Mr.hugo is qaad qaad boy's Friends

  • sagal hasan
  • sharaf sharkey
  • samiir man utd 4ever
  • nashaad abdullaahi
  • Ilhaan
  • Yariseey
  • ♥  ÑíḿçõQãlbí Lõvè Hõõyõ Mẳcẳn ♥
  • naciimo maxamed
  • Alxusayni Zuhani
  • ex_hurwaaa
  • Mumtaaz
  • cadnan cabdi aziiz kulan
  • janagale
  • liban maxamed cabdi
  • suraaye siibaaye soo jeede

Mr.hugo is qaad qaad boy's Discussions

Dhoowr maahmaahyood oo laga yidhi jacaylka

Started Mar 30, 2011 0 Replies

Waxa aan maanta soo qaadan doonaa dhowr maahmaah oo ah kuwa ugu caansan ee jaceylka laga yiri. In kastoo ay badan yahiin waxa laga yiri jaceylka ayaan hadana jecleystay in aan qormadan ku soo gudbiyo…Continue

Albaabka xidh fadlan

Started Mar 5, 2011 0 Replies

Oday Buufoole waxa uu qabay xaajiyo Cambaro mudo dhan 11 sano, mudadaa dheerna waxba iskuma dhalin.  Malin malmaha ka mid ah ayaa cambro waxa ay qaaday uur. Uurkaas oo ay mudo aad u dheer ku rajo…Continue

Tags: and, sharaf, sharkey, with, share

Seexo si aad u qurux badnaato

Started Mar 2, 2011 0 Replies

Soomaalida ayaa hore waxa ay ugu maahmaaday “hurdo habar korin wayday”, waxa kale oo hore uga jirtay caalamka in meelo badan ay dumarku aaminsanaayeen in hurdada ay ka helaan jir qurux badan. Hadaba…Continue

Tags: with, share, don't, i, MR.hugo

Gifts Received

Gift

Mr.hugo is qaad qaad boy has not received any gifts yet

Give a Gift

 

Mr.hugo is qaad qaad boy's Page

Latest Activity

Mr.hugo is qaad qaad boy and sagal hasan are now friends
May 20, 2012
Mohammed abdi shiine liked Mr.hugo is qaad qaad boy's blog post maxaad ka taqaan afsomaliga cusub ee 2011
Dec 14, 2011
siman shiine and Mr.hugo is qaad qaad boy are now friends
Nov 21, 2011
Fidow Hassan Sheegow commented on Mr.hugo is qaad qaad boy's blog post maxaad ka taqaan afsomaliga cusub ee 2011
"Indha uroon belo indhaha kaa tuurtay meel kasta way ku jirtaa oo ay leedahay Abdirahman cadde,ma xishooto ceeb alle kuu dil duliyadiiyey aan wax isku faleyn belo ku guursatay waxay qolka guurdoonka kaliya xaaraamiyad caruurteedina meel kuma oga…"
Sep 30, 2011
nashaad abdullaahi joined Mr.hugo is qaad qaad boy's group
Sep 3, 2011
Arafat abdi liked Mr.hugo is qaad qaad boy's blog post Jennifer Lopez oo noqotay haweeneyda ugu quruxda badan dunida !!!!!!!
Jul 9, 2011
by Mr.hugo is qaad qaad boy
"Lix iyo labaanki juun ku ladnay kowda luulyo libaanye koow iyo labaantanki oktoobar libti haleelnay"
Jul 1, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy commented on muhamed ahmed's page 1 Luulyo 2011
"Marka hore waxaan salaan qiima badan iyo hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhaman umada soomaaliyeed meel walba ooy joogaan marka xiga.......... Soomaaliya soomaali baa leh soomaaliya Walaahaan la sibeeyn Calankeynu saarnee Dhudhun iyo saanad adag…"
Jun 23, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy liked muhamed ahmed's page 1 Luulyo 2011
Jun 23, 2011
mary Aburey left a comment for Mr.hugo is qaad qaad boy
"Greeting With Love.How are you doing today and how is everything over there together with your health? I Do Believe That You Are in good condition of health, My Name is Miss Faith Aburey. i saw your profile at aduun.net today and i will like us to…"
Jun 18, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy posted a group
Jun 18, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy commented on Mumtaaz's photo
Thumbnail

174461_100001279497706_3993639_n

"yyyyyyyyyyyy Masha allah"
May 25, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy posted a blog post

Jennifer Lopez oo noqotay haweeneyda ugu quruxda badan dunida !!!!!!!

Sida ay daabacday Jariidada ” Poeple” ee Mareykanka ka soo baxda 13-ka april 2011 ayaa fanaanada qaada heesaha nooca R&B ee la yiraa Jannifer Lopez ay noqotay haweeneyda ugu qruxuda badan caalalmka kadib qiimeyn ay jariidadaasi ku sameysay hablaha caanka ah. Waxaana ay jariidadau boggeeda hore ku sawirtay sawirka Jennifer Lopez oo iyaduna ka hadashay arrinkaasi, iyadoo xustay ina quruxda lagu tilmaamay ka mid tahay shaqadeeda ama nolol maalkeeda. Jennifer Lopez oo marka magaceeda la soo…See More
May 18, 2011
Abdullahi Hussein commented on Mr.hugo is qaad qaad boy's blog post Horyaalka fidno { Fidno Champions League}
"Fidno Champion league waa champion Xiisa cusub la soo baxa,hadda waxaa ku soo kordhay kooxihii waa weynaa Ingiriiska ,unka iyo usa waxaa taageero u noqday kooxihii hore ee Xildhibanada madaxdooda sare iyo kuwa reer land ah iyo ururada bulshooyinka…"
May 16, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy commented on naadia hasan's group Qolka Reer muqdisho
"Yaad is leedahay waa lagu eedeyn karaa dhibaatada muqdisha ka taagaan ?  "
May 14, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy joined naadia hasan's group
Thumbnail

Qolka Reer muqdisho

waa qolka ay fikradaha isku dhaafsadaan dhamaan reer muqdisho :PSee More
May 14, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy posted blog posts
May 14, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy commented on muhamed ahmed's page M Chat (new ) ON beta
"Sxb naagaan damac lahayn naag maaha ee iska daa !!!!!!!!!!!!!  "
May 14, 2011
Mr.hugo is qaad qaad boy liked muhamed ahmed's page M Chat (new ) ON beta
May 14, 2011

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
waxaan daneeyaa la sheekaysiga dadka aqrinta jaraa'idyada iyo dhagaysiga
Waxaan Jeclahay ( I Love..
inaan barto soomaali fara badan
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
somali

Mr.hugo is qaad qaad boy's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Mr.hugo is qaad qaad boy's Videos

  • Add Videos
  • View All

Mr.hugo is qaad qaad boy's Blog

Jennifer Lopez oo noqotay haweeneyda ugu quruxda badan dunida !!!!!!!

Posted on May 18, 2011 at 10:50am 0 Comments

Sida ay daabacday Jariidada ” Poeple” ee Mareykanka ka soo baxda 13-ka april 2011 ayaa fanaanada qaada heesaha nooca R&B ee la yiraa Jannifer Lopez ay noqotay haweeneyda ugu qruxuda badan caalalmka kadib qiimeyn ay jariidadaasi ku sameysay hablaha caanka ah. Waxaana ay jariidadau boggeeda hore ku sawirtay sawirka Jennifer Lopez oo iyaduna ka hadashay arrinkaasi, iyadoo xustay ina quruxda lagu tilmaamay ka mid tahay shaqadeeda ama nolol maalkeeda. Jennifer Lopez oo marka magaceeda la soo… Continue

Horyaalka fidno { Fidno Champions League}

Posted on May 14, 2011 at 8:49am 1 Comment

Horayaalka Fidno (FIDNO CHANPION)  waxaa  uu  ka mid yahay horyaalada laga ciyaaro qaarada Africa kuwa ugu caansan. Waxaana lagu ciyaaraa wadankeena Soomaaliya. Waa horyaal aad looga xiiseeyo Soomaaliya iyo dunida inyeeda kale.

Horyaalka Fidno lugtiisa koowaad ayaa dhamaad ku dhow, kooxo badan ayaa ka soo qayb galay, kooxaha oo dhani wey is wada arkeen.

Lugtiisa hore ayaa la soo gaba gabeyn rabaa dhamaadka sanadkan, Horyaalka FIDNO lugta labaad waxay bilaaban doontaa biloowga…

Continue

10 qodob oo ah xikmada jaceylka lagu so bandhigan karo

Posted on May 14, 2011 at 8:34am 0 Comments

Runtii waa jiraan habab badan oo jaceylkaaga aad ku dareensiin karto lamaanahaga aad jaceyl wadaaga tihiin si jaceylkiinu usii adkaado.

Maantey waxa aan halkan idiin ku soo bandhigayaa habab muhiiim ah, si lamaanahaaga joogto kugu soo xiiso/xiisto, aad unoqotaan lamaane isku xiran.

Runtii in badan jaceylka waa laga soo faalooday, maqaalo badan oo jaceylka ku saabsana waad soo aqrisatay, maantana kan kudarso. Weligaana lamanaahaga erayada macaan hakala bakhaylin. Qodobadan ayaa…

Continue

Maxaad ka taqaan ereyada la soo gaabiyo ee loo adeegsado sms-ta?

Posted on May 14, 2011 at 8:20am 0 Comments

Beryahan dambe waxa aad loo adeegsadaa erayo badan oo la soo gaabiyay marka la isu dirayo sms-ta ama lagu wada sheekaysanayo internet-ka sdia “chatt-ka”. Erayadan oo aan ku soo kala qaadan doono labada luqadood ee kala ah english-ka iyo tan swedishka ayaa ah kuwa aad u xiiso badan.

Degdeg uga jawaabida sms-ta iyo meeha lagu qoroyo erayada oo cidhiidhi ah darteed ayaa waxa ay sababtay in dad badani ay isla samystaan erayo ay soo gaabiyeen oo ay isla yaqaanaan, kuwaas oo u taagan weedho…

Continue

Comment Wall (1 comment)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 9:45am on June 2, 2011, hamdi qaali qalbi uroon said…

salaan sare qaali magacaygu waa xamdi waxaan ku noolohay kenya  barosho wanaagsan wall

 

 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service