November 2011 Blog Posts (9)


Aduun Team
We will be performing maintenance on Aduun.net this Friday

Af-somali

Waxaan Ka baxi donaa hawada maalinta Jimcada 2-da Bisha December   Saacadu   Pacific  Marka ay tahay 10 Subaxnimo ilaa 12 Habeenimo .Aduun ma shaqeen doono .. Laakin waxaan rajeeneenaa inaysan waqti badan inagu qadan Midaa oo ah shaqo ay ka wadaaan.. Maamulada aduun

Laakin waad isticmaali kartaa live chat-ka adigoo ka booqanaayo Maalmo.com ama qarandoon





In englsih

We will be…

Continue

Added by Eng Lamaane on November 30, 2011 at 4:30pm — 1 Comment

Amaal Nuux Waa fanaanad Cod macaan

Amal Nuux oo ah gabar Fanaanad Soomaaliyeed ah oo ku heesta afka Ingiriiska ayaa waxey lasoo baxday cod mucjiso ah oo ka yaabiyay dadka dhageystay heesaha ay qaadday. Amal ayaa caan ku noqotay in ka yar laba bilood kadib markii ay hees ay duubtay oo lagu magacaabo Words Revealed ay si weyn ugu faaftay internetka iyadoo ay dadkii dhageystay dhami, ay qireen Mowhibada ay leedahay Amal oo ku nool dalka Canada.



Codka Amal Nuux waxa uu yahay mid fasiix ah oo dhadhan wanaagsan…

Continue

Added by Xalimo Mohamed on November 28, 2011 at 12:03am — No Comments

xisbiga horomarka iyo cadaalada

xisbiga horomarka iyo cadaalada 
waa xisbi cusub waxana loo ass aasay in uu dhibka umada soomaliyeed kasaaro mudada badan haysaay kana badbaadiyo calooshood ushaqaystayaal solamiya aan dan uwadin waxana xisbiga horomarka iyo cadaalada asaasay dhalinyaro soomaliyeed waxana maid ah maxamed cismaan maxamuud iyo mhadi maxamed sh. abuukar

Added by maxamed cismaan maxamuud on November 20, 2011 at 7:53am — 1 Comment

Taariikhda Jilaa ee Aishwarya Rai

Aishwaria Krishnar Rai waa magaca saxda ah eey ku dhalatay waxase loo yaqaanaa Aishwarya Rai, waxaana lagu naaneysaa magacyada kala ah .Asha.Gullu.iyo waliba Queen of bollywood oo macnaheedu yahay Boqoradda Bollywood. Wax…

Continue

Added by Mowliid ahmed haashi on November 18, 2011 at 11:00pm — No Comments

love

When i met you, i was scared to hug you.
When i hugged you , i was scared to kiss you.
When i kissed you , i was scared to love you.
Now i love you , I'm scared 2 loose u 

Added by ismail on November 14, 2011 at 7:25pm — 1 Comment

love

When i met you, i was scared to hug you.
When i hugged you , i was scared to kiss you.
When i kissed you , i was scared to love you.
Now i love you , I'm scared 2 loose u 

Added by ismail on November 14, 2011 at 7:25pm — No Comments

Dhaqamada ciyaal xaafada iyo ciyaal yoyooga

Daraasaad la semayay ayaa lagu ogaaday in ay yihiin dadka ugu dhaqan xun aduun

ciyaal yooyo somali kaliya malahan ee aduunka oo idil ayeey ka jiraan lakiin kuwa africa ayaa ugu xun

daraasdaan ayaa lagu ogaaday in dadka ugu badan ee cudurka HIV/ADS dad qaba ay yihiin…

Continue

Added by Mowliid ahmed haashi on November 8, 2011 at 4:14am — No Comments

ciid mubaarak

dhamaantiin ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta soomaaliyeed  iyo dhamaan isklaamka meelkasta oo aad joogtiin

Added by zahra mohamed haashi on November 6, 2011 at 11:17am — 1 Comment

Blog Topics by Tags

Monthly Archives

2013

2012

2011

2010

2009

1999

1989

1985

1970

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service