1.ma kala hadhi karaan qof iyo hadhkii
2.dayaxu haduu cadeeda jeclaado ayaa ugu sheegaya
wax kamid yihiin sheekooyinka xiisaha leh ee aan soo wado
laaakiin mudane ama marwo bal fikir kaaga ka dhiibo waxay ku saab san yihiin
Had iyo jeer hadii aan haween nahay waxa aan jecel nahay oo ku riyootaa in uu ninkaagu ahaado mid ku amaana, mid ku tusa in uu kugu qanacsan yahay, in uu raali kaa yahay laakiin ma ogtahay qiimaha ay ugu fadhido marka aad isagana la daawato ciuyaaraha spoortiga, waliba aad la socoto kooxaha uu jeclyahay oo aad xiisaynayso natiijada ka soo baxda in uu kuu arkayo xaas jecl ninkeeda.
Halkaasna aad ka helayso dhinciisa dhibco dheeraad ah sida… Continue
Ilyaas Shoobare waxa uu ka tagay magaalada muqdisho markii uu u dulqaadan kari waayay reerka uu ka soo jeedo oo ah reer aad u hooseeya dhaqaalahooda ayada oo ilyaas shoobaro ahaa curadka kaliya ee reerku uu eeganayay, ilyaas wuxuu u baqoolay magaalada nairobi ee dalka kenya si uu halkaa muruqiisa ugu maalo waxa uuna halkaa ku tabayay wiil ay qaraabo yihiin oo dukaan islii uga furnaa ilyaas shoobaro markii uu tagay xaafada sida aadka ah ay ugu badan yihiin soomaalida ee islii durbadiiba hore… Continue
Added by Kamadare on October 31, 2010 at 12:44am —
No Comments
, aniga oo inta labada gacmood
kor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan garaneyn halka uu igaga yimid, waxaanse u qaatay in dhafarkii habeenkaas aan ka qaaday cayaar ka mid ahayd horyaalka England oo aan daawaday, ay hurdo la’aanta iyo caajiskaba iigu wacneyd.
bulshadeena soomaliyeed waa dad ka dhintay xaga damiirta
waxaana loo baahan yahay in laga dhiso xaga damiirta
waxaana muhiim ah
in la habeeyo qad muuqaal oo iskuxira dhalinta joogta xamar
iyo dibada tv aduun.com hala sameeyo ama rario aduun
umadeena waxay ku hormartay xaga qab yaalada iyo xaga
bahalnimada waadna maqasheen in lagu dilay magaalada balad weene
labo gebdhood oo soomaali ah dil damiirta kabaxsan loogu geestay
magaaladaasi… Continue
Atriishada Bollywood Kareena Kapoor oo ka mid ah jilayaasha ugu quruxda badan haatan Indiya, ayaa waxey wareysid ku sheegtay in ay taageero weyn u tahay jilayaasha reer Khan oo haatan hoggaanka u haya Shirkada Bollywood waxeyna aad u amaanta dabeecadooda iyo qaabka wanaagsan ee hanaanka leh ay u jilaan aflaamta iyadoo sidoo kale ku amaantay saaxiibtinimadooda.
Kareena ay sheegtay inay tahay Atriishada kaliya ee sida wanaagsan ula… Continue
Labadaan Jilaa ee caanka ah Govinda iyo Salman Khan oo guul weeyn ka gaaray Filimkii ugu dambeeyay oo ay isla keenaan magaciisuna ahaa Partner ayaa waxaa kala dhaxmaray wixii xiligaa ka dambeeyay qilaaf kaas oo keenay in labada Aktar ay isfaaruqaan cilaaqaadkii ka dhexeeyayana ay didibada usaaraan
Nasiib wanaag waxaa soo kala dhaxgalay Director-kii iskalahaa Filimkii Partner oo ay wada jilayeen labadaan shaqsi waa Govinda iyo Salman… Continue
Halkan wxaan ku soo ban dhigayaa maansadii, HADRAAWI ee (ANUUNBAA HOOYDAA AH) ee aadka umacanayd ee aadwada taqanen hadraawi oo ah nin markasta hooyada ama wanaaga ka hadla, semeeyayna heestii kalee (HOOYOOY LA AANTAA) waa tan maan sadu.
Hunguri calafbaa xukuma. Haween dumarbaaka sheegta
Hantina dhaqanbaa shushuba. Hablaa kacaybaa u yeedha Hashii korisaa u ciilan
Dadkana hidihiisa guud. Haldhaa jecelbaa u qaybsan Qofaad halabsaari diisa
Wixii la hayaa dhexyaa.l Inaan hadlo… Continue
Waxaan ahay suxufi iyo qoraa aad ugu wanaagsan qorista luqadda afka Soomaaliga, markaa dhammaan dhallinyarada boggan waxaan ku wargelin lahaa haddii ay u baahan yihiin in laga caawiyo hab-qoraalka Af-soomaaliga iyo macluumaadyada kala duwan in aan diyaar u ahay goor kasta.
Sida ay Qortay wakaalada Wararka Anatolia news agency ee Wadanka Turkey ayaa Bageeda hore ku soo Qortay In arin aad Murugo uleh ay ka dhacday Konfurta Bari ee wadankaasi ka dib markii Gabar 16 Jir ah ah Nolosha ku Aaseyn ehelkeeda ayada oo sabab uga dhigay in ay.
la socotay wiil aysan Raali ka ahayn cida ay ka soo jeeday Gabadha Nolsha lagu aasay Tasoo ay tahay mid si weyn ay u Qorayeen dilka Gabadhaasi warkeysyada wadankaasi iyo Wrabaahinta Caalamka Qaar… Continue
Jilaaga Bollywood Hrithik Roshan iyo gabadhii ugu quruxda badneyd caalamka Aishwarya Rai ayaa isla jirkoodu wuxuu dhiila ku abuuray dad badan oo taageera yaasha Bollywoodka ka mid ah.Halkaan Ka daawo Guzaarish oo iidheh ah ka daawo halkaan goos goos filimka ah
labadaan jilaa oo si habsami leh u wada hogaaminaayay Filimkii Dhoom2 iyo Jodhaa akbar ayaa waxeey soo jiiteen indhaha tageerayaal badan oo aad uga hela labada… Continue
Waa maqaal aad u yaab badan markii aad maanta u kuur gasho siyaasadaha wadanka soomaaliya ee maanta isdiidan waxaa kuu soo baxaya in maanta dalka uu yahay oo kaliya al-shabaab oo urur diimeed aad u xoogan ah iyo waliba ahlu sunna oo ah urur ka arimiye gobolada dhexe ee dalka soomaaliaya sidaa darteed waxaa wax ah wax lala yaabo in labada dhinac ay kitaabka qur'aanka kariimka ah ay yaqaanaan hadan ay isdilayaan waxa ay isku dilayaana ay tahay siyaasad iyo mooqif aan sidaa u buurneyn hadaba… Continue
WAXA YABAHA LAGU XASUUSAN DOONO KOOBKA KUBADA CAGTA EE ADUUNKA EE SANADAN LAGU QABTAY QARADAN AFRIKA2010
Koobka aduunka wa cayaar kubada cagta ah oo afarti (4) sano ba mar la qabto soona bilowday sanadi 1930 ki oo lagu qabtay wadan ka Uruguay. Balse sanadkan 2010 waxa u aha marki ugu horay say oo ay Marti galiso qaradan Afrika tasina wa qodobka koobaad ee lagu xasuusan doono, inkasta oo ay jirtay cabsi ba’an inta uu san bilaaban iyada oo ay dunida qaarkeed iyo waliba dad… Continue
Waxaa hoos u dhacay xaaladaha dhimashada ee uu sababayo Cholera-ha ka dilaacay Haiti,waxaana weli jirta cabsi laga qabo in qaar kamid ah Gobolada dalkaasi uu saamayn ku yeesho fiditaankiisii.
24-tii saac ee aynu soo dhaafnay waxaa Haiti ugu geeriyooday cudurka Cholera-ha Lix qof,iyadoona dadka la ildaran cudurkaasi ay iyagana hoos usoo dhacayeen.
Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa Haiti ugu geeriyooday Cudurka Daacuunka in kabadab 259 qof,iyadoona tirada dadka la ildaran… Continue
in the name of allah , all mercifull all kind
brothers and sisters first iam greeting u the best greeting exsts of the world and its peace be open you
the arabic word islam literally means , "surrender" or submission ' islam as faith means total and sincere surrender to god so that one can live in peace and tranquality. peace {{ salaam in arabic}} is achieved through active… Continue