Young AJ's Friends

  • xasan calasow cosobow
  • rashaad
  • gabar shidan
  • hani Elmi
  • ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩
  • mahad daahir guutaale
  • Wiil Barwaaqo
  • Dj eazy
  • aniisa sharaf
  • waryaa woow
  • Natasha  Hassani
  • Qalanjo Luula

young AJ's Discussions

iska key iloow qiso jacel oodhab part 1

Started Oct 30, 2010 0 Replies

Qisadaan waa Qiso Qaali Ah LosocdaQeybt 1aad, aniga oo inta labada gacmoodkor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan…Continue

Tags: aqyaarta, ilaa, 20, pages, socda

hees mcn somaliweyne sideen baan wax yeela by cabdi diini

Started Oct 29, 2010 0 Replies

jaceel baa isumeeyoo laygu soo salidayoo sinta iyo lafaha oo idli oogaduu ku faafoo s aldhig waxuu kuleeyhay sableyda feeraha saqda dhexe habeenkii saari kuma gamaayee soo socodka maan arag isma oran…Continue

i love somaliya

Started Oct 29, 2010 0 Replies

Calankeena Quraxda LehHabinkaa Qotomine qotomineHabinka Qotomineee ....Guusha QadnaY Baa TahayHabinkii QuromahaQimaa aaku yeshe aanka Qeyb Galanay aa tahay..Habiiiiiiin QaaYo Weynoo Nagu Qali Yaa…Continue

haddu laheen jaceel intaan xaar waaye yaa lisku daalin

Started Oct 28, 2010 0 Replies

WAXYAABAHA LOOGA BAAHNAYAHAY LABADA RUUX ISJECEL MAXAA KALA SOCOTAA 1;isaaminaad 2;balan oofin 3; is ixtiraamid 4; is ey isu dulqaatan 5; in ey yeeshaan waqti ay kulmaan si ey uga wada hadlaan…Continue

Tags: fikaradaa, dhiibo, ka

Gifts Received

Gift

young AJ has not received any gifts yet

Give a Gift

 

Soo Dhawaaw, king of xamar jadiid!

Latest Activity

jaamac cusmaan maye joined young AJ's group
Thumbnail

qolka ciyaalka xaafada iyo nuuriska aduun

ciyaalka xaafada sida ay shukaansiga usameeyaan waxaa ka mid yarta waa shidantahay in aan isku dhegsano aan rabaa cml
Mar 11, 2011
Natasha Hassani and young AJ are now friends
Mar 3, 2011
young AJ updated their profile
Jan 10, 2011
young AJ and rashaad are now friends
Dec 29, 2010
mahad daahir guutaale joined young AJ's group
Thumbnail

qolka ciyaalka xaafada iyo nuuriska aduun

ciyaalka xaafada sida ay shukaansiga usameeyaan waxaa ka mid yarta waa shidantahay in aan isku dhegsano aan rabaa cml
Nov 30, 2010
Wiil Barwaaqo left a comment for young AJ
"sxb waxaan kuu maleenaa oona kugu tabaa xamarjadiid gaar ahaan buurka sax soo ma'ahan?"
Nov 20, 2010
Wiil Barwaaqo left a comment for young AJ
"king"
Nov 20, 2010
Wiil Barwaaqo left a comment for young AJ
"waan ku salaamay sxb"
Nov 20, 2010
mohamed crab commented on young AJ's video
Nov 14, 2010
young AJ commented on saara_^ssY's photo
Thumbnail

saara ssy'cm

"maasha allah walshiis waa shidantahay kaa tumaa nasiib leh"
Nov 4, 2010
young AJ left a comment for cabdi samad daahir guutaale
Nov 3, 2010
young AJ left a comment for fozia yuusuf
Nov 3, 2010
young AJ left a comment for fozia yuusuf
"fozia adiga ayaa i ogolaaday soo maha mise waa been waan ku salaamay abaayo mcn"
Nov 1, 2010
fozia yuusuf left a comment for young AJ
"hi yaa kuogolaaday ianaad king of xamar jadid noqotid"
Nov 1, 2010
young AJ and Wiil Barwaaqo are now friends
Oct 31, 2010

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
shx shx aan ahy adinka shx shx noqdo war ma jiro
Waxaan Jeclahay ( I Love..
adiga
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
goerge
biti xumadii tahriibka iyo baarashadii palma waa taariiqda nolosheeda ugu haboon waxaan ka tagay kenya nairobi 22 sep 2010 waxaana isku aaday tahriib aan ku maraya dhulka una socday south africa waxaase la kulmay dhibaato xoogan oo nolosheeda

young AJ's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

young AJ's Videos

  • Add Videos
  • View All

Young AJ's Blog

iska key iloow qiso jacel oo dhab ah part 1

Posted on October 30, 2010 at 10:30pm 0 Comments

Qisadaan waa Qiso Qaali Ah Losocda



Qeybt 1aad



, aniga oo inta labada gacmood

kor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan garaneyn halka uu igaga yimid, waxaanse u qaatay in dhafarkii habeenkaas aan ka qaaday cayaar ka mid ahayd horyaalka England oo aan daawaday, ay hurdo la’aanta iyo caajiskaba iigu wacneyd.



Saacada ayaan eegay mise..waaba 3:15 daqiiqo. “waqtigu socod…
Continue

qof waliba dhaqanka usoo maray ,marku da yaraa

Posted on January 1, 1970 at 12:00am 0 Comments

>waxaan jeclahay markasto in aan xasuusto ciyaal ciyaaley waxan sameenjirnay inkasto kuwa aan kudhalan mogdisho ee saan xasuusan waxaas aqoon ulaheen badanaa laakinsa ilmaha xamar ayaa aad uxiiseeya ciyaaraahan ku xusan meeshaan;;;;; KIIK KATIMEEY KATIM KABTEEY BILATAA DUQUL DAAQUL AABITEEY GARAANGAR GARIIR GOOGAA DHUUDHUUMASHOOW IYO WAX YAABO BDAN LAAKINSA waxan in la hilmaama mudaneen markii lasoo weenaada la xiiseeyo xoogaa shaleemada badda weerada fooda gabdha laga taabanayo naashaa… Continue

Comment Wall (12 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 11:03am on November 20, 2010, Wiil Barwaaqo said…
sxb waxaan kuu maleenaa oona kugu tabaa xamarjadiid gaar ahaan buurka sax soo ma'ahan?
At 11:01am on November 20, 2010, Wiil Barwaaqo said…
king
At 11:00am on November 20, 2010, Wiil Barwaaqo said…
waan ku salaamay sxb
At 5:57am on November 1, 2010, fozia yuusuf said…
hi yaa kuogolaaday ianaad king of xamar jadid noqotid
At 3:35am on October 30, 2010, qaali said…
maskaxdeeyda weys fadhisaa magarata ee amaan isii mfhatay
At 3:12am on October 30, 2010, qaali said…
amaan aanm kaahelo okey
At 7:10am on October 29, 2010, ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ said…
jkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mooryaanka wax ma hilmaameesid plz ani ha inabin sxbow wlaigeey gabar kama taaban meesha plz ani sxbow security lee ahaa gabdhaha aan ka ilaalin jiray shaxaariyada adigoo kale mooryaanka ee ha inabin wlaigey gabar ma ka taaban ani sxb plz ani waad ogtahay inaan adinka dhan aan idin wada qarbudi jirnay bilaal schoolka xaruntiina ah xata niku imaan jirnay e yaana hada warf kuku bursan joog hahahhahahah ciyaal towfiiq nika xoreeynay xata
At 6:37am on October 29, 2010, ·*¨)۩۞young knaan [abdalla}·*¨๑۩ said…
KKKKKKKKKKKK CIYAAL CAANO HADABA WAAN AHAY WAAN KA TIRSANAHAY MEEL WALBA AAN TAGANA WAA ABAABULAA MOORYAANKA PLZ ADIGA WAXAN OGAA ADAW ANI KU BUR BURSAN JIRAY GOORMAA MOORYAAN NOQOPTAYNA MISE WAX AA IKA DAMBEEYE MOORYAAN SXB KKKK KAFTAMAAZ CML BY
At 6:30am on October 29, 2010, jaamac cusmaan maye said…
dadka xaafada maxay ku layihiin marka mooryaanka aad baxsatay iisag
At 6:26am on October 29, 2010, jaamac cusmaan maye said…
waad salaamantahay maxaa mooryaanka ugu baxsatay iishayg
 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service