Waa golaha fulinta qaybta somalida ugu jirta oo ah 42 xubnood guud ahaan waa 85 inta kale waa ajaanib waxaana horjooge u ahaa qaybta soo duulayasha Khalid Al-muhajir Al-musdafaa oo ku geeriyooday dagaalladii ugu dambeeyay Waxa u u dhashay dalka Pakistan, ragaani dagaalada ma galaan, laakiin waxeey abaabulaan dhalinyaro ay ka dhaadhiciyaan dagaaladani inay Jihaad yihiin, iyaguna ma tagaan dagaallada, waxay ku haraan goobaha nabadda ah.
Kooxdaan waxay ku tagri falaan dhaqaalaha soo…
Continue
Added by cabdulaahi Adan on September 30, 2010 at 3:30pm —
No Comments

Cuntada sida digirta oo laga helo borotain ayaa hoos u dhigta dhiig karka. Cunida digirta, masgada, shumburada iyo galayda oo qofku aad u badsadana waxa ay aad u xoojinaysaa in uu dhiig karko hoos u dhaco.
Daraasadan in cutada sida digirtu ay hoos u dhigto dhiig karka ayaa waxa soo bandhigay wadanka Maraykanka. Aqoonyahanada baadhitaanka smeeyay ayaa ku taliyay in la cuno digirta, galayda iyo qamadida, sababtoo ah waxa ku jira…
Continue
Added by Ahmed toldo on September 30, 2010 at 2:00pm —
1 Comment
Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan xaafada Bakaaraha, waxbarashadeyda ayaa waxaa kusoo qaatay iskuulka Imaamu Shaafici qeybta K.P.P ee degmada Hodan, sidoo kale Xamdi ayaa waxay iyana degneyd xaafadda Taleex ee degmada Hodan, hase ahaatee waxaanu isku baranay gaari BL dhex dhexdiisa.
Maalin Jimco ah ayaa waxaan aaday degmada Xamar Weyne anigoo u aaday qaraabo salaan, balse soo noqodkii ayaa waxaa gaarigii aan saarnaa ila saarneyd Xamdi, anagoo isku…
Continue
Added by anas waaa waakataa on September 30, 2010 at 2:37am —
7 Comments
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Waaberi ee magaaladda Muqdisho, iyadoo ay dhex martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Liibaan iyo Ayaan. Ilo ku dhaw dhaw lamaanahaasi ayaa arintu siday u dhacday i nooga waramaya.
Liibaan iyo Ayaan ayaa waxa kala degnaayeen degmooyinka Hodan iyo Waaberi, isla-markaana aqoon maysan isku laheyn oo xitaa maysan isku arki jirin magaaladda Muqdisho. Hase yeeshee maalin maal maha kamid ah ayaa waxaa dhacday Liibaan oo u socdo dalka… Continue
Added by Ahmed toldo on September 29, 2010 at 2:45pm —
39 Comments
qarankii soomaaliyeed ceela uma qodna cidina uma maqna
Added by RAHMA raaliya on September 28, 2010 at 8:30am —
3 Comments
Liibaan iyo shamso waxeey ahaayeen lamaane is jecel oo isku xaafad ah hadana wax isla soo bartay maadaama eey deris ahaayeen waxeey yaraantoodi isla soo dhigteen dugsiga quraanka kedib markii eey dhameeyeen quraanki ayeey hadan si wada jir ah u bilaabeen iskuulka maxamuud xarbi ee degmada wardhiigleey.
Liibaan iyo shamso waxeey isla soo mareen marxalado kala duwan oo ku saabsan noloshooda
Sanadii 2004 ayeey kala lumeen liibaan iyo shamso oo ahaa lamaane nolosha isku jecel kedib markii…
Continue
Added by Prince Bostea Sa-miir on September 28, 2010 at 3:17am —
No Comments
mareka hore waad salaamantihiin dhaman akhyarta meesha kuw ada hadasha ee aduun comn waxan rabaa in aan ogaado macluumaad dheeraad ah oo ku sabsan aduun mahadsanidiin
Added by cumar maxamuud qayaad on September 28, 2010 at 1:56am —
No Comments
waan idin salaam dhamaan memberk ka tirsan aduun.com
Added by fadxiya maxamed macalin on September 27, 2010 at 6:30pm —
No Comments
sida aan wada ognahay saaxiibada ayaa ah wax laga maarmaan ku ah nolasha aadmiga kuna ah muhiim..
maqaaalka waa maqaalka xaqiiq ah laga soo xigtay cilmayaqaano waaween iyo dad caanku ah bulsha weenta soomaaliyeeed.. kadib marka ay fikaradooda isu dhaafsadeen..
Hadaba raac 5 xeer.
1. Muhiim waxaad isticmashaa webesetyada dadka isku yimaadaa sida aduun. iskuna day inaad barato sida loo isticmaalmo,
2. noqo qof edaab leh sida adigoo joogo ama ku dhaxjira bulashada wax garad…
Continue
Added by Eng Lamaane on September 27, 2010 at 3:22pm —
106 Comments
anigoo ah wiil somaliyeed waxaan aad ujeclahay ciyaarida kubada cagta iyo fiirsashada kubada waxaana tageero u ahay naadiga arsenal iyo AC milan
Added by maxamed yusuf maxamed on September 26, 2010 at 4:43am —
No Comments
Markii ay muqdisho ka bilowdeen dagaaladii ugu baraca badnaa waxaa kala hayaamay saxiibo badan.waxan maali maal mahan kamida Gaari aan kawada raacnay Boosteejada marko ee Suuqa Bakaaraha.Gabar da'deeda aan ku qayaasay 17jir.Gabadha waxaa ka muuqatay Murogo badan mar marka qaar sida ay nafteeda ula sheekeysaneyso waxaa u maleynaa in Qof hortaagan ay la sheekeysaneyso.xiligas waxan Anigana dib u sixin ka sameynayay Book ku saabsan Qiso jaceyl oo aan wiil dhalinta Muqdisho kunool ah aan ka…
Continue
Added by Abdulahi Mohamed Barre on September 26, 2010 at 1:00am —
No Comments
waa inankii la magac baxay Mohadebest
Added by mohadebest on September 25, 2010 at 2:54pm —
No Comments
kuso dhawaada walaalayaal
Added by mahdi ib darar b on September 25, 2010 at 4:57am —
No Comments
dhamaan waan salamay asxaabta wepsitkan ku jidha waxaana ku slamayaa salanta islanka oo ah asalamacalykum waraxmatulahi wabrakatuhu .
Continue
Added by abdikadir ahmed warsame on September 24, 2010 at 10:00pm —
No Comments
waan kaqaday waadna ku mahadsantahay salaantada qaliga ah mid lamida ayaa hawada ku somarinayaaaaaaa aboowe bay
Added by maryan mahdi ali on September 24, 2010 at 2:32pm —
1 Comment
s/c
Added by ismaaciil mustaf on September 24, 2010 at 12:30pm —
No Comments
asc dhamaan bahweynta aduun.com waana idiin hambalyeeyneenaa waxaan idinkaga mahad celinayaa hadaa tihiin bahda aduun.com dadaalka aad ku gasheen aduun.com waxaana leenahay kafa i"deysta somali weyney meelkastoo aad joogtaan mahadsanidiin byyyyyyyyyyyyy
Added by xasan abdi on September 24, 2010 at 11:17am —
No Comments
faaynee faaytanaa
Added by ased on September 24, 2010 at 7:30am —
No Comments

Dunidaan Eeba Balaarshay Noloshu Waa Caynba Cayn Waxaana Wehel u ah Jacayl Runtii Haduusan Jacayl Jirin Noloshu wax Dhadhan ah Malaha.
Waxaa laga yaabaa In badan Oo Dad Weynaha ka Mid ah marka ay Maqlaan Erayga Jacayl in ay Maskaxdooda Ku soo Dhacdo Jacaylka dhexmara Lab iyo Dhadiga ama Lamaanaha nuuc walba oo ay Da’doodu tahay. Saas ma ahan ee Nolosha oo Idil Baa Jacayl Ku dhisan haduu ahaan lahaa:- Midka Adoonka uu Rabigiisa jeclaado Midka…
Continue
Added by Gacaltooyo Cali on September 24, 2010 at 3:53am —
1 Comment
asc asxaabta aduun waxaan idin wada sheegaa in aan kufaraxsanahay isticmaalka aduun .com
anigoo ah c/fitaax c/laahi xasan waxaana kunoolahay casimada london waxaana idin wada leeyahay mel waliba oojogtaan kussbiira aduun .com byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
Added by cabdi fitaax c/laahi xasan on September 24, 2010 at 3:07am —
No Comments