Cumar cali barrow's Friends

  • xasan calasow cosobow
  • osman mohd seekh
  • alas ahmed
  • cabdiwali cali axmed
  • ABDIKANI DAHIR FIDOW

Gifts Received

Gift

cumar cali barrow has not received any gifts yet

Give a Gift

cumar cali barrow's Page

Latest Activity

alma replied to cumar cali barrow's discussion Codsi gaaban in the group Faqidada Jaceylka
"waxa qaba ra yiga walashey mulki xaaji ducadana qaado midkale aad adiga dooratayna guurso insha allah nolol raaxo ayad galeysa"
Jul 23, 2012
cumar cali barrow commented on Amiira_uk's blog post www.aduun.net
"waaaaaw waxaan dhahay hambalyo aad baan ugu faraxsanahay inaa ogaado aroooskaan mucjisada ku dheehantahay"
Oct 23, 2011
cumar cali barrow and osman mohd seekh are now friends
Sep 2, 2011
cumar cali barrow posted a photo

umar

Mgaca:: cumar cali barrowda,daeyda:: 1991/08/05from:: muqadisho kaaraangoobta aan joogo:: south africa :: mpumalangawaxa aan qabto:: ganacsadewaxa aan jeclahay:: diinta muslimka ahmaxaan ahay:: doob wali maguursanwaxa aan rajeynayo:: shahiid inaa…
Sep 2, 2011
cumar cali barrow commented on HoNeST GiRL's group Wa Maxay Jaceylka?
"A s c Al-muslimiintiina Ogaaw Arimaha jeceylkoo ilaahey kaa abuuray leyskama indha saabo"
Aug 10, 2011
mulki haji replied to cumar cali barrow's discussion Codsi gaaban in the group Faqidada Jaceylka
"qof walbo ma hesho sida badan waxeey rabto in lagaa daran yahay ayaa laga yaabaa  "
Apr 25, 2011
cumar cali barrow replied to cumar cali barrow's discussion Codsi gaaban in the group Faqidada Jaceylka
"K.k.k.k.k mahadsanid nolosheyda ayaaba waayaha danbe ah wax walboo dhaco astaamo been uyihiin iyo wax lagu cimri qaato"
Apr 21, 2011
mulki haji replied to cumar cali barrow's discussion Codsi gaaban in the group Faqidada Jaceylka
"w w w waan ka xumahay walaalkeey inta badan taa waa dhacdaa lkn waxaan moodaa xiligii hore ineey loo badnaa oo hada laga nastay waayahaan danbo waxaan ku leehay ameey taladeeyga tahay maadana aad nin raga tahay 4 naag ayaa ku banaan taad jecleedna…"
Apr 21, 2011
cumar cali barrow added a discussion to the group Faqidada Jaceylka
Thumbnail

Codsi gaaban

A..S..C Walaalaheyga qaaliga ah waxaan jecleystay inaan idiin sheego sheeko aad iyo aad utiiraanya badan oo ku saabsan jeceyl kuna dhacday nafteyda mala arkaa oo macquul matahay walaalaheygiyow inaat ila araktaan si aat baritto uga dig-toonaataan wax yaabaha waalid ka ay sababaan iyo ilmaha leysku doon guurkooda codsi la.aan xaka ilamaha ah
Apr 20, 2011
cumar cali barrow commented on Akram Hp's group QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA
"Dhul-ku= waa barwaaqo iyo dhal dhalaal ka aadmiga Dhul-ku= waa daqaalihii dheymankaa dad kiisa Dhul-ku= waa maguuraan ehel kuu cizeeyaaaa Dhul-ku waa dhaxal siman cid walbaa dhaxleyso Dhul-ku waa deeq ilaaha iyo doog kuu baxaayo Dhul-ku waa magac…"
Apr 16, 2011
cumar cali barrow commented on CaqiL Yare's group Faqidada Jaceylka
"A.s.c muslimiintiina mida 2aad aad ayaan uga xumahay inaa kamaqnaado hal-kaan ay isugu habar wacdeen waayaha ku wooda hormaray siwalbo waan dhawahay waana umahad celinayaa shaqsiga ama shaqsiyaad ka o hoolan u adeega iyo hormarka bulshada gacma…"
Apr 11, 2011
cumar cali barrow commented on Akram Hp's group QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA
"Mrs khalid ma.sha.allaah waad ka baxsatay allaha nookaa deeyo waan idin salaamay dhamaant akhayaarta"
Apr 11, 2011
cumar cali barrow commented on naadia hasan's group Qolka Reer muqdisho
"Mrs oboki ali ma waxaad ingir-saantahay waxa ku soo gordhay umada somalia matahay mid ku nool dalka somalia waqti xaadirkaan hal-ka uu ka ololayo dabka mid kiisa xun ee caasimada umada (muqadisho) goob walbo ey kataliso dowlada (TFG) Waxaa ka…"
Apr 9, 2011
cumar cali barrow commented on naadia hasan's group Qolka Reer muqdisho
"Mrs oboki ali ma waxaad ingir-saantahay waxa ku soo gordhay umada somalia matahay mid ku nool dalka somalia waqti xaadirkaan hal-ka uu ka ololayo dabka mid kiisa xun ee caasimada umada (muqadisho) goob walbo ey kataliso dowlada (TFG) Waxaa ka…"
Apr 9, 2011
cumar cali barrow commented on Akram Hp's group QOLKA MUGDISHO CAASIMADI UMADDA
"K.k.k.k.k.k.k.k.k. Ish calaa hadal k.k.k.k.k.k.k.k. Salaama dhamaan"
Apr 7, 2011

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
magaceegu waa cumar cali barrow waxaana ku dhashay wadankla somalia qaasatay muqadisho waxaana kasoo tagay sanadkii hore bisha 3
Waxaan Jeclahay ( I Love..
jaceel ayaa ihaayo
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
mamalaango south africa

cumar cali barrow's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Cumar cali barrow's Blog

Guur iyo lacag iyo waalid

Posted on December 10, 2010 at 8:02am 0 Comments

A.s.c sida aad udhantahiin rag iyo dumarba waxaan idinka codsanayaa inaad igala talisaan arintaan oo walaal kiina heysato waxaan ku noolahay south africa hooyadey ayaa waxaa iga cudsaneysaa inaan ku soo laabto wadan ka dabadeedna aan ku guur sado akteeyda anigana balan aan hooyo kaqaaday aanan wali owfin in kastoo ay tiri waan kuu fasaxay balantaada hadana ma.ahi wiil hanti leh kaliya waxaan dabooli karaa baahida hooyadey walaalayaal sideen yee laa arinka hooyadey miyaan qaataa mase nolosha… Continue

Posted on December 10, 2010 at 8:01am 0 Comments

Posted on December 10, 2010 at 8:00am 1 Comment

Comment Wall

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

  • No comments yet!
 
© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service