Somali Online Chatting
noloshu macantedu wa naf kujecel ado hela naxaris is weydarsatan nabsiga iska dhowrtan niyadeyda waxa kujira nolansho wadaagniyo nurka jecelkenu nadamkiisu dejina ee maigu racsantahay xubi
Added by Caruus raabi on December 31, 2010 at 2:24am — No Comments
Added by Alani on December 30, 2010 at 6:00pm — No Comments
Buy real suboxone online free consult without prescription 1
Added by Wilhelmina on December 30, 2010 at 5:00pm — No Comments
Buy real avonex online free consult without prescription generic
Added by Beatriz Kirk on December 30, 2010 at 9:00am — No Comments
Neurologist doctor fred baughman discusses the actual scams of
Added by Beatriz Kirk on December 29, 2010 at 2:30pm — No Comments
jacaylka hada jira madanaysibaa? mise....
kadib burburkii dawladii maxamad siyaad bare waxaa dalka ku soo badanayay caashaqa danaysiga ah waxaad arkeysaa gabdha badanaa waxay si waali ah uxiiseeyaan raga qurbaha jira iyagoo kadoor bidaya midkii ay isku degaanka ahaayeen ayna isjeclaayeen mudo fog iyadoo taasi jirto ayay hadii uu kiina dibada aado ayjeclaaneysaa taasi oo sumcad xumi ah iyagoo doonaya in mar uun ay ninkaasi ku yurub gasho dabadeedna iska fasaxdo taasi oo ah…
ContinueAdded by cabdiriaaq maxamad ibraahim on December 28, 2010 at 12:47pm — No Comments
waa shirkada kaa shaqeeyso dalka somalia ee magalaada mogadisho waa shirkada uku oreeyso sharkada ka sha
Added by elalitravel & cargo agency on December 28, 2010 at 2:29am — No Comments
waxan rabaa inaan su,aal soo dhex dhigo dhamaan asxaabta oo dhan taas oo ah
maadaama wadankeenii uu qasnaa mudo badan soona mareen dowlado tabar daran ama dad aan u qalmin ama aqoon xukun dowladeed dhibaatadane kusii badatay shacabkii hadda waxaa la doortay ra,iisulwasaare cusub isna soo doortay wasiiro tiro yar hadaba xukuumadan cusub oo loogu magac daray xukuumad tiro yar oo tayo leh ma isleedahay waxbey
ka badali kartaa dhibka wadanka ka jiray mudo dheer mise waxay la…
ContinueAdded by ahmed osman on December 27, 2010 at 1:52pm — No Comments
Lamaane Soomaaliyeed oo si layaab leh isku waayay “Dhacdadaan oo kale weli ma-maqashay”?
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Xuseen iyo Basra, Basra ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:-
Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho kuna soo bar baaray, marakii ay dagaaladu dhaceen ayaan Ka soo qaxnay reerkeena oo dhan waxaanu imaanay magaaladda Nairobi…
Added by c/llaahi feysal on December 27, 2010 at 9:49am — No Comments
Added by jaamac xuseen maxamuud on December 26, 2010 at 5:06am — No Comments
sadaam
Added by maxamed yuusuf barroow on December 26, 2010 at 2:06am — No Comments
Added by maxamad muxudin on December 25, 2010 at 12:06pm — No Comments
Dhacdo Layaab Leh oo ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho “Qiso Jaceyl oo Dhab ah
feysal
, wuxuuna uu inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-Added by c/llaahi feysal on December 25, 2010 at 9:00am — No Comments
barnaamijga caafimaadka , cudurka kaadi - saarista { dialysis}
bahda dhalinta aduun waxan jeclahay in aan wax yar ka taabto barnaamijka caafimaadka oo aan maanta kaka hadli doono ( cudurka kaadi - saarista { dialysis} > hadaba waxaa jiraan cuduro kala duwan plz maanta waxa adiirada inoo saaran ama aan kaka hadli doona barnaamijkan cudurkan la…
ContinueAdded by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on December 25, 2010 at 6:24am — 1 Comment
barnaamijga caafimaadka , cudurka kaadi - saarista { dialysis}
bahda dhalinta aduun waxan jeclahay in aan wax yar ka taabto barnaamijka caafimaadka oo aan maanta kaka hadli doono ( cudurka kaadi - saarista { dialysis} > hadaba waxaa jiraan cuduro kala duwan plz maanta waxa adiirada inoo saaran ama aan kaka hadli doona barnaamijkan cudurkan la…
ContinueAdded by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on December 25, 2010 at 6:23am — No Comments
somalia waxaa ka dacaay digaal waan alshabaab dhadka ayaa abaarkasiisay
somalia waxaa ka dacaay digaal waan alshabaab dhadka ayaa abaarkasiisay
ContinueAdded by muraan maxaas taraaaaa on December 24, 2010 at 10:30am — No Comments
Added by Zuleika Abdullahi on December 24, 2010 at 3:40am — No Comments
QUOTES OF LOVE (zeed20@live.com)
loves cure people-both ones who give it and the ones who receive it
Added by amir hassan on December 23, 2010 at 10:00pm — No Comments
c/laahi feysal
Added by c/llaahi feysal on December 22, 2010 at 3:30pm — 1 Comment
2013
2012
2011
2010
2009
1999
1989
1985
1970
© 2013 Created by Aduun Team.