November 2010 Blog Posts (66)

Fariin ku socota dhamaan Xubnaha aduun.com



GABADH ALLE KA CABSATAY ALLENA CISEEYEY (qiso dhab ah)

Waxaa la sheegay in uu nin guursaday gabadh aad u qurux badan.aad buu u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo kale si uu u raadsado maciishad iyo biil reerkiisu ku noolaado.

Intii aanu ka bixitimin reerkiisii waxaa uu doonay cid uu kaga sii tago gabadhiisa uu aadka u jeclaa waxaanu isu qanciyey in uu kaga tago… Continue

Added by love on November 30, 2010 at 10:12am — No Comments

sheeko jacayl oo aad u xanuun badan Enjoy it boss .wixii ra,yigaaga ah inoogu soo hagaaji commenetiga hoos mahadsanid

Sheekadaani ayey ku dhacdey gabadh somaliyeed waa sheeko dhab ahi

waxayna ku bilaabanaysaa qisadeedii ku dhacday iyadoo ka sheekeynaysa sida tan:-



Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay waxbarashadaydii aan ku dhamaystay,

Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta aan isla jaan qaadnay in kastoo uu iga waynaa mudo 8 sanadood haddana sida aad ogtihiinba da’da raga iyo dumarka farqi… Continue

Added by sadam ayatullahi on November 30, 2010 at 10:01am — 1 Comment

barow114@hotmail.com

ASC dhaman asxabta sharaftaleh walalayal waxa mahad no ah in aan manta iskuso boqano aduun waxa mahad gar ah ucelinaya dhalinta sosartay fikirkanb

Added by aweys cumar on November 30, 2010 at 6:39am — No Comments

su,aal cajiib ah

su,aal cajiib ah oo mudan in laga soojabaabo ruuxa aad ifka ugu jaceshay haddii uu ku dhan-taallo maxaad ku samayn lahayd /????

Added by qaadacoow on November 29, 2010 at 1:47am — No Comments

How to buy cimetidine from doctors online i want to order



Continue

Added by Beatriz Kirk on November 28, 2010 at 8:00am — No Comments

su,aal

AScw waan idin salaamay saaxiibyaal su,aasheeda waxa aytahay sidee baa looga bixi karaa arimaha dagaalada kasocda gudaha magaalada mogdisho??

Added by qaadacoow on November 28, 2010 at 6:41am — No Comments

Sweet Rush- Sihaam iyo Iimaan Xaashi- oo noqdeen gabdhihii uku horeeye ee soomaliyeed ku heesa afka qalad si wada jir ah ama { group or band}

daawo mid kamid ah heesahooda

ma ahan fanaanadi uku horeeye ee somaliyeed laku aqoonsado aduunka iyadoo horay loo aqoonsaday xidiga caanka ah ee soomaliyeed k'naan warsame plz gabdhahan aya ah kuwii si wada jir ah uqaado ukuna horeeye

Sihaam iyo Iimaan waxay ku dhasheen Magaalada Muqdisho ka hor inta uusan bilaaban dagaalkii sokeeyay ee Soomaaliya waxay markii uu dagaalka dhacay usoo qaxeen qoys ahaantooda Germany iyagoo… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on November 26, 2010 at 2:30am — 38 Comments

ila qosol aad wada qosolo dhalin yaro ( sheeko gaaban)

sheekadaan waxay ku dhacday wiil sxbkay ah oo magaciisa la yiraahdo c/shukuur

c/shukuur wuxuu la noolaa hooyadii balse nasiib daro waxaa aabihiis dhintay isagoo aaan arag

c/shukuur wuxuu ka dhashay qoys faqiir ah oo aan maal aduunyo lahayn

c/shukuur hooyadiis waaxay ahayd qudaar leey mararka qaaar ma dabooli jirin baahida qoyska waayo wax qudaar goobayntee laaga helaayo ayaaba iska yar xata c/shukuur hooyadiis ma awoodin in ay ka bixiso fee ga iskoolka ama lacagta iskoolka wax la… Continue

Added by king_ khadar on November 24, 2010 at 9:00pm — No Comments

HAWEENKU MAXAY JECEL YIHIIN…!!? Inkastoo waxyaabaha Dumarku jecel yihiin ay aad u fara badan yihiin oo qoraal kaliya aan lagu soo koobi karin, haddana ogow waxa raggu ay jecel yihiin ayay iyaguna …

HAWEENKU MAXAY JECEL YIHIIN…!!?



Inkastoo waxyaabaha Dumarku jecel yihiin ay aad u fara badan yihiin oo qoraal kaliya aan lagu soo koobi karin, haddana ogow waxa raggu ay jecel yihiin ayay iyaguna jecel yihiin, balse waxyaabaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah:-



=GUUR & DHAQAN DAACAD AH:-



“Waari meysid war hakaa haro†waa murtida loo cuskado qofka marka uu qaangaaro ee lagu guubaabinayo guurka, taasoo la macno ah “waad dhimanaysaa ee ilmo fir & farac… Continue

Added by zaki abdillahi on November 23, 2010 at 6:56am — No Comments

godob reebka iyo samaynta uu jaceylka ku yeeshay

Dhacdo xanuun leh oo ka dhacday magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari (Dhacdo murugo iyo walbahaar leh)

Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Sharmarke iyo Ayaan,waxaan ku dhashay degmada Taleex ee gobolka Sool, waxbarashadeeda hoose dhexe ayaa waxaan kusoo qaatay isla degmada Taleex, balse waxbarashada dugsigayga sare ayaa waxaan ka bilaabay magaaladda Buuhoodle ee gobolka Cayn.



Waxbarashada dugsigayga sare anigoo dhiganaaya ayaa waxaa bartay… Continue

Added by Mohamed Abdi Guddi on November 22, 2010 at 7:08am — No Comments

Triamterene 100 mg



Continue

Added by Beatriz Kirk on November 21, 2010 at 12:00pm — No Comments

Buy vigrx online no prescription cod buy vigrx fast online





Continue

Added by Beatriz Kirk on November 21, 2010 at 11:30am — No Comments

Diyaarintii Mowliid ahmed Haashi

sahatv

Diyaarintii mowliid



Wiil yar ayaa habeen u tagay hooyadii oo jikada ku jirto, cashadiina diyaarinayso. Markaas ayuu tusay warqad uu wax ku qoray, hoosna uga qorantahay lacag dhan 14 dollar iyo 75 cent. Waxaa ku qornaa warqada…

Continue

Added by Mowliid ahmed haashi on November 21, 2010 at 6:30am — No Comments

Qoxooti hilib dameer la siiyay iyo waliba cuntooyin kale oo aana safi aheen ama cfmaadka urooneen aduun news

cape town S/africa



Dacwad xoogan ayaa ka taagan dhacdo fool xun oo lagula kacay soomaalida qaxootiga ku ah dalka K/Africa kuwaasi oo sanadkii 2008 bishii june lagu quudiyay raashiin qurmay, hilib dameeraad iyo weliba waxyaabo kale oo aanan la garanaynin ilaa iyo iminka.

ayadoo laku tiriyo dadka soomaalida dadka uku badan ee ka shaqeesta dalkani K/afrika ayaa xiliga ay falkani foosha xumaa aw dhacaye ayeey ku beegneed xili ay ka… Continue

Added by ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ on November 21, 2010 at 1:30am — 1 Comment

Dhacdo Xanuun Badan

Dhacdo Xanuun Badan: Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala duwan u geysanaa. Tusaale ahaan kaba soo qaad shaqsi ahaantaada, haddii uu ku heyb sooco nin asaagaaga ah, side baad noqon laheyd, Alla Xanuun badanaa.



Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday Gobolka Ohio ee… Continue

Added by Mohamed Abdi Guddi on November 21, 2010 at 1:29am — 10 Comments

Ila Qosol

Galab ayaa waxaa dagaal xun uu dhex maray laba nin oo sodon jir ah labada nin waa laba nin oo aad u xoog badan wax ay iskula hareen ma aysan jirin feer ama herdi dhan kasta way iska laayeen xilliga ay labada nin dagaalamayaan waa xilli maqrib ah halka ay ku dagaalamayaan waa meel aan sidaa uga fogeen agagaarka suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho dagaalka laba nin oo ahaa mid xun dhiig badanna ku daatay waxaa markii dambe ku soo leexday oo aad uga naxay sida ay laba nin isku dilayaan nin… Continue

Added by Kamadare on November 19, 2010 at 10:59pm — No Comments

Blog Topics by Tags

Monthly Archives

2013

2012

2011

2010

2009

1999

1989

1985

1970

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service