Somali Online Chatting
ILA AQRI
howsheydaad iga haleysey,
hurdadeydaa iga haatisey,
horumarkeygaad ka xuntahay,
caanshaqa hiil malaha,
hoo mooyaane,
hadalkeyga iyo heybada alla i siiyaan,
kuugu howlgalaa@@@@@@@@@@@@@@
macaanoow malahan maseelkaaga
midaan kuugu qiyaasaan jirin$$$$$$$$$$$$$$$
Caanshaqaan i ciiley cadaawada ii jeediyey
cadaabta i badey caloolxumada aduunyada
cishoodey aawadaa culumada igu daashey caanshaq aawadiis
cidna eersan…
ContinueAdded by zahra mohamed haashi on June 22, 2011 at 5:29pm — 1 Comment
guluf dumar rag ma ku jabay
Added by Shaacir shidane on June 7, 2011 at 12:11pm — No Comments
DACWAD YAA II QAADAA
WAAN DAALAYOO DUNIDOO DHAN WAAN KA DOORSOOMAY DIBAD JOOG BAAN KU DHAWAHAY
DAMIIRKEYGA WUU DAALOO MIDKAAN DOORTAA I DAAYACAY OO I BADEY DHIBTA DUNIDA TAAL
IMA DARYEELOO DHAWAQIISAAN DOONDOONOO KU DAALAY MUDO KA BADAN…
ContinueAdded by zahra mohamed haashi on June 6, 2011 at 5:35pm — 4 Comments
jkjkcjksdkljlksdnhc
Added by haweyo ismaaciil ahmed on June 6, 2011 at 6:30am — No Comments
jkjkcjksdkljlksdnhc
Added by haweyo ismaaciil ahmed on June 6, 2011 at 6:30am — No Comments
JACEYIL AAN LA ARAG
saaxiibayaal JACEYIL aan dhamaanbaa dhexda iigu xiranoo kolnaba kama maarmo sidduu noqon allaa oge
Aniguna dunidii i sidatee adna dhankaaga ka qaado ana waan ku dhowrayaa sanooyin badan baan kuu oomanaa
ilaa iyo haatan waan kuu oomanahay mudaan sabrayoo 10sano aduunbaan ku seeganaayey mudadaa dheer
Ilkumaan saarin codkaaga kama dhergin dhibaatana ii dheer tahay baad sood iyo suuraba isku darsatey oo
jawaabaa lagaa waayey rashiidoow macaanoow ila…
ContinueAdded by zahra mohamed haashi on June 5, 2011 at 3:04pm — No Comments
2013
2012
2011
2010
2009
1999
1989
1985
1970
© 2013 Created by Aduun Team.