Akram AL-Nari
  • Male
  • west virginia
  • Somaliland
Share on Facebook
Share Twitter

Akram AL-Nari's Friends

  • maanqaali
  • Najuu shidanoz
  • SoMaLi HeRo Style magalo
  • My NaMe Is RuXe
  • Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬●
  • Abdikadir Aden Rushdi
  • miss qali

Akram AL-Nari's Discussions

ANIGA IYO ADIGA MAXAAN KU KALA DUWANAHAY?

Started this discussion. Last reply by jordan Sep 10, 2011. 9 Replies

Runtii aduunkaan aan ku nool nahay waxaa badan mashaqooyinkiisa,markasta waxaad arkaysaa wax kaa yaabiya hadaba waxaa dhacday qiso layaabeh,Amina waa hooyo soomali ah waxaanay ku noolayd iyadoo…Continue

Tags: GUUD, SU'AAL

Gifts Received

Gift

Akram AL-Nari has not received any gifts yet

Give a Gift

 

Welcome, Actorka sanadka

Latest Activity

XARIIFTAN-BOY liked Akram AL-Nari's group ILA QABSO
Feb 20
XARIIFTAN-BOY commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"Maxaa Future Gabadh La Hiigsado " Faraqa Jiidaysa Maxaa Googaa I Fahantiyo " Faqu QadhaadhaadayMaxaa Gabadh Fariidoo Dal Jecel " Erey Ku FaygaartayMaxaa Sawiro Faanniyo Hanbalyo " Faallo Ku IdlaatayMaxaa Faataxo Diin Iyo…"
Feb 18
mahad yare commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"waslamntihiin inta ijecel inta jeclahay dhaman asxabata inta ineceb jahanm allah idnka warbsho mida xigta asxabteda qalika ah ayada lakujira waqtikii jaceelka wax idn leyahay jaceel jahwareersan iska ilalaiya mid wadadi layqna kusocdo  ah allah…"
Feb 15
mr_duumo_yaraanka_CIDA commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"schje vandaag is Valentine's-Day. Runtii waan qariyaa ilinta iga timaada marka aan ku dhawaaqayo magacaada , balse xanuunka qalbigeyga weli waa sidiisii inkastoo aan dhoola cadeeyo , hadaba ogaaw in uusan jirin qof kugu xiisay sida aan aniga…"
Feb 15
Profile Iconmahad yare and mr_duumo_yaraanka_CIDA joined Akram AL-Nari's group
Thumbnail

ILA QABSO

Barasho horteed ha i nicinSee More
Feb 15
Abdikadir Aden Rushdi commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"waan ku faraxsanahay sida runta ah maalinta jacaylka aduun ka waxaanan idiin  leeyahay dhamaantiin ku gaadha bash bash iyo barwaaqo qof walbana qofkuu rabo ilaahay ha u sahlo inaga dhamaanteena ilahay ha ina dhowro."
Feb 15
AnWaR-xxx_____(AKRAM) joined Akram AL-Nari's group
Thumbnail

ILA QABSO

Barasho horteed ha i nicinSee More
Feb 13
Najuu shidanoz commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"aad iyo aad u mahadsan tahay sam sida qiimaha badan aad maanta igula qadatay farxadaa qabo  aarka wllo tx adigna insha allah waxe calaf marna lama segaayo "
Feb 12
Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬● commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"*”˜˜”*°•.¸☆ ★ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆╔╗╔╦══╦═╦═╦╗╔╗ ★ ★ ★║╚╝║══║═║═║╚╝║ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆║╔╗║╔╗║╔╣╔╩╗╔╝ ★…"
Feb 12
XARIIFTAN-BOY commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"*”˜˜”*°•.¸☆ ★ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆╔╗╔╦══╦═╦═╦╗╔╗ ★ ★ ★║╚╝║══║═║═║╚╝║ ☆¸.•°*”˜˜”*°•.¸☆║╔╗║╔╗║╔╣╔╩╗╔╝ ★ vilentine…"
Feb 12
Najuu shidanoz commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"ASC dhamanaa asxaabta waad salamtahiin waxaa salaan qaas u diraya sxbkeyga salaan kadib wiilkaas runte waa wiil xageyga aad iyo aad qiima ugu leh mar walbana waxu ahaan doona mid sida iyo si lamid ah qiima igu yelandoono sida wada ognahay waxaa la…"
Feb 12
Adawe joined Akram AL-Nari's group
Thumbnail

ILA QABSO

Barasho horteed ha i nicinSee More
Feb 12
casiisa qalanjo liked Akram AL-Nari's group ILA QABSO
Feb 10
Sam Aden●▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬● commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"waxaan aad ugu faraxsanahay maadama aad aabo noqotay markii ugu horaysay sidoo kalena dumaashiday ay iyaduna noqotay hooyo idinkoo helay gabar yar oo quruxbadan sida runta ahna waad u qalantaan darajadan marka waxaan leeyahay soo barbaar noqo tii…"
Feb 8
Najuu shidanoz commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"AKRAM hambalyo wllo masha allah adigaaba nasiib leh madama aad aabo nasiib u yelatay marka waxaa ku leyahya allah kaga yeelo kheer waxaana idin wada rajenaya adiga iyo reer kagaba nolol mida maanta aad ku jirto mid kaga faraxbadan inantaa dana waxaa…"
Feb 7
XARIIFTAN-BOY commented on Akram AL-Nari's group ILA QABSO
"AKRAM hambalyo bro aad baa ugu faraxsanahay inaa gabar laguu dhalay masha allaah adiga iyo xaaskaaga waan kugu hambalaynayaa teeda kale waxaan ku faraxsanahay inaa dib ugu soo laabatay aduun waya gudoomiyaha qolka baa ahayd la'aantaa nuur…"
Feb 7

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
Waxaan ahay wiil dhalinyaro ah runtii waxaan aad u jeclahay saaxiibtinimada markasta waxaan ahay qof daneeya qofka kale wuxuu jecelyahay oo aan u tixgeliyo, runtii meesha kama madhna inaan ahay ruuxkkkkkkkkkkkkkkkk iska dhaaf......inta hore ka raac.
I was born
Somaliland
Waxaan Jeclahay ( I Love..
waxaan aad u jeclahay xaaskayga qaaliga ah MAANQAALI
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
meel aad u qurux badan jawi fiican lana jeclaysan karo nolosha taala taas oo hadaad aragt neecawda taala aad adiguba ka markhaati kacayso in loogu talagalay dadka is jecel si aad xusuustaada dib ugu noolayso waa meel aad u fiican.

Akram AL-Nari's Blog

http://www.aduun.net/ila qabso.finland

Posted on July 24, 2011 at 6:28am 1 Comment

ILA EEG QOLKAAN

ILA QABSO...AAN KULA JAANQAADEE

Posted on July 24, 2011 at 6:26am 0 Comments

Comment Wall (3 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 6:16am on July 31, 2011, maanqaali said…
Akram macane waa ku slmy waa aaday halkii lkn wali ma arkin waxaan filaa waxaana islahaa way timid balse waxaa layidhi laba maalin ayaa ka hadhay sidaa darted warqadii mailkana iguma soo celinin hada timekii ayaa noo balan ah markaad soo gasho ayaan kuu sheegayaa sheekada
your lovely girl maanqaali.
At 12:47am on July 30, 2011, maanqaali said…

Akram macaane waan kuu dhaafay lkn tellkaaga maxaa ku dhacay ani waa ku wareeray yaakhi

runtii laba jeer xataa waa isku dayay. documentigii waa kuu soo  dhigay markaa aragtid ila soo hadal macaanka waa ku salaamay.

At 12:17am on July 30, 2011, maanqaali said…

Akram wll walahi waa iga dhab wali qof aan sidaa uga helay may dhicin lkn haddii aan runta kuu sheegay wll macaan miyaan khaldamay.

hadda adiga jawaab ayaan kaa sugayaa maxaa ka leedahay kkkkkkkkkkk

mise wali ciyaartii ayaad ku jirtaa aniga waa iga dhab marka ii reeb comments.

 

 
 
 

A

© 2012   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service