Somali Online Chatting
Started Nov 7, 2010 0 Replies 0 Likes
jacayilka waxa uu leeyahay tiirar aanu laantiisa jiri karin oo ay ka maid yahiina1. RUN ISU SHEEG: waxaa fiican in labada qof ee is jecel ay runt isu sheegaan oo wax kasta oo jira anay iska qarin2.…Continue
Started this discussion. Last reply by jordan Sep 10, 2011. 3 Replies 1 Like
waxaan idin waydiinaya su'aal ku saabsan waxyalo hay qiimeeyaan soomaalidu, ma u malaynay in hada dadka soomaliyeed badan koodu ay hal wax wada qiimeeyan oo hadii waxla diidayo iyo hadii la doonayo…Continue
malaak mohamed osman replied to Ismail Hagi Abukar's discussion daruuri miyaa inaad yaalatid xiriir guurka ka hor? mise malaga yaabaa in uu jaceylka ka dhashto guurka ka dib?waxaa hobaal ah in uu jaceylka yahey dareen aad u macaan daruuri ay tahey hadii ay is aqba
jordan replied to malaak mohamed osman's discussion waa maxay waxa ugu wayin oo ay qiimeeyaan somaali?masha allaah ilahay hakuula garab galo walaashay heerka ad jeceshahayne ilahay ha ku gaarsiiyo wana ku salaamaa bye
malaak markaan arko magacaaga waxbaa igu meermersanayaa,arimaha jaceyl baa i hogaaminayo misna kama adkeysto ee naftu olol ma deyso ogow markaa malaak waxaan kaa codsan lahaa ianaad ila socotid waa hadii aad ogolaaneysid
ibraahim madrid ozil said…
ahmed mohamed ahmed (dangarad) said… waxaan kuu soo dirayaa salaan aad iyo aad u qaali ah salaantaas oo ay kuu soo hibeeyeen dhamaan unugyada jidhkayga oo idil waxaan filayaa in salaantan qalbigaagu ku degi doono kuna xasli doono, waxaan filayaa in salaantani wax weyn ka bedeli doonto noloshaada keli ahaanshaha ah waxaan kaloo filayaa in salaantan aad ka dhex heli doonto qalbi furan oo adiga ku sugayaaya, intaa kadiba walaal aad ayan u wanagsanahay waana ku faraxsanahay barashada aan is baraneyno waayo laba walba waxay is bartaan maalin ha noqdeen kuwo ku faa'iida barashadooda ama ha noqdeen kuwo ku khasaara barashadoodee runtii waxaan filyaa in wax walba oo qalbigayga ku jira ilaahay solonsiiyo wali ma ana is ku kaasheegin walaal ok aniga magaceyga waa axmed maxamed axmed (dangarad ) ku nool caasimada soomalaiya ee muqdisho teeda kale aniguna ku degdegi maayo kuna dhihi maayo waan ku jeclahay waayo wax walba waxay ku yimaadaan si tartiib tariib ah jacaylkuna isaga ayaa mar walba wadada runta ah doonta waxan kuu dhafaay adiga oo tixgaliya isbarashada cusub iyo jawaab qalibi saliim ah aad ku diyarisay qeer baan kuu dhaafay macasalaama
c/llaahi feysal said… walashiisa waxaan barta jamacad sidada
o kale marka si aynu wax isaga faa iideysano
ku soo darso Emailkan
cabdiriaaq maxamad ibraahim said…
maxamud axmed said…
jullet abdijalil ali said… waxan rajeyna inaad igala soo xariiri doontid ciwaankan guuleed566@hotmail.com
jullet abdijalil ali said… hello malaak sidaada o kale ayan waxbarashada jecelahay waxan ka baxay jamacada muqdisho sanadkii tagay hadane ah humaniterian aid worker marka wan jeclan lahaa inan is barano si aan isu caawino..................2deena
© 2012 Created by Aduun Team.