All Blog Posts Tagged 'kala' (5)

waa maxay jaceel ?

Jaceelka waa wax laamo badan sida geedka oo kale, kumana koobna rabitaanka lab iyo dhedig oo kaliya , wuxuuna ku yimaadaa siyaabo kala duwan, waana mid tilmaamo dareen dhab ah oo ka yimaada qalbiga aadamiga , dad kastana waxay ku tilmaamaan  ama ay wax aga sheegaan afkooda ugaarka ah.

Siyaabaha kala duwan oo ku yimaado ayaa waxaa ka mid ah, jaceel u dhaxeeya wiil iyo waalid ama mid udhaxeeya laamaano isjecel, mid ku saleesan diin , difaaca dalkaaga , jaceelka aad…
Continue

Added by cali xasan on February 23, 2011 at 1:57am — No Comments

maah maahda iyo musiibada soomaliya ka bogo halkan maah maahyo xiiso badan kuna saleesan xigmado

Jiraalku wuxuu ku billowday nabad noolaha dhamaantiisna lama farin xad-gudib balse abbaar iyo ikhtiyaar kaamil ah ayuu Alle siiyey, wuxuuna ku galladay nolol aanan cudur iyo cabsiba lahayn si ay ugu kifaaxaan hase ahaatee fasaadka kasoo daahiray dunida maanta waxaa sabab u ah inta nafta iyo ruuxda loo hibeeyey ee dadku ugu horreeyo, haddaba waxaan doonay inaan arrintaas wax ka iraahdo anigoo aragtideyda ku koobayo soomaaliya ama soomaalida iyo dhibki baaxadda lahaa ee nasoo gaaray, intaas ka… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on October 24, 2010 at 3:30am — No Comments

Maku Jahwareersantahay Lamaanahaaga In Uu Ku jecelyahay iyo inkale inaad ogaato ? {hurdada ka kac kalana garo hadda}

hadaba shaki kuma jiro in qof wa

lba uu kala garan karo qofka jecel iyo kaan jecleyn, kan daneynaya iyo kan aan daneyneyn, wixii u fiican iyo wixii u daran, iyadoo taasi ay jirto hadana dad badan baa ku jahwareersan kala garashad in lamaanahooda si dhab ah u jecel yahay iyo in kale taasina waxay ku noqotaa su,aal maankooda ku soo laalaabata had iyo jeer jahwareer badanna ku keenta.



maalmahan dambe waa xaqiiq in baahida ugu weyn ee… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on October 17, 2010 at 1:17am — 1 Comment

shaahid kapoor iyo priyanka chopra oo sheeken in ay kala hareen ka aqriso aduun news fanaaniinta iyo ilaayaasha

dhamaan waan idin salaamay akhyaarta maqaalkan oo la socda maqaalkii hore ee kaka hadlaya isla jilaayaasah bollywodka oo ahaana kii hore soo bandhigistii jilaayaasha qaar e hab dhismeedka jirkooda kana ah , in ay cadeeyeena atooraha shaahid kaoor iyo atariishada aan ka dhicin ee priyanka chopra oo awal oo ka dhaxeeye xiriir jaceyl oo aan saa usii qota dheereen hadaba horay aan usii galo maqaalka ku saabsan kala harista labadas jilaa ee reer… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on October 14, 2010 at 3:30am — No Comments

fanaanada ikraan caraale oo la soo shaac baxday qaab cusub iyo dar dar ay la soo gashay fanka soona saaraty hees cusub oo cajiib ah kala soco aduun.net webka isku xirka dhalinta somaliyeed

Ikraan Caraale oo ah Fananad da' yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Gaarsiiya,

muuqaalkeeduna uu aad u sareeyo kana muuqato dareen jaceyl iyo waliba soo jiidasho cajiib ah.







Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh fanka Soomaalida,waxana taas lagu macneeyay in Ikraan fanka Soomaalida la timid heeso ay ayada leedahay sida ay horey ugu soo galeen fanka Nimco Dareen iyo Farxiyo… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on October 12, 2010 at 3:55am — 4 Comments

Monthly Archives

2013

2012

2011

2010

2009

1999

1989

1985

1970

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service