Maxamed cismaan maxamuud's Friends

  • Malyuun aka iisho afro
  • abdisalan_nur@hotmail.com
  • Saahid Mohamoud Abdi
  • Said bile osman
  • soo soocoo
  • maxamed axmed cabdilaahi
  • NiCe Grl
  • DhoCil DhaFarSan
  • Qalanjo Luula
  • Aduun Team

maxamed cismaan maxamuud's Groups

maxamed cismaan maxamuud's Discussions

xisbiga horomarka iyo cadaalda

Started Nov 28, 2011 0 Replies

The Birth of two Decades of MayhemPart IJanuary 27, 2011biyokulule.com For the “Looma Ooyaan” residents of Mogadishu, the warlords to which they were subjected to are now defined not only by their…Continue

xisbiga horomarka iyo cadaalada

Started Nov 22, 2011 0 Replies

Taariikh Kooban Soomaaliya: 1960 - 2009Waxaa soo ururiyey SomaliTalk.com____________________________July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii…Continue

الصومال

Started Jul 9, 2010 0 Replies

لم أرى بلدي ما يقارب من الـ 20 عاما وهي تقريبا مدة الحرب التي تعيشها الصومال الآن أو تعيش آثارها ..إلى الآن لم تستطع الصومال أ ن تتعلم من الحرب و أن تتخلص من خلافاتها وأن يتوحدوا .. في بعض الأحيان…Continue

taariikhda puntland

Started Jul 7, 2010 0 Replies

boosaaso--------------------------------------------------------------------------------Taariikhda Gobalada Waqooyi Bari oo ilaa Bartimihii 1998 lagu magacaabo Dowlad Goboleedka Puntland ee Somalia,…Continue

Gifts Received

Gift

maxamed cismaan maxamuud has not received any gifts yet

Give a Gift

 

Welcome, maxamed cismaan maxamuud!

Latest Activity

maxamed cismaan maxamuud posted a photo

maxamed cismaan maxamuud

maxamed cismaan
Nov 24, 2012
maxamed cismaan maxamuud posted photos
Nov 24, 2012
maxamed cismaan maxamuud shared a profile on Facebook
Sep 23, 2012
maxamed cismaan maxamuud joined CaqiL Yare's group
Thumbnail

Faqidada Jaceylka

Welcome To HoYga Faqidda Jaceylka Qolkan Waxa Logu Tala GalaY iN Lagu Faqido Jaceylka Hada Fikradada Wa Laf Dhabarta Bulshada EE usoo Gudbi :-)See More
Aug 18, 2012
maxamed cismaan maxamuud liked maxamed cismaan maxamuud's photo
Jul 5, 2012
maxamed cismaan maxamuud updated their profile
Jul 5, 2012
maxamed cismaan maxamuud posted a discussion

xisbiga horomarka iyo cadaalda

The Birth of two Decades of MayhemPart IJanuary 27, 2011biyokulule.com For the “Looma Ooyaan” residents of Mogadishu, the warlords to which they were subjected to are now defined not only by their guns but also the claim to possess of al-xaqq, al-axkaam and al-AMISOM.Introduction: Since the collapse of the Siyaad Barre regime in 1991Somalia descended into chaos. Clan-based factions led by warlords have competed to fill the power vacuum and Mogadishu fell under their control.Mogadishu became a battleground of warlords. The devastating effects of war in Mogadishu destabilized the nation to the point of anarchy. Since then, major and minor warlords split the country amongst themselves and have misruled the Somalis.The history of the emergence of these clan-based political and armed factions illustrates that factions mobilized their clansmen by utilizing clanism and whatRoobdoon Forum refers as Islamic Liberation Theology.Without a doubt, warlords had legitimacy issue in mind, when…See More
Nov 28, 2011
maxamed cismaan maxamuud posted photos
Nov 23, 2011
maxamed cismaan maxamuud commented on maxamed cismaan maxamuud's photo
Thumbnail

maxamedcismaan

"ujeedada xisbiga iyo horomarka cadaalada waa guusha dadka soomaaliyeed"
Nov 23, 2011
maxamed cismaan maxamuud posted a discussion

xisbiga horomarka iyo cadaalada

Taariikh Kooban Soomaaliya: 1960 - 2009Waxaa soo ururiyey SomaliTalk.com____________________________July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu.July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan Daar (Aaden Cadde), waxana uu madaxweyne ahaa ilaa June 10, 1967, markaas oo doorasho uu madaxweynanimada kula wareegey C/rashiid Cali Sharmarke. [Aaden Cadde waxa uu noolaa intii u dhexeysey 1908 ilaa June 8, 2007].Jan 1962 - Nelson Rolihlahla MANDELA ayaa u mahad celiyeey afar wadan oo ay ka mid tahay Soomaaliya. Mandela waxa uu ka khudbaynayey shirkii Pan-African ee lagu qabtay Addis-Ababa, asagoo u mahad celiyey afar dal ee Afrika** xilligaas ka mid ah dalalka xorta ah, kuwaas oo kulankaas joogey, kuwaas oo ahaa  Somalia, Ethiopia, Sudan iyo Tanganyika. Waxana uu Mandela dalalkaas uga mahad celiyey sida ay cunaqabataynta siyaadadeed iyo mid…See More
Nov 22, 2011
by maxamed cismaan maxamuud
"What's in my mind ?xisbiga horomarka iyo cadaalada"
Nov 20, 2011
maxamed cismaan maxamuud commented on maxamed cismaan maxamuud's blog post xisbiga horomarka iyo cadaalada
"xisbiga horomarka iyo cadaalada waa xisbi cusub waxana loo ass aasay in uu dhibka umada soomaliyeed kasaaro mudada badan haysaay kana badbaadiyo calooshood ushaqaystayaal solamiya aan dan uwadin waxana xisbiga horomarka iyo cadaalada asaasay…"
Nov 20, 2011

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
magacaygu waa maxamedcismaan waxaa aankunoolahay yamen waxaa aan dhigtaa sanaca universatay gaarahaan kuliyadacaafimaadka
Waxaan Jeclahay ( I Love..
boosaaso
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
yamen

buurgaaban

Maxamed cismaan maxamuud's Blog

xisbiga horomarka iyo cadaalada

Posted on November 20, 2011 at 7:53am 1 Comment

xisbiga horomarka iyo cadaalada 
waa xisbi cusub waxana loo ass aasay in uu dhibka umada soomaliyeed kasaaro mudada badan haysaay kana badbaadiyo calooshood ushaqaystayaal solamiya aan dan uwadin waxana xisbiga horomarka iyo cadaalada asaasay dhalinyaro soomaliyeed waxana maid ah maxamed cismaan maxamuud iyo mhadi maxamed sh. abuukar

fariinta maxamed cismaan

Posted on March 12, 2011 at 12:57am 0 Comments

salaam islaamka kadib





sida laga warqabo waxaa kasocota caalamu carab dabayl isbedeldoon ah oo umadaha carabta ay rabanaa in ay isaga xorayaan tigtaatooriyo muda badan wadamaas katalinayay kuwaas oo umadaha carabta kareebay caalamka intiisa kale oo maanta la,orankaro waxa aygadaal ugadheceen caalamka iminka inkabadan 40 sano somaliyana waa kamid umadaha carabta kudarso oo soomalya waa wadan ayladegeen colaado sokaye mid shishaye mudo kabadan 19 sano shacbka soomaliyeed maanta waxa haysta dhibaatooyin aan lasoo kobikarin haba ugudaraato colaada aan kala joogsiga lahayn puntland waxa kaga jirtaa meelsare gobolada somalya ee amaankoodu suganyahay laakiin su aashu waxa ay tahay mayahay amaanka puntlaand dhamaystiran iyada oo la ogyahay in ay jiraan falafa amaan xumo ah in aya kadhacaan magaalooyinkaqaarkood sida magaalada ugu wayn puntlnd ee boosaaso ay na tahay mida ugu daran tan labaadna ay tahay gaalkacanyo hdaba waxa ay muhiimadu ay tahay in soomaliyeed ay iska… Continue

Comment Wall (2 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 4:06pm on February 25, 2011, mohamed a\qaadir ahmed said…
waxaan umada soomaaliyeed ugu yeerayaa banaan bax ay isku xureeyaan umadooda & wadan kooda kacaan oo looga soo horjeesto dulmiga 20 sano nahaysto waa waqtigii kacaanka shacbiga waa inaan kacnaa waa waqtigeena waa waqtigii shacabka oo dalkiisa xuraynlahaa hadhaco qobiil hadhaco shabaab hadhaco xisbul islaam hadhaco ahlu suna haday moodayaan dhiigeena & dalkeena raqiis wallaahi dadbuu agtooda kawayn yahay waa soomaalida axraarta ah waa soomaali wayn koonfur ilaa waqooy bari ilaa gal beed hanoo laato soomaali wayn waa gobee hanoo laato soomaali wayn xageed galaysaan doofaarada wadnkeena baa ba shay maanta waa maalintii malxamada maanta ayaan dalkeena idinka daahiraynaa maanta ayaan taariikhda qoraynaa shacabka wuxuu doonayaa wadankiisa shabka wuxuu doonayaa qaran nimo shacabka wuxuu doonayaa soomaaliya shacabka wuxuu doonayaa nidaam
At 5:50pm on September 4, 2010, abdisalan_nur@hotmail.com said…
wow

maxamed cismaan maxamuud's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All
 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service