Sabir zabrie's Friends

  • xina zeji abdi
  • Dr.keynaan haaji aadan
  • c/raxman
  • malaak mohamed osman
  • ayman khaliif abdullahi
  • mr guuraye
  • yuusufcadiqaadirshiil bare
  • Caaqil Wadani
  • oomaary adan fidow
  • Haashim muhudiin hassan
  • ali mahamuud
  • Dj Mustfa
  • xamdimaxamad
  • siidcali abdullahi
  • bashiir abdulaahi barre

sabir zabrie's Discussions

sheeko qosol badan

Started this discussion. Last reply by shuuriye Oct 16, 2011. 110 Replies

maalibaa 3 nin waxay isku qabsadeen anaa kaa caajis badan iyo anaa kaa caajis badan sidii loo murmayey ayaa waxaa la isku afgartey in loo tago qaali ama garsoore kala saara 3 daasi ningarsoorihii…Continue

sheeko

Started this discussion. Last reply by xalwo Dec 12, 2010. 7 Replies

maalin ayaa macalin ardeydiisa ku amrey iney rooti sawiraan ardeydii ayaa shaqadoodii guda galeywax yar ka gadaal macalinkii ayaa bilaabey kor meer uu ku sameynayo ardeyda qaabka ey bal wax u…Continue

sheeko qosl badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Started this discussion. Last reply by janagale May 28, 2011. 1 Reply

Waxaa jiri jiray sheekh la yiraahdo Nasaruddin oo u dhashay dalka Turkiga. Maalin ayaa looga yeeray Masaajid.Markaas ayuu markuu fuulay mibarkii si uu u jeediyo khudbad ayuu arkay dadkii dhagaysan…Continue

geeraarkii ugu horeeyey oo aan soo galsho aduun ayaan halkaan idinku soo ban dhigaya anigoo idiin haya kuwa kale oo fara badan

Started Jan 11, 2010 0 Replies

ifka waxaan ujecelaheymeeshey idil ku nooshaheyidil waa iftiin iyo aragii indhheygaidil waa udgonoo uurkey ku taalaiilkii hadaan galo aakhira hadaan tagoma ilaabi doono ililaha wadnaha iyouurkey ku…Continue

Gifts Received

Gift

sabir zabrie has not received any gifts yet

Give a Gift

 

sabir zabrie!

Latest Activity

ilhan liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
May 7
RAAJ SANGANIYA liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Apr 24
RAAJ SANGANIYA liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Apr 24
abdifatah kadiye commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"Classic poem..... I lyk it, coz my deqa iz my bayb"
Apr 23
liina qalbi liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Mar 31
Firdowsa commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"hadii jaceel lootalin laha ama lala tashan lahaa ana utalinlaa oo latashan laha manan moodenin malin qura ineey daweel cashag eey iduu lineeyso ama eey ila daris sii neeyso aad mi aan dareen laheen ilaahy waa malik waamalik murugta igu taagan meel…"
Mar 28
Firdowsa commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"runtii jaceelku waa cudur aan dawo laheen jaceelka waloma taliyaan walala matash taan "
Mar 28
nuur jaamac ducaale commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"deeqoy dayax ka nuur badandabiibkii naftaydiyodawadaydibaad tahaydeeqoy dayax ka nuur badandabiibkii naftaydiyodawadaydibaad tahaydax ii iftiimiyodoog soo baxaayooishu daawataa tahaydumar taan ka doortiyodooqaygibaad tahaydunidaan dusheedanadumar…"
Mar 23
nafta u roon ilove mam liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Mar 19
hassan abdi hassan don,t se,me commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"deeqoy dayax ka nuur badan dabiibkii naftaydiyo dawadaydibaad tahay dax ii iftiimiyo doog soo baxaayoo ishu daawataa tahay dumar taan ka doortiyo dooqaygibaad tahay dunidaan dusheedana dumar inta dul joogta adaan kaa daneeyaa deeqoy waa dayooboo nin…"
Mar 10
sawda liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Feb 24
sawda liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Feb 24
cali shariif liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Jan 27
haa waa adiga liked sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
Jan 20
hassan abdi rage commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"Gabeygan wan u bogay Midkan cadi mahan qofki so qorayow wan ku jeclahay"
Jan 15
hassan abdi rage commented on sabir zabrie's blog post geeraar jacayl
"Gabeygan ad ulama cajabin"
Dec 25, 2011

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
som boy
Waxaan Jeclahay ( I Love..
quran...reading histories , writing . swimming. fotball, and watching mvs
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
dhulka

sabir zabrie's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Sabir zabrie's Blog

sheeko qosol badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Posted on October 9, 2010 at 3:51pm 5 Comments

Waxaa jiri jiray sheekh la yiraahdo Nasaruddin oo u dhashay dalka Turkiga. Maalin ayaa looga yeeray Masaajid.



Markaas ayuu markuu fuulay mibarkii si uu u jeediyo khudbad ayuu arkay dadkii dhagaysan lahaa ooysan ka muuqan firfircooni. Markaas ayuu yiri: “Ma taqaanaan waxaa ka hadli rabo maanta”? Dadkii ayaa ku jaawabay: “Maya.”



Markaas intuu minbarka kasoo dagay ayuu yiri: “Hadiinanba aqoonin waxa aan ka hadli rabo, maxaan inkala hadlaa marka”? Kadib ayuu iska… Continue

> maxaa kala socataa waxyaabaha looga baahanyahay laba ruux oo sida dhabta ah isu jecel

Posted on October 6, 2010 at 1:05pm 2 Comments

1 is aaminaad

2 balan oofin

3 is ixtiraam

4 inay isu dulqaataan

5 inay yeeshaan waqti ay wada kulmaan si ay ugawada hadlaan jacaylkooda

6 inay is dhaafsadaan dhambaalo dareen soo jiidasha leh

7 inaan midkoodna qof kale xiriir lasamaysan

8 ina...y isku diraan hadiyado

9 inay iska war hayaan 24 saac oo kasta haday awoodaan

10 inay sirta isku sheegtaan

11 inay isku mid ka noqdaan wax walba oo jacaylkooda lidi ku ah

12 inaysan jacaylkooda ku… Continue

geeraar jacayl

Posted on October 6, 2010 at 1:02pm 14 Comments

deeqoy dayax ka nuur badan

dabiibkii naftaydiyo

dawadaydibaad tahay

dax ii iftiimiyo

doog soo baxaayoo

ishu daawataa tahay

dumar taan ka doortiyo

dooqaygibaad tahay

dunidaan dusheedana

dumar inta dul joogta

adaan kaa daneeyaa

deeqoy waa dayooboo

nin duruufta caashaqu

dunka gaysabaan ahay

diktoorada wax qala iyo

dadkii wayla yaabeen

dadka waan ka duwanahay

dikaankii jacaylkuna

beerka… Continue

sheeko

Posted on January 11, 2010 at 11:37pm 4 Comments

maalin ayaa macalin ardeydiisa ku yiri waxada sawirtaan rooti shaqadii ayey bilaabeen ardeydii

in yar ka dib waxaa soo dhex qaadey ardeydii macalinkii oo eegaya sida ardeyda ey wax u sawirayaan

macalinkii ayaa arkey ardey sawirkii dhowr mar tirtirey kadibna madoobeeyey markaasuu ku yiri

war maxaad sawirka u madoobeysey ardeygii ayaa ku jawaabey asigoon iska waalin macalin

rootiga dabka ayaan ku ilaabey waana iga gubtey macalinkii ayaa qosol ku ilaabey qaladkii ardeyga… Continue

Comment Wall (3 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 2:47pm on May 20, 2010, mr guuraye said…
war sabriye intaneh maku jirta leeeeeee war caadi maahid bro
At 5:46am on February 10, 2010, hanad mahamud said…
waa la sii badinayaa sheekoo yinkaa
At 6:41am on February 8, 2010, qaalibyare said…
walee waa sheekooyin xiise leh masha alaah
 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service