Somali Online Chatting
indha uroon has not received any gifts yet
barkade said… dheeman isfahanku waa shay qaali ah mcn ilove you
kkkkk
cabdimcalinmxamuud said… Macaaneey iga gudoon salaan
aan maaxanaayey maalmo badan
murti iyo macno wayn xambaarsan
malo awaal ka dheeroo manafacaad wada
Macaaneey hadii aan malaxa keeno maskaxdayda
Wabi baan makhuurtoo ma nooli
Caashaq baa i mudoo maan ma haayo
maskaxda iyo maankayga adigaa ka muuqda
maalintaan ku waayana waan malganahay.
Macaaneey nafsigu waa mashaakile
maya hay oran
Macaaneey adaan magantaa ahee
maya hay oran
macaaneey adaan magantaa ahee
maya hay oran
Macaaneey haygu dayn mahiigaan
Oo meel cidla ah ha iiga tagin
adaan ku maagee barsho wanagsan al ustaad abdi moalim mahmuud welcom
c/qani xuseen bile said… inha uroon walaal mcn waa qurux badan thy ee kawaran hadaan laabtyda kugu seexsho
towfiiq boy said… inshaa allaah indho waa sida aad sheegtay qurux adiba waa iag sidataaaaaa qaaaaaaaaaaaaali
Ugaas yare said… U badhig quruxdaada sowkaaga kaliga ilaahey ha kuu naxariistee walaale
towfiiq boy said… hej söttan due så vacker kan du kantakta mig tack 0736431859
Farxaan Cabdi said… © 2013 Created by Aduun Team.