abdirahman kuwaataro
  • Male
  • london
  • United Kingdom
Share on Facebook
Share Twitter

Abdirahman kuwaataro's Friends

  • cabdulaahi aadam ibraahim
  • iid maxamed saleeban
  • fathia degan hassan
  • Hassan Xayraan
  • Abdirashid Qoslaaye
  • maska haji
  • abshir ahmed haji
  • caliciid
  • idil m haaji
 

abdirahman kuwaataro's Page

Latest Activity

mahamed ahmed guleid commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part two?
"way maray saa"
Jun 25, 2011
iid maxamed saleeban and abdirahman kuwaataro are now friends
Jun 24, 2010
Nasra Haashi commented on abdirahman kuwaataro's blog post guuldaro jacayl god maloo galaa
"oh maskiin allah u naxaristo malakul mod ayaa waday aduun dhanba uma qorneen walal mahadsanid wa sheko murugo badan runti"
May 22, 2010
sakariye maxamed elmi commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part two?
"waa niisalamay saxiibayaa geraalka adunka lagu soo qoray aad ayuu cajaa ib uayahay wasa kumahadsanyahay kan soo diray aniga oo ah mudane deeq"
May 22, 2010
abshir ahmed haji commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part 3
"waa sheeko aad umacaan sxb thans kuwataro"
May 19, 2010
abdirahman kuwaataro and cabdulaahi aadam ibraahim are now friends
May 18, 2010
abdirahman kuwaataro commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part 3
"mr zeki waan kaa gudoomay salaantaada mid la midane iga hano aadne usoo dhawaaw ayaanu ku leeyahay bro"
May 16, 2010
sakariye c/raxmaan commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part 3
"dhaman waad salaaman tihiin aqyarta hawada"
May 16, 2010
iid maxamed saleeban left a comment for abdirahman kuwaataro
"SXB WAAN KU SALAAMAY SALAAN QAALIYA SXBWAXAAN KU FARAXSANAHAY SIDA AAN UGU SOO BIIRAY ADUUN"
May 14, 2010
abdirahman kuwaataro posted blog posts
May 13, 2010
Falis Qalanjo left a comment for abdirahman kuwaataro
"WAXA NO SOBAXAY QORA WEYN MANSHALLAH SHEKADA CADI MAHAN WAN KUHEYSATAAAAAAAA INOLOW"
May 11, 2010
Falis Qalanjo left a comment for abdirahman kuwaataro
"WAN XISEYA SHEKOYINKA JACELKA IYO QISO DHAB AH"
May 11, 2010
abdirahman kuwaataro commented on luul ladan's blog post Ruuxii dhab kuu Jecel waa lala dhadhamiyaa !!!!!!!!!!!!
"waa caynkaa sxb hala wada dhadhansho love ka hane la iska kabato laakin yaan lakala boobin looool"
May 11, 2010
abdirahman kuwaataro received a gift from haana muse
May 11, 2010
fathia degan hassan commented on abdirahman kuwaataro's blog post guul daro jacayl god maloo galaa part two?
"wa nisalamay somalida aduun .com marka labad farsamayaqanka aduun.com iyan salamay jacalka wa wax jira uu dadku naka horeyey somaren marka shekadan ad iyey u macantahay kowataro wad madsantahay walalo sidad noku sobadhigtay shekada macan lakin…"
May 5, 2010
abdirahman kuwaataro posted blog posts
May 4, 2010

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
im abdi yare , i was born and i have grown in somalia but at the moment i live in united kingdom. i enjoy chatting with my friends when im less busy
Waxaan Jeclahay ( I Love..
sports, music
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
united kingdom

abdirahman kuwaataro's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Abdirahman kuwaataro's Blog

guuldaro jacayl god maloo galaa

Posted on May 11, 2010 at 12:55pm 1 Comment

walaalaha qadarinta iyo qaayaha badanow kusoo dhawaada qeybtii 4 aad ee igu danbeysay sheekada

saamiya waxay ku tiri abdiqeeys[ aboowe aniga aabaheyd waxaan ka dhaadhicinaa inuu jamacad iigu diro wadanka suudaan markaan suudaan tagone waa tahriibaa ilaa talyaani ayaan soconaa hadaan meelaha tago waxan isku dayaa inaan adiga ku keensado ninkaane asaaba ifuridooono haduu ogaado inaan dartiis uga cararay wadankii ee adiga balan iga qaad hadaad dhab ii jeceshahay inaad isugeyso ama aad ila… Continue

guul daro jacayl god maloo galaa part 3

Posted on May 11, 2010 at 7:30am 3 Comments

saaxiibayasha qaaliga ahow mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybti sedexaad.

cabdiqeeys iyo saamiya xariirkooda wuxuu naqday mid aad u wanaagsan oo habiin iyo maalinba midba midka kale inuu daawado amaba uu maqlo uun rabo ,muda dheer markii la wada socday ayaa la isku afgartay in balan ama cahdi meel lawada dhigto oo la isguursado markii uu dhamaato secondry school ka . wixii la sugaba oo bilaha iyo waqtiga ka harsan dhamaad school ka tirshaba waxaa… Continue

guul daro jacayl god maloo galaa part two?

Posted on May 4, 2010 at 7:30pm 3 Comments

saaxiibayaal mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybteedi labaad.

waa maalin isniin ah sida caadada ahaydba cabdiqeys wuxuu isku diyaarshay inuu aado schoolkii markuu uu soo gaaray halkii uu karaaci lahaa baska ayuu u jeeday saamiya oo meesha taagan markaa ayuu salaamay meeshane dad kale majoogaan oo waa subax hore oo dadka inta badan weli ma aysan usoo dhaadhicin magaalka , kaftan iyo salaam ka dib ayuu cabdiqees yiri; abaayo saamiya waxaan rabaa inaan… Continue

guul daro jacayl god maloogalaa?

Posted on April 28, 2010 at 2:00am 1 Comment

mar hore waxaan idinkusalaamay salaan mida ugu qiimaha badan saxiibayaal marka xiga waxaan rabaa inaan idiinsoo baqdhigo qisa dhab ah oo ku dhacday gabar iyo wiil muda dheer wada socday sheekadan oo ah qiso xanuun badan marka ila eega halka ay ku dhamaatay sheekadan.

cabdiqees waa wiil dhalinyaro ah dhigtane school ka mid ah school lada sare ee magaala madaxda somalia ee muqdisho cabdi qeeys waxay isku xaafad iyihin wiilal iyo gabdho badan oo ay isla dhigtaan schoolka, cabdi qees wuxuu aad… Continue

Comment Wall (5 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 2:25am on May 14, 2010, iid maxamed saleeban said…
SXB WAAN KU SALAAMAY SALAAN QAALIYA SXBWAXAAN KU FARAXSANAHAY SIDA AAN UGU SOO BIIRAY ADUUN
At 5:27pm on May 11, 2010, Falis Qalanjo said…
WAXA NO SOBAXAY QORA WEYN MANSHALLAH SHEKADA CADI MAHAN WAN KUHEYSATAAAAAAAA INOLOW
At 5:22pm on May 11, 2010, Falis Qalanjo said…
WAN XISEYA SHEKOYINKA JACELKA IYO QISO DHAB AH
At 9:18am on May 11, 2010, haana muse gave abdirahman kuwaataro a gift
Gift
walaalayaal kusoodhawaada aduun koon
At 1:23pm on April 19, 2010, hudaa ahemd hagi said…
kuwaataro aduun yaad ka qaraabataa yaaaaaaah
 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service