Somali Online Chatting
wacan oo wanaagsan
ADUUNKOO KAAN KAA EEGAN JIREY WEYGA AMBATOO EEDAAL JACEYIL AFKU HADALKA DIID
ADIMADU DHAQAAQ ITAL WEGBO WAAN OLOLAYAA UURKEY GUBTEE
ILMADEYDA TIMID WAXAY ARAGTIYOO ISLAAMKOO IDIDIL ILA YAAB
AMKAAGA IYO URUGADA AAN QABAA ....WAA UTUN JACEYIL ALAA II GARTOO CIDMA EERSANINE HADMUU II IMAAN INANKAAN JECLAA U ILDARANEHEE URUGADA AAN QABO MA ILBAAN LA GALI MISE WUU IMAN INANKAAN JECLAA ARAGTIDIISA WACAN OONTA AAN U QABO ALLAA IGU OGOO OOGADEYDA OO IDIL UUMIBAA KA BAXA …
ContinueAdded by zahra mohamed haashi on May 22, 2011 at 5:30pm — 5 Comments
Jennifer Lopez oo noqotay haweeneyda ugu quruxda badan dunida !!!!!!!
Added by Mr.hugo is qaad qaad boy on May 18, 2011 at 10:50am — No Comments
WAANO IYO WAR CELIN
dhamaan walaalaha soomaaliyeed waan sallaamay salaan ka dib waxaan leeyahay dhalinta gaar ahaan ku wooda
aduun istic maasho in ay iska dhaafaan wax yaabaha xun xun sida sawirada qaawan iyo af lagaadada dhaamaan teena wiil iyo gabarba aan alle ka baqno oo aan xishoono wallaala yaal macaan aniga waa iga waano waxaana rajaynaa hadii alle idmo inaad qaadan doontaan waana deeda QAALIGA AH adinkana waxaan idin rajaynaa khayr fara badan bye bye
Added by manager-ka webka aduun on May 16, 2011 at 4:04am — No Comments
murti
Added by aweys cumar on May 14, 2011 at 11:48pm — 1 Comment
Horyaalka fidno { Fidno Champions League}
Horayaalka Fidno (FIDNO CHANPION) waxaa uu ka mid yahay horyaalada laga ciyaaro qaarada Africa kuwa ugu caansan. Waxaana lagu ciyaaraa wadankeena Soomaaliya. Waa horyaal aad looga xiiseeyo Soomaaliya iyo dunida inyeeda kale.
Horyaalka Fidno lugtiisa koowaad ayaa dhamaad ku dhow, kooxo badan ayaa ka soo qayb galay, kooxaha oo dhani wey is wada arkeen.
Lugtiisa hore ayaa la soo gaba gabeyn rabaa dhamaadka sanadkan, Horyaalka FIDNO lugta labaad waxay bilaaban doontaa biloowga…
Added by Mr.hugo is qaad qaad boy on May 14, 2011 at 8:49am — 1 Comment
10 qodob oo ah xikmada jaceylka lagu so bandhigan karo
Runtii waa jiraan habab badan oo jaceylkaaga aad ku dareensiin karto lamaanahaga aad jaceyl wadaaga tihiin si jaceylkiinu usii adkaado.
Maantey waxa aan halkan idiin ku soo bandhigayaa habab muhiiim ah, si lamaanahaaga joogto kugu soo xiiso/xiisto, aad unoqotaan lamaane isku xiran.
Runtii in badan jaceylka waa laga soo faalooday, maqaalo badan oo jaceylka ku saabsana waad soo aqrisatay, maantana kan kudarso. Weligaana lamanaahaga erayada macaan hakala bakhaylin. Qodobadan ayaa…
ContinueAdded by Mr.hugo is qaad qaad boy on May 14, 2011 at 8:34am — No Comments
Maxaad ka taqaan ereyada la soo gaabiyo ee loo adeegsado sms-ta?
Beryahan dambe waxa aad loo adeegsadaa erayo badan oo la soo gaabiyay marka la isu dirayo sms-ta ama lagu wada sheekaysanayo internet-ka sdia “chatt-ka”. Erayadan oo aan ku soo kala qaadan doono labada luqadood ee kala ah english-ka iyo tan swedishka ayaa ah kuwa aad u xiiso badan.
Degdeg uga jawaabida sms-ta iyo meeha lagu qoroyo erayada oo cidhiidhi ah darteed ayaa waxa ay sababtay in dad badani ay isla samystaan erayo ay soo gaabiyeen oo ay isla yaqaanaan, kuwaas oo u taagan weedho…
ContinueAdded by Mr.hugo is qaad qaad boy on May 14, 2011 at 8:20am — No Comments
ahmedyare
Curriculum vitae CV
Ahmed Mohamed Jama
Personal Profile Name : Ahmed Mohamed Jama Mobile Numbers…
ContinueAdded by ahmed mohamed jama isse on May 6, 2011 at 10:00am — No Comments
494
Added by muhiyadiin mahdi on May 5, 2011 at 5:30pm — 2 Comments
abwaan cali dhanaaniye burco
Added by abwaan cali maxed ibraahin on May 5, 2011 at 3:13am — 7 Comments
Wariye maleekow
Added by yacqub ibrahim maleekow on May 3, 2011 at 11:25pm — No Comments
Waxaan Qoraa Saddex af qora (Somali, Arabi iyo Engriisi)
Sheekooyinkaan hore u soo diray Adduun waxa ka mid ahaa Jacaylk waa kane kaalay iyo Guurkii Hore iyo Gayaankii
welinna kumaan arag aduun illaa immika weliba ta dambe waxay aniga ila ahayd mid aad iyo aad u xiiso badan oo waxa ku jirey heeso heesihii somaliga ahaa ee inanka iyo inantu isu heessi jirey ee la odhan jirey "Hees Gole Ka fuul" waxaan u jeedaa markiiba jawaabta la siiyo ayuu/ayey ka jawaabayaan isagoon jeedjeesan.
Haddaan tusaale yar idinka siiyo…
ContinueAdded by Guntiweyne on May 3, 2011 at 12:09pm — No Comments
Added by Cabdirashiid on May 3, 2011 at 4:03am — No Comments
qoono44@hotmail.com
Added by cabdiraxman maxamed xasan on May 1, 2011 at 10:30am — No Comments
wariye
Added by maxamad osman yuusuf on May 1, 2011 at 9:00am — No Comments
teelkayga 00967733044409
Added by cabdiwali on May 1, 2011 at 3:36am — No Comments
aqoon yahan heer jaamcadeed ahna qoraa
asc waan idin wada salaamayaa salaan ka dib waxaan ahay nin dhalin yar oo ah nin barta jaamcad qooraa ahna kuna riyooda in oo noqdo quraa qora dhamaan wax yaabaha aas asiga ah midda kale xoogaa waan tuurtaa afarayda walloow aysan badnneen jecel sin oo soo bandhigo sheekooyin ka iyo turjumid buugaagta cilmiga ah si ay o d
aalacdaan soomaalida cilmiga mahadsanidiii
…
ContinueAdded by cabdiwali on May 1, 2011 at 3:34am — No Comments
2013
2012
2011
2010
2009
1999
1989
1985
1970
© 2013 Created by Aduun Team.