January 2012 Blog Posts (28)

waagabay yar oo kahadlaayo xaaladda waddanka

assalaamu calaykum walaalaha soomaaliyeed waxaan halkaan kusoo qoray gabay kahadlaayo xaaladda waddankeena hooyo gabayna garanmaayo lkn waxaan kaseexan waayay dhibaatada waddankeyga kajirto dadbadan aana horay uga hadlay wadankeena guubaabana waalaga sameeyay kufilan haddaad dad waxmaqlo nahay allaha nasoo hanuuniyee

gabay ehel uma ihi aduun galaba waa ceyne…

Continue

Added by qaboobe on January 29, 2012 at 1:37pm — No Comments

Allaha U Naxariistee Wariye Xasan Fantastik Oo Maanta Lagu Aasay Jasiira

Agaasimihii Idaacadda Shabeelle oo xalay lagu dilay Muqdisho ayaa maanta lagu aasay deegaanka Jasiira ee gobolka Shabeelaha hoose.

Allaha u naxariistee aaska marxuum Xasan Cismaan Cabdi “Fantastik” Agaasimahii Radiyaha Shabeelle ayaa waxa ka  qeyb galay ehelada iyo qoyska Marxuumka, suxufiyiin, odayaal iyo dad…

Continue

Added by yahya yare on January 29, 2012 at 1:30pm — No Comments

War Deg Deg Ah Ciidamadii ugu Badnaa oo Al-Shabaab ah iyo Gawaari Dagaal oo Badan oo isku soo dhiibay Dowlada KMG

Waxaa goordhaw Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya isku soo dhibay Ciidamadii ugu badnaa ee Katirsanaa Xarakada Al-Shabaab iyo gawaari Dagaal ee wateen.



Ciidamadan kasoo goostay Shabaab iskuna soo dhiibay Ciidanka Dowlada ayaa la sheegay in tiradooda gaareyso ilaa 150-Nin iyo Saraakiil sar sare oo Shabaab katirsana kuwa aan wali la shaacin.



Warkan goordhaw Waxaa Shabakada Albanaadir.com u xaqiijiyay dad goob joogayaal ah oo kusugan Xaafada Kaxda ee Duleedka Degmada…

Continue

Added by yahya yare on January 29, 2012 at 10:48am — No Comments

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xoogan ayaa goordhaw oo Caawa waxa uu ka dhacay agagaarka Dakada Magaalada Muqdisho .



Qaraxa ayaa waxaa kasoo baxaya Warar kala duwan iyadoona aan wali si rasmi ah loo heyn waxa uu ahaa Bam Gacmeed iyo in uu ahaa Miino wadada lagu aasay.



Qaraxa ayaana lala eegtay Ciidamo katirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya oo xiliga uu qaraxu dhacayay marayay meel aan ka fogeen halka uu qaraxu ka dhacay.



Ciidamada Dowlada ayaana rasaas culus furay qaraxa kadib iyadoona…

Continue

Added by yahya yare on January 29, 2012 at 10:27am — No Comments

Cabasho: Xaaskeyga Carabka Ma ugu Raaxeen Karaa.. Jawaab Diini ah.(DAREENKA)

Culumo Xaaskeyga Carabka Ma ugu raaxeen karaa iyaduse Dhigiis ma iigu raaxeen kartaa maxayse Diinteenu Dahabka ah ka Qabtaa..? Waa Su’aal Cimri dheer Waxaa ka jawaabay Culumo Waaween ee Dagan Dalka Sacuudiga.

Haweenkiinu beer bay idin yihiin ee ugu taga beertiinna saad doontaan “oo banaan” una hormarsada naftiina “wanaag” eebana ka dhawrsada ogaadana inaad la kulmaysaan eebe una bishaaree muminiinta” Suuratul Baqarah aayadda 223.aad قال تعالى “نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم…

Continue

Added by yahya yare on January 27, 2012 at 8:00am — No Comments

Sheekh Xasan Daahir oo Aabhiis Xalay ku geeriyooday Ceelasha iyo Xasan Daahir oo ka taariiqeeyay (Sawir)

Aabaha dhalay Xasan Daahir Aweys oo ah nin si weyn ugu soo shaac baxay Dagaalada dalka ka jiray Mudooyinkii danbe kana mid ah saraakiisha sare ee Al-Shabaab ayaa aabihiis Daahir Aweys allaha u naxariistee xalay ku geeriyooday Deegaanka Ceelasaha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.



Macalin Daahir Aweys ayaa dad'diisa lagu sheegay in ee gaartay 90-Sano waxa uuna u geeriyooday xanuun maalmahan hayay sida uu xaqiijiyay Xasan Daahir Aweys.



Geerida Daahir Aweys ayaa warbaahinta…

Continue

Added by yahya yare on January 26, 2012 at 5:17am — No Comments

Daawo Sawirada Dabkii Xalay gubay qeybo kamid ah Suuqa Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho

Waxaa Xalay Salaadii maqrib kadib mar qura laga war helay Dab xoogan oo ka kacay Qeybo kamid ah Suuqa Xamar Weyn ee Magaalada Muqdisho suuqaa oo hada kamid ah Suuqyada ugu waa weyn ee Magaalada Kuyaaal.



Dabka ayaana ka kacay Qeybta qudaarta ee Suuqaasi kaa oo gabi ahaanba bas beeliyay ama gubay Qeybta Qudaarta lagu iibin jiray iyo sidoo kale goobo kale oo ka agdhawaa suuqaasi.







Waxaana Mudo kadib xalay lagu guuleestay in la damiyo dabkaasi kadib markii…

Continue

Added by yahya yare on January 26, 2012 at 4:40am — No Comments

Sawiro: Fernando Torres Oo Muuqda Mid Ku Faa’idaya Fasaxa Ay Chelsea Ku Joogto Jasiirada Majorca.

Weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres ayaa saaka la arki karayay baahida uu u qabo inuu ku soo laabto qaab ciyaareedkiisii hore, isagoo ka dhex muuqday tababarka ay kooxda Chelsea ku qaadaneyso jasiirada Majorca.

Tababaraha kooxda Andre Villas-Boas ayaa ciyaartoydiisa u kaxeeyay jasiirada Majorca ee dalka Spain, si uu dhiirogelin u siiyo ciyaartoydiisa oo u dagaalameysa seddex koob.

Waxa ay sabtida la ciyaari doonaan kooxda QPR kulanka wareega 4aad ee FA Cup ka hor inta…

Continue

Added by yahya yare on January 25, 2012 at 12:30am — No Comments

xamarboy

xubi miyu jiraa
xaqa mala ilalsha
xuural ceyni waa te
xasuustuse manololba
xigmad hadal ma cayba
xumbur badi ma dhaayba
xaq iyo beeni ma midba
xaasid iyo miskin ma midba
xaawo leydo idin mawada xunba
xilka cashaqa yaa qada
xog heyntisa waa qofma
xageen kala xariirnaa

Added by xamar boy on January 16, 2012 at 5:36am — No Comments

Ageless Male

Are you tensed because you are 40’s? Hey just chill because here is something wonderful solution for you known as Ageless Male. It is an ultimate testosterone supplement which adds new spicy flavor to your loving moments, enhances energy, improves mood swing and eliminates your extra weight.

Ageless Male

Added by Hilliamwarrison on January 12, 2012 at 10:15pm — No Comments

Where to Buy Ageless Male

With a spurt of energy and vitality, Ageless Male will give you an age defying formula that will enhance your muscle power and give an advanced level of physical perfection at the age of fifties. This product will make you age young!

Where to Buy Ageless Male

Added by ClbertAollings on January 11, 2012 at 10:33pm — No Comments

21. Online casinos for the new players:

The online casinos all around the world have the professionals who make the different marketing strategies and also perform the actions which promote the ratings of the online casino. The online casinos have the different policies to attract the casino players around the globe for the different novoline online casino games. The …

Continue

Added by dsffdgg gfd on January 11, 2012 at 5:43am — No Comments

Although the legislature

Although the legislature

But, upon their application to the queen and council, it was repealed, and declared null and void.In Scotland also, some of the clergy at times discovered alike inimical disposition; and, in the year , instigated the magistrates of Aberdeen to pass a law of the corporation, which was intended to disfranchise the people Burberry Outlet called Quakers: who, on petitioning the queen and council,…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:59pm — No Comments

which is from heaven

which is from heaven

whosoever drinketh of this water, shall thirst again." For they had tasted of the water that Christ gave, and it was "in them a well springing up in eternal life."" Neither shall the sun light on them, nor any heat" neither shall their doctrines and Burberry Outlet principles be condemned by the testimony of the scriptures. Notwithstanding the clamour and outcry of an enraged priesthood, who…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:59pm — No Comments

And that it was the

And that it was the

At the opening Tory Burch Outlet of the fifth seal, the souls under the altar of them that had been slain for the word of God, and for the testimony of Jesus Christ, were clothed with white robes, although they were to rest a little season. This season being now fulfilled, it was found through the arising of pure gospel light, which dispelled the prejudices of superstition, that not only those…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:58pm — No Comments

the children of Israel

the children of Israel

And they had palms in their hands." Emblems of their flourishing condition, as David saith, the righteous shall Tory Burch Outlet flourish like the palmtree; and also of the beginning of a sabbath of rest, and rejoicing, after gatheringin the fruit of their labours, as were commanded to take branches of palmtrees, on the first day of the sabbath, after they had gathered in the fruit of the…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:57pm — No Comments

a scrupulous uniformity

a scrupulous uniformity

Of the tribe of Aser were sealed twelve thousand. Of the tribe of Nephthalim were sealed twelve thousand. Of the tribe of Manasses were sealed twelve thousand.. Of the tribe of Simeon were sealed twelve thousand. Of the tribe of Levi were sealed twelve thousand. Of the tribe of Issachar were sealed twelve thousand. Of the tribe of Zabulon were sealed twelve thousand. Of the tribe of Joseph were sealed twelve thousand. Of the tribe of Benjamin were…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:57pm — No Comments

it was given to hurt

it was given to hurt

And he it was given to hurt cried with a loud voice," through these, men, who, in numerous judieious publications, declared their sentiments freely to the four differentprofe&tiofis, " to whom the earth and the sea:" saying, hurt not the government, by getting your own party established; nor the unsettled state of religion, by setting up your own opinions and conjectures, " till we have sealed the servants of ottr God in their foreheads"until such…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:56pm — No Comments

I saw four angels

I saw four angels

And said to the mountains and rocks, Fall on us, and hide us from the face of him that sitteth on the throne, and from the wrath of the Lamb, for the great day of his wrath is come, and who shall be able to. stand." This appears to be expressive of the terrors and consternation of those of the different parties, who were either seeking their own immediate security, or were awakened to a sense of the justice of their sufferings. It also appears that many…

Continue

Added by nufehurea grea on January 10, 2012 at 8:56pm — No Comments

Can VoIP Be As Reliable As Traditional Phone Service?

VoIP Redundancy Yes it can, but that costs extra.



Certain businesses and government agencies that support critical infrastructure require their phone systems to be functional 100% of the time. Examples include the military, police, fire and hospitals. When failure is not an option, then you must have redundancy in the event your…

Continue

Added by Avad Technology on January 10, 2012 at 3:11am — No Comments

Blog Topics by Tags

Monthly Archives

2013

2012

2011

2010

2009

1999

1989

1985

1970

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service