Soo Dhawaaw, maxamed cabdalah sujac!

Latest Activity

maxamed cabdalah sujac left a comment for Amal Baydhabo
"dvf"
Mar 23
maxamed cabdalah sujac liked Amal Baydhabo's profile
Mar 23
maxamed cabdalah sujac commented on mustafa haji's photo
Thumbnail

167180_185548591477157_155280204503996_519852_5309516_n

"cayda waa ceeb  gawar weynila dhqalatay"
Sep 3, 2012
maxamed cabdalah sujac commented on Aduun Team's group Somali Academy Group
"waan idin salamaay dhamantina walalha somaliyed oo dhan"
Sep 8, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on Suuraj is back's photo
Thumbnail

deeqa-subeer-nuux

"waan ku salamay deeqo dooqey"
Sep 2, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on mustafa haji's photo
Thumbnail

nac

"waan ku salamay bocor katitow"
Sep 2, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on Aduun Team's group Somali Academy Group
"asc dhmantina walalha somaliyed diinta waa mida ogu mahimsan"
Sep 2, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on mustafa haji's photo
Aug 14, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on Hassan Horri's video
Thumbnail

Samir - Gulled Ahmed ft Fartun Omar

"waan idiin salamay dhamantinabo waaxa nigu salamay ramadan kariim"
Aug 8, 2011
maxamed cabdalah sujac updated their profile
Apr 15, 2011
maxamed cabdalah sujac updated their profile photo
Apr 15, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on Abdirahman Mohamed's group Qolka isku barashada walalaha somalia
"waan idiin salamay marka hore  walalaha is jeceel oo dhan jacel hado jiri lahen yaa qalbi lahan laha jacel hadu jiri lahen ya isgursan laha see leskugu sabri laha jacel waa mitka kaliya oo la gadan karin oo na laheli karin qofki aminsan wala…"
Apr 15, 2011
maxamed cabdalah sujac left a comment for zahra mohamed haashi
"waan ku slamay walal sahra ilahay hau naxristo macal inta geriyoti oo muslim ah abaayo amiin"
Apr 12, 2011
maxamed cabdalah sujac commented on Abdirahman Mohamed's group Qolka isku barashada walalaha somalia
"asc dhamantina walalha somaliyed oo dhan iga gudoma salanta qaliga ah"
Feb 26, 2011
maxamed cabdalah sujac joined Abdirahman Mohamed's group
Feb 26, 2011
maxamed cabdalah sujac left a comment for zahra mohamed haashi
"asc abaayo macan wanka gudomay salantadi qaliga ahed mida lawad qali sahro adiga see tahay macanta walagu waye xalada sokuma ficno walal"
Feb 26, 2011

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
nolasha beenta kuma ficno gabdhaha somaliyet waxa u shega raga ben yesan u shegin niyada qofka waa dhacif wiilasha somaliyetna sido kale gabdhaha qadariyo qofkasto wiil ah gawar weyla dhalatay ee dumarka benyan lo sheegin walalo yal
Waxaan Jeclahay ( I Love..
jaceelka dacada ah
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
yemen

hadalka mac niyada iyo nafto u ronyahay

Caashaqa uurka iyo qalbiga
Ku arooran hawada
idilkood owgada jirkuna
adigay kuu oomantahee

Afka iyo niyaduna Intaa
amaantaaday haayaan
balanta wacadka iyo axdiga
ha iloobin ha iloobin
ha iloobin ha iloobin

Adigaa aragaa iyo
axay quruxdaada badan
indhaha soo jiidayaa
jacaylkuna ka unk..

Intaan kuu qabo darteed
amaantaadaana haaayaa
balanta wacadka iyo axdiga
ha iloobin ha iloobin
ha iloobin ha iloobin

maxamed cabdalah sujac's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Maxamed cabdalah sujac's Blog

ramadan kariim

Posted on August 3, 2010 at 5:39pm 0 Comments

asalaamu calekum walaloyal salaan kadib waxa la gali rawa bishi barakesned ee ramadanka walaloyal ilahay ka cabsada oo salada iyo sonka hala atkeyo si ilahay aqiiro iyo adunkabo nastexo nogu siyo walaloyal intas qeerka ah iga gudoma insha alaah

Comment Wall (9 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 10:22am on February 6, 2011, la jeceley said…
waan kaa qadany waalaal
At 3:01am on November 13, 2010, zahra mohamed haashi said…
scm walaal maxamed xajj mabruuk dhamaanteenba waxaan ilaahey
inooga baryahaa inaan sanadkaan kiisa kale nagu gaarsiiyo bash bash
iyo barwaaqoAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIN BY ZAHRA XAASHI
At 4:50pm on October 22, 2010, zahra mohamed haashi said…
scm walaal maxamed waan kaa qaadey salaantaada waadna ku mahadsantahay adigana iga gudoon salaanta dunida ugu qaalisan waa zahra mohamed haashi
At 3:54pm on October 18, 2010, samira Qali said…
waan ficanahay adiga xaladada iga waran qaali
At 4:57pm on October 13, 2010, samira Qali gave maxamed cabdalah sujac a gift
At 8:19am on August 10, 2010, samira Qali said…
WAAN KA QADAY ABOOWE WAAN KU FICANAY ADIGANA SIDAAS OO KALE
At 3:31pm on August 9, 2010, C/xaaji cali said…
Walaallahasomali yeed dhalinyar dhamaan tin wan idisalamay salaan kadib waxan gar ahaan usalamayaa maxamed buule sxb waxan ahay wiil somaliyed magacaygu na waa c/xaji cali
At 7:52am on July 25, 2010, Sarah mohamed said…
waan kaqade walaalkiis sidookale ana waan kusalamaa salaan qali ah walaalkiis
At 3:31am on July 13, 2010, hassan shariif said…
maxamed macruuf waan ku salaamay waan akaaqaaday salaanataada waadna mahadsantahay
waa lagu waayay,maxaa ku gu dhacay
 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service