wacan ok jwcb

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service