"Tan iyo burburki dalka ka dib waxa so bty jeceylka sida xun uga dhaco melaha kala duwan e somaliya hadabo manta ayan si kadis ah kula kulmay mariyo mulki runti wa gbr dabecad iyo caqli ilah u dhaliyay waxay iga shekeysay arin calosha i xanujisay…"
"Hallu wa wiil canbaxay kana kacsan dunida wayadan danbe ok wan jecla in an ka hadlo arimaha jaceylka waxan dhihi kara jeceyl wa wax an la arkin kuna berma jirka bani adamka mar marka qar wuxu leyahey necaw qabaw marku ku toso marki lagugu adkeyana…"