All Blog Posts Tagged 'soo' (7)

waa maxay jaceel ?

Jaceelka waa wax laamo badan sida geedka oo kale, kumana koobna rabitaanka lab iyo dhedig oo kaliya , wuxuuna ku yimaadaa siyaabo kala duwan, waana mid tilmaamo dareen dhab ah oo ka yimaada qalbiga aadamiga , dad kastana waxay ku tilmaamaan  ama ay wax aga sheegaan afkooda ugaarka ah.

Siyaabaha kala duwan oo ku yimaado ayaa waxaa ka mid ah, jaceel u dhaxeeya wiil iyo waalid ama mid udhaxeeya laamaano isjecel, mid ku saleesan diin , difaaca dalkaaga , jaceelka aad…
Continue

Added by cali xasan on February 23, 2011 at 1:57am — No Comments

Prophet Muhammad refers to Seasonal diseases (SCW)

Prophet Muhammad says:scw



"Cover food containers and tie water-skin because there is a certain night in which a certain disease is sent, if this disease passed by uncovered container or water-skin, it will go down in it." Narrated in Muslim's Collection of A hadeeth



It is now scientifically established that some fatal diseases are seasonal, the reason why such disease hit people in a certain time is not yet known. Cholera, hit people every seven years, Measles and… Continue

Added by darie salah on November 8, 2010 at 1:45pm — No Comments

Gabayada amaanta dumarka iyo wanaagooda

Gabayadu waa garashada danta guud

Mahada Allah baa iska leh

hada baadho taariikhii la soo dhaafay sanadihii tegay oo aha haga suuganta somaliyeed in kasta oo aan wax qoran laga hayan lakin la hayo wax la soo tebiyey sidaas oo ay tahay suuganta waxay hady gor ku lamaanayd xaga gumarka markaan sidaa leeyahay waxan ka wadaa haday noqoto mid jacayal ah oo gabadh la jecaladay loo samayeye , ama mid lagu aamanyo gabadha , ama mid lagu caayay , ama mid iyada uu gara ah markaa ma wada… Continue

Added by Prince Bostea Sa-miir on October 22, 2010 at 11:23am — 1 Comment

fanaanada ikraan caraale oo la soo shaac baxday qaab cusub iyo dar dar ay la soo gashay fanka soona saaraty hees cusub oo cajiib ah kala soco aduun.net webka isku xirka dhalinta somaliyeed

Ikraan Caraale oo ah Fananad da' yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Gaarsiiya,

muuqaalkeeduna uu aad u sareeyo kana muuqato dareen jaceyl iyo waliba soo jiidasho cajiib ah.







Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh fanka Soomaalida,waxana taas lagu macneeyay in Ikraan fanka Soomaalida la timid heeso ay ayada leedahay sida ay horey ugu soo galeen fanka Nimco Dareen iyo Farxiyo… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on October 12, 2010 at 3:55am — 4 Comments

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.



________________________________________



Faaiidada uu qofku ka helo waayo-aragnimada mudadii uu soo jiray, mid u dhiganta ayay umaduhuna ka helaan cibrooyinka taariikhdii soo martay. Bal aynu yara dabagalno doodihii ugu horreeyay ee Golihii sharci dejinta Somaliland ee la soo doortay 17 feb, 1960, ka yeeshay midaynta Somaliland iyo Somalia, tiiyoo la tixraacayo qoraalada… Continue

Added by cabdinaasir khaalid on October 3, 2010 at 3:44am — No Comments

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.

wax ka baro cibrooyinka taariikhda somaliland.



________________________________________



Faaiidada uu qofku ka helo waayo-aragnimada mudadii uu soo jiray, mid u dhiganta ayay umaduhuna ka helaan cibrooyinka taariikhdii soo martay. Bal aynu yara dabagalno doodihii ugu horreeyay ee Golihii sharci dejinta Somaliland ee la soo doortay 17 feb, 1960, ka yeeshay midaynta Somaliland iyo Somalia, tiiyoo la tixraacayo qoraalada… Continue

Added by cabdinaasir khaalid on October 3, 2010 at 3:44am — 1 Comment

Nin 3 maalmood ku seegay guur uu sanado soo dhisaayay

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Waaberi ee magaaladda Muqdisho, iyadoo ay dhex martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Liibaan iyo Ayaan. Ilo ku dhaw dhaw lamaanahaasi ayaa arintu siday u dhacday i nooga waramaya.



Liibaan iyo Ayaan ayaa waxa kala degnaayeen degmooyinka Hodan iyo Waaberi, isla-markaana aqoon maysan isku laheyn oo xitaa maysan isku arki jirin magaaladda Muqdisho. Hase yeeshee maalin maal maha kamid ah ayaa waxaa dhacday Liibaan oo u socdo dalka…
Continue

Added by Ahmed toldo on September 29, 2010 at 2:45pm — 39 Comments

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service