Somali Online Chatting
Added by sabir zabrie on October 9, 2010 at 3:51pm — 5 Comments
Added by sabir zabrie on October 6, 2010 at 1:05pm — 2 Comments
deeqoy dayax ka nuur badan
dabiibkii naftaydiyo
dawadaydibaad tahay
dax ii iftiimiyo
doog soo baxaayoo
ishu daawataa tahay
dumar taan ka doortiyo
dooqaygibaad tahay
dunidaan dusheedana
dumar inta dul joogta
adaan kaa daneeyaa
deeqoy waa dayooboo
nin duruufta caashaqu
dunka gaysabaan ahay
diktoorada wax qala iyo
dadkii wayla yaabeen
dadka waan ka duwanahay
dikaankii jacaylkuna
beerka daaqilkiisiyo…
Added by sabir zabrie on October 6, 2010 at 1:00pm — 14 Comments
Added by sabir zabrie on January 11, 2010 at 11:37pm — 4 Comments
© 2013 Created by Aduun Team.