Kamadare's Friends

  • sky blue
  • samiir cawil farax
  • degen abdi osman
  • caasho kafatnleey love suuqbacad
  • axlaan cabdi jaamac
  • RAHMA raaliya
  • bint as sidique
  • Eng Lamaane
  • asma dalxa cabaas
  • deeqo
  • Sweet Siman

Kamadare's Discussions

dhacdo qosol leh

Started this discussion. Last reply by INTERNATIONAL I BOY I Oct 29, 2010. 1 Reply

dhacdadan waxa ay ka dhacday magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug, wiil dukaanle ah ayaa waxaa dukaanka uu heystay deyn ka qaadan jirtay gabar ka mid ah macaamiisha dukaanka gabadhu in muddo ah ayay…Continue

Gifts Received

Gift

Kamadare has not received any gifts yet

Give a Gift

 

Kamadare's Page

Latest Activity

xu hai left a comment for Kamadare
"More and more people are utilizing the web every day to do their purchasing ugg bailey button triplet, and consequently the orders going by means of the world wide web for products such as clothing and fashion are shooting up every single…"
Dec 13, 2011
Kamadare left a comment for ahmed egal
"waxaan jeclahay hablaha suno gudka ah  "
Dec 7, 2011
Kamadare commented on Amiira_uk's blog post www.aduun.net
"walaalayaal cinwaankeygu waa cadaawe91@hotmail.com waxaan ku noolahay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug maamulka puntlan"
Oct 23, 2011
Kamadare commented on Amiira_uk's blog post www.aduun.net
"Maasha allah waan u hambalyeenayaa inta doonaysa in ay is guursadaan waxaan dhamaan ka codsanyaa dhalinta in ay iska ilaaliyaan xaaraanta sinada alle wuu kuu caroonayaa fadlan walaalayaal is guursada oo is xalaaleysta si ay muslimiinta ay u bataan…"
Oct 23, 2011
sky blue and Kamadare are now friends
Jul 17, 2011
Kamadare left a comment for RAHMA raaliya
"raxma walaal sidee tahay walaal waan waayahay war bixintaada sidaa darteed walaal waxaan kaa codsanayaa ii aad i siiso halka aad ku nooshahay iyo waxa kugu dhacay"
May 11, 2011
Kamadare left a comment for RAHMA raaliya
"raxma waan ku salaamay walaal macaan maxaa walal kugu dhacay waan ku waayay war bixinadaadii sheekadaadii"
Mar 24, 2011
RAHMA raaliya left a comment for Kamadare
"asc salaan qaaliya kadib waxaan kuu rajaynayaa caafimaad taama iyo camal suuban comment"
Jan 17, 2011
Kamadare left a comment for degen abdi osman
"gacaliso maxaa ku helay maalmahan ma aan arag aqbaar aad ii soo dhigto ma wax dhib ah ayaa jira mise waa lagu guursaday"
Jan 4, 2011
Kamadare posted a blog post

Sxb Macaan Aqri Dhacdadaan Igu Dhacday Kana Dhiibo Fikradaada

waxaan ku noolahay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug maalin maalmaha ka mid ah ayaan waxaan raacay gaari mini bus ah aniga oo u socday dagmada buur saalax waxa aan isku kursi fadhinay aniga iyo gabar kale isma aanan aqoon gaariga ayaynu kuwada kulanay, safarkii ayaa inoo bilaamay gaarigii wuxuu cagta saaray wadada kaliya ee xiriirisa gaalkacyo ku dhamaatana dakada boosaso, intii aan gaariga saarneen safarkana ku jirnay, marar badan ayaan dareemay inantii ila fadhisay ayada oo si qarsoodi ah…See More
Dec 16, 2010
Kamadare updated their profile photo
Dec 15, 2010
Kamadare updated their profile
Dec 15, 2010
Kamadare left a comment for nawaal xasan xuseen axmed
"walaal waan gartay in aad joogto soomaaliya laakiin halkee ayaad ka joogtaa soomaaliya walaal macaan"
Dec 13, 2010
Kamadare left a comment for RAHMA raaliya
"raxma walaal macaan maxaa kugu dhacay marar badan ayaan ku raadiyay oo aan fariin kuu diray adiga online ah walaal macaan sawirkaagu aad ayuu ii qanciyay gacaliso waxa aan si aad ah uga dambeeyaa bashiyeenta"
Nov 30, 2010
Kamadare left a comment for RAHMA raaliya
"xoriyo xaqiiqdii anigu aad ayaan u kululahay sdee u aragtaa hadaan walaal wax isla qabano gacaliso sidaa darteed sidee u aragtaa walal macaaan adiga oo lagu qabo ayaad jaamacad baran kartaa sidaa darteed walaal iiga jawaab"
Nov 29, 2010
RAHMA raaliya left a comment for Kamadare
"asc walaal anigu waxaan ka shaqeeyaa xawaalada dahabshiil ee djibouti waxaanan ahay ardayad waxaan galayaa sanadka dambe jaamacada inshaa allaah waaanan ahay wali gabadh nasiib khayr qabana waan rajaynayaa inshaa allaah comment"
Nov 28, 2010

Profile Information

Fallo igu Saabsan ( ABout Me)
waxaan ahay nin aad u jecel in uu qadarta alle
Waxaan Jeclahay ( I Love..
wuxuu alle ii qoray
Waxaan Ku Noolahay ,,( Location/Wadanka)
Gaalkacyo

xaalada gaalkacyo

xaalada magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa ah mid kusoo dareysa amnigeeda ayadoo dadka ku dhaqan magaalda ay ka deerinayaan xaalada kadib kolkii ay ku soo bateen magaalada dilka iyo waliba hanjabaadyahay la iskugu diro talefanada gacanta ah

Kamadare's Photos

Loading…
  • Add Photos
  • View All

Kamadare's Blog

Sxb Macaan Aqri Dhacdadaan Igu Dhacday Kana Dhiibo Fikradaada

Posted on December 15, 2010 at 9:53pm 0 Comments

waxaan ku noolahay magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug maalin maalmaha ka mid ah ayaan waxaan raacay gaari mini bus ah aniga oo u socday dagmada buur saalax waxa aan isku kursi fadhinay aniga iyo gabar kale isma aanan aqoon gaariga ayaynu kuwada kulanay, safarkii ayaa inoo bilaamay gaarigii wuxuu cagta saaray wadada kaliya ee xiriirisa gaalkacyo ku dhamaatana dakada boosaso, intii aan gaariga saarneen safarkana ku jirnay, marar badan ayaan dareemay inantii ila fadhisay ayada oo si qarsoodi ah… Continue

Ila Qosol

Posted on November 19, 2010 at 10:59pm 0 Comments

Galab ayaa waxaa dagaal xun uu dhex maray laba nin oo sodon jir ah labada nin waa laba nin oo aad u xoog badan wax ay iskula hareen ma aysan jirin feer ama herdi dhan kasta way iska laayeen xilliga ay labada nin dagaalamayaan waa xilli maqrib ah halka ay ku dagaalamayaan waa meel aan sidaa uga fogeen agagaarka suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho dagaalka laba nin oo ahaa mid xun dhiig badanna ku daatay waxaa markii dambe ku soo leexday oo aad uga naxay sida ay laba nin isku dilayaan nin… Continue

La Joojiyaana Banaan La Jiifiyaana Banaan

Posted on November 12, 2010 at 10:44pm 0 Comments

Sheekadaan waa sheeko aad u qosol badan baribaa waxaa magaalo ka talinayay nin boqor ah, magaalada uu boqorku ka talinayay waa magaalo barwaaqo ah oo leh beero aad u fara badan iyo waliba xoolo dadka ku noolna waxa ay ahaayeen oo kaliya xoolo dhaqato iyo waliba beera ley, waxaa marar badan soo noqnoqotay oo uu boqorku ku wareeray xoolo tiro badan oo gala beero dad leeyihiin arintaa oo uu boqorku ku wareeray una waayay xal, waxaa dhacday in boqorku subax isugu yeeray dadka deegaanka dhamaantood… Continue

Sheeko Dhan Dhan Leh

Posted on November 10, 2010 at 10:02pm 0 Comments

baribaa waxaa dhacday abaar aad u daran baaxadeeduna ay aad u sareyso abaartu waxa ay wax yeeleysay dad iyo duunyo abuurta cid ka badbaaday malaha haba ugu darnaadeene duurjoogta waxa ay aad ugu darneed libaax iyo dhurwaa iyo dawaco kolkii uu eegay libaaxii abaartaan baxaadda weyn ee aadka u daran ayuu gartay in abaartay looga bixi karo oo kaliya iskaashi lawada yeesho si loo qeyb sado waxa yar ee uu qofkii alle haleeliyo sidaa darteed libaax waxa uu u yimid dhurwaa iyo dawaco waxa uuna u… Continue

Comment Wall (11 comments)

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

At 2:02am on December 13, 2011, xu hai said…

More and more people are utilizing the web every day to do their purchasing ugg bailey button triplet, and consequently the orders going by means of the world wide web for products such as clothing and fashion are shooting up every single day ugg boots sale. The shops which have been dominant for numerous a long time are now beginning to realise that as a way to maintain up with the on-line firms, they themselves will have to begin attempting out a couple of new tricks of their very own, and many are in fact now promoting their stocks from the internetugg bailey button triplet sale, and many will provide straight to your door. Have you ever witnessed a lady wearing ugg bailey button, and wondered how she is acquiring away with uggs outlet and why her feet are not hot? It can be simply because sheepskin is naturally thermostatic and keeps the temperature of one's bare feet close to your natural ugg boots clearance entire body temperature regardless of the temperature outdoors. This is why I reside in Uggs all winter long?athe weather in Iowa gets bitterly cold, and my feet have by no means gotten cold wearing them even in weather effectively below freezing. And, it is fantastic to be ready to ugg boots sale to go without socks (socks are one more subject I am passionate about)!ugg classic short sparkles are predominantly created from grade A sheepskin lining with a rubber sole and suede outer facing. The UGG Australia brand makes a large deal concerning the high quality in the sheepskin it uses. And sougg classic short sparkles it must. Grade A sheepskin is of a superior density ugg outlet and softness, which implies that when enveloping your feet it,ugg bailey button sale offers the ultimate in comfort and warmth. A good deal of UGG boots also use twin face sheepskin; this implies that the material has been handled on each sides, once again going the added mile in intense comfort. 

At 10:45pm on January 17, 2011, RAHMA raaliya said…

asc

salaan qaaliya kadib waxaan kuu rajaynayaa caafimaad taama iyo camal suuban comment

At 10:46pm on November 28, 2010, RAHMA raaliya said…
asc walaal anigu waxaan ka shaqeeyaa xawaalada dahabshiil ee djibouti waxaanan ahay ardayad waxaan galayaa sanadka dambe jaamacada inshaa allaah waaanan ahay wali gabadh nasiib khayr qabana waan rajaynayaa inshaa allaah comment
At 10:03pm on November 28, 2010, RAHMA raaliya said…
walaal waxaan ku waydiiyay adigu ma waxaad tahay nin xaas leh mise nin dhalin yaraa mise ardaybaad tahay wali mawaxaad tahay dadkii ka soo qaxay xamar mise dadkii udhashay gobolka ayaad tahay bal fadlan adoo raaliya warkaaga isoo deeqsii byyy comment
At 10:00pm on November 28, 2010, RAHMA raaliya said…
asc walaal waa wax dhici kara ina ay jiraan diyaaradahaasi laakiin ma ogi anigu kamana war hayo balse hadaan ogaado waan kuu soo sheegi inshaa alaah walaal waxaad iiga warantaa ma si xalaala uunbaa laysku guursadaa gobolkaa aad joogto mise waa la mid halkayaga jawaab faahfaahsan fadlan iga sii aadna waan kuu salaamayaa sxb comment
At 10:37pm on November 26, 2010, RAHMA raaliya said…
asc walaal waa run oo djibouti waa meel kulul waana joogaan ciidamo faics iyo kuwa maraykanba balse waa meel aad u xasiloon walaal waxaad iga warantaa xarakada alshabaab ee jirta gudaha dalka somalia mahadsanid comment
At 6:43am on November 22, 2010, RAHMA raaliya said…
asc maya walaal waan iska fiicanahay ee waqtiga ayaa ii saamixi waayay in aan idin soo booqdo haye adigu bal kawaran xaalkaaga halkay kula maraysaa hawsha dunidu comment
At 5:04am on November 10, 2010, RAHMA raaliya said…
asc.bacda salaan walaal waa arin jirta laakiin waa dhaqan fool xun oo bulshadu dabeecad uyeelatay inta badan balse ofkii allah ka baqaa kuma dhaco zino iyo wuxuu allaah xaaraamyeelay walaal waxaan ku waydiiyay xagaad ku nooshahay adigu fdln bal iisoo sheeg wsc.wr.wbr. comment
At 6:27am on November 4, 2010, RAHMA raaliya said…
asc walaal waa laga yaabaa in ay jiraan tiradaa aad sheegayso dad qabaa oo waaku badanyahay cudurku magaalada comment
At 1:53am on October 31, 2010, c/raxmaan sh axmed said…
asc makaahiil aad baan kuu salaamayaa runtii inaan muqdsho laga maarmin been kuma sheegin lakin waqtiga hada la joogo waa laga maarmaa ayaan oran lahaa aniga sababtoo ah mogadisho way is bedeshay baahalo galeen ayay noqotay goob dadka lagu xasuuqo ayay noqotay lakin maalin maalmaha ka mid ah iyadoo nabad ah ayaa la arki doona magraty walal
 
 
 

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service