dhibaatada baaxad wayn ee camimtay shacabkeena waa mid ruux kastaa dareemi karo gude iyo dibada waxaa maanta ku rafaadsan kumayaalkun oo soomaali ah waa dagaal ahkli ah waxa umadii halakeeyey majiro nidaam majiro cid danta guud ee shacahka soomaaliyeed ka shaqaynaysa soomaaliya iyo dadkeediiba waxay magan u yihiin danaystayaal aan cidna u naxayn soomaali waxay u baahanytahay badbaado waxay u baahantahay caano daadtay dabadoodaa la caynshaa waxay u baahantahay kadib 20 sano oo olol iyo…
Continue
Added by Geele maxamed on December 16, 2010 at 6:13am —
No Comments
dhamaan bulshada soomaaliyeed ee halkan ku kulanta waan salaamayaa waxaana si toos ah ugu mahadnaqayaa maamulka webkan aduun.com ee isku hawlay inay bulshaeena u sameeyaan bar ay isku bartaan fekrado isku dhaafsadaan -waxaan salaamayaa soomaali meel kastoo ay joogto yariyo wayn mahadsanidiin
Added by Geele maxamed on December 1, 2010 at 9:31am —
No Comments