Abdirahman kuwaataro's Blog (4)

guuldaro jacayl god maloo galaa

walaalaha qadarinta iyo qaayaha badanow kusoo dhawaada qeybtii 4 aad ee igu danbeysay sheekada

saamiya waxay ku tiri abdiqeeys[ aboowe aniga aabaheyd waxaan ka dhaadhicinaa inuu jamacad iigu diro wadanka suudaan markaan suudaan tagone waa tahriibaa ilaa talyaani ayaan soconaa hadaan meelaha tago waxan isku dayaa inaan adiga ku keensado ninkaane asaaba ifuridooono haduu ogaado inaan dartiis uga cararay wadankii ee adiga balan iga qaad hadaad dhab ii jeceshahay inaad isugeyso ama aad ila… Continue

Added by abdirahman kuwaataro on May 11, 2010 at 12:55pm — 1 Comment

guul daro jacayl god maloo galaa part 3

saaxiibayasha qaaliga ahow mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybti sedexaad.

cabdiqeeys iyo saamiya xariirkooda wuxuu naqday mid aad u wanaagsan oo habiin iyo maalinba midba midka kale inuu daawado amaba uu maqlo uun rabo ,muda dheer markii la wada socday ayaa la isku afgartay in balan ama cahdi meel lawada dhigto oo la isguursado markii uu dhamaato secondry school ka . wixii la sugaba oo bilaha iyo waqtiga ka harsan dhamaad school ka tirshaba waxaa… Continue

Added by abdirahman kuwaataro on May 11, 2010 at 7:30am — 3 Comments

guul daro jacayl god maloo galaa part two?

saaxiibayaal mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybteedi labaad.

waa maalin isniin ah sida caadada ahaydba cabdiqeys wuxuu isku diyaarshay inuu aado schoolkii markuu uu soo gaaray halkii uu karaaci lahaa baska ayuu u jeeday saamiya oo meesha taagan markaa ayuu salaamay meeshane dad kale majoogaan oo waa subax hore oo dadka inta badan weli ma aysan usoo dhaadhicin magaalka , kaftan iyo salaam ka dib ayuu cabdiqees yiri; abaayo saamiya waxaan rabaa inaan… Continue

Added by abdirahman kuwaataro on May 4, 2010 at 7:30pm — 3 Comments

guul daro jacayl god maloogalaa?

mar hore waxaan idinkusalaamay salaan mida ugu qiimaha badan saxiibayaal marka xiga waxaan rabaa inaan idiinsoo baqdhigo qisa dhab ah oo ku dhacday gabar iyo wiil muda dheer wada socday sheekadan oo ah qiso xanuun badan marka ila eega halka ay ku dhamaatay sheekadan.

cabdiqees waa wiil dhalinyaro ah dhigtane school ka mid ah school lada sare ee magaala madaxda somalia ee muqdisho cabdi qeeys waxay isku xaafad iyihin wiilal iyo gabdho badan oo ay isla dhigtaan schoolka, cabdi qees wuxuu aad… Continue

Added by abdirahman kuwaataro on April 28, 2010 at 2:00am — 1 Comment

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service