isgaad gaadka labada is ku cusub

is gaadgaad
Qayb wayn ayuu dhaqdhaqaaqa jirku ka yahay wada hadalka labada qof, sida madaxa marka la luxayao oo macnaheedu noqon karto “haa†ama “mayaâ€. Inaga oo aan ogayn ayaan dhaqdhaqaaqa jirkeena ku muujinaa dareenkeena iyo waxa aan ku fikrirayno. Waa kuwan calaamdaha aad ka arki kartid in qofka aad is gaad gaadaysaan ku xiisaynayo iyo inkale:
Hadii qofka balanka…
Continue
Added by MuMTaaZ NuRtO on May 31, 2010 at 7:18am —
5 Comments

ubaxa maalinta jacaylka
hadyadaha ad u hiben lheed jaceel kaada malinta farxadihiina malinta caroos kin dhalashadiisa, malinta barashadiina iyo malmaa kalee faaxsan tihiin ama ad adyadaha isku hibaysaan si aad isku qancisaan naftiinana farxad ug dhigtaan ... bisha 2/ 14-keeda oo ah maalinta jacaylka aduunka ayaa lamaanayaashu isla qaataan waqti fiican isna siiyaan hadaydo.
hadaba anig mumtaz ah hadii aan arintan ka qayb…
Continue
Added by MuMTaaZ NuRtO on May 31, 2010 at 7:04am —
2 Comments

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa wiil dhalin yaro ahi soo dhex istaagay bartanka magaalada uu degan yahay, isaga oo sheeganaya in uu wadnihiisu ugu qurux badan yahay wadnayaasha oo dhan.
Dad aad u tiro badan ayaa ku soo ururay, waxa ayna ka heleen quruxda wadnihiisa iyo sida aanu u lahayn wax nabar iyo xagtin ah.
Dadkii ku soo ururay daawadashada wadnaha wiilkan dhalin yarada ahi waxay isku wada raaceen inuu wadnahani…
Continue
Added by MuMTaaZ NuRtO on May 31, 2010 at 6:58am —
1 Comment
asc aqyaarta aduun dhamaan
Added by moha_u.s.a on May 30, 2010 at 7:02pm —
No Comments
Added by Aubriana on May 30, 2010 at 3:30pm —
No Comments
haha
Added by cabdi basid on May 29, 2010 at 12:24pm —
1 Comment
Added by Beatriz Kirk on May 26, 2010 at 4:00pm —
No Comments
heesta qarniga
Added by abdul kariim mahamed nor on May 25, 2010 at 12:30pm —
No Comments
heesta qarniga
Added by abdul kariim mahamed nor on May 25, 2010 at 12:30pm —
1 Comment
Added by Beatriz Kirk on May 21, 2010 at 1:00pm —
No Comments
Added by Beatriz Kirk on May 21, 2010 at 8:00am —
No Comments
Added by Beatriz Kirk on May 18, 2010 at 4:30pm —
No Comments
Added by Beatriz Kirk on May 18, 2010 at 4:30pm —
No Comments
salaan kasocto cabduraxmaan ali
dhamaan asxaabta is kugu tmid aduun.com waan idin salaamay waxa filooyaa in aad iga gudoon teen in taa kadib aaaaaaaaa sxbayaal waxa aan arkay ma ila ark teen mise waa kaligeey waxaa nasoo weerartay girl friend la,aan in taas dhex taagneen aduun ilaa hada la la,yahay wax niyada noo dajiyo alaaaaaaaaaa maskiin noqonay akaak ilaah wax fiican ka rijeenoonaa alaah hanoo sahlo aamiin dhamaan dhaho mahad sanidiin asxbaata meelkasto oo aad joogtaa…
Continue
Added by aroos131@hotmail.com on May 17, 2010 at 12:18pm —
No Comments
Amaan Dumar waa hees aan curiyay, waxayna sheegaysa heesta tani faa'idonyinka madhaafaanka ah ee ay dumarku u leeyihiin raga iyo bulshada kaleba, waxa ku bilaabmaysaa sida tan:
Amaan dumariyo
Doorkii jacaylkaan
Daahaba ka qaadoo
Saakaba daldalayaa
Weedhaydu dacawiyo
Uma socoto dhaqan dishee
waa dahabiyo
dumarka qarkoode
waa deeqiyo hablihii
qalbiga dawayn jiraye
waa daa’uus lamoodiyo
dunji dhalad gabadhii
diirka…
Continue
Added by Yaxye Yeebaash on May 11, 2010 at 6:22pm —
3 Comments
walaalaha qadarinta iyo qaayaha badanow kusoo dhawaada qeybtii 4 aad ee igu danbeysay sheekada
saamiya waxay ku tiri abdiqeeys[ aboowe aniga aabaheyd waxaan ka dhaadhicinaa inuu jamacad iigu diro wadanka suudaan markaan suudaan tagone waa tahriibaa ilaa talyaani ayaan soconaa hadaan meelaha tago waxan isku dayaa inaan adiga ku keensado ninkaane asaaba ifuridooono haduu ogaado inaan dartiis uga cararay wadankii ee adiga balan iga qaad hadaad dhab ii jeceshahay inaad isugeyso ama aad ila…
Continue
Added by abdirahman kuwaataro on May 11, 2010 at 12:55pm —
1 Comment
saaxiibayasha qaaliga ahow mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybti sedexaad.
cabdiqeeys iyo saamiya xariirkooda wuxuu naqday mid aad u wanaagsan oo habiin iyo maalinba midba midka kale inuu daawado amaba uu maqlo uun rabo ,muda dheer markii la wada socday ayaa la isku afgartay in balan ama cahdi meel lawada dhigto oo la isguursado markii uu dhamaato secondry school ka . wixii la sugaba oo bilaha iyo waqtiga ka harsan dhamaad school ka tirshaba waxaa…
Continue
Added by abdirahman kuwaataro on May 11, 2010 at 7:30am —
3 Comments
Ruuxii dhab kuu Jecel waa lala dhadhamiyaa !!!!!!!!!!!!
Added by luul ladan on May 11, 2010 at 1:00am —
5 Comments
DUR DUR & XAREEDEE
DOOG IYO UGBAADEE
DALAALNIMADA CADARKIYO
DHIBIC IYO DARUUREE
UBAXA DARAYO MUUSOOW
WAABARI DILAACAA
MAANKAYGAN KAA DARANIYO
DAALO ARAKTIDEYDAA
DAALO ARAKTIDEYDAAY
DAYAX & XIDIGHOO NUURKA ISKU DARAYBAA
DUSHA ROOB LA DHACAY IYOOO
DAAUUS LA MOODYEEEY
DAAUUS LAMOODYEEEY
DAUUS LA MOODYEEEEY
DIIRIMAADKA…
Continue
Added by mohamed on May 8, 2010 at 11:30am —
1 Comment
waxaan salaamayaa dhamaan xubnaha mareegta inta magacayga iyo muuqayga taqaan iyo inta kalaba, waxaan doonayaa walaalayaal inaan igala qayb qaadataan mawduucan muhiimka ah
waxaan ognahay in technologyadu ay noqotay mid soo kobcaysa oo sii kordhaysa marka loo eego 10kii sanno ee la soo dhafay, waxaa dhacda maalintii 100 bilyan oo click ah oo dadka adduunka ku nooli ay sameeyaan google, yahoo iyo website kalaba ha booqdeene, waxa kaloo jira 55 trillion oo links ah(isku xidhyo) kuwaso midba…
Continue
Added by Abdiqani on May 8, 2010 at 7:38am —
No Comments