174461_100001279497706_3993639_n

Rating:
  • Currently 0/5 stars.

Views: 81

Comment

You need to be a member of Aduun to add comments!

Join Aduun

Comment by Mr.hugo is qaad qaad boy on May 25, 2011 at 9:24am
yyyyyyyyyyyy Masha allah
Comment by Mumtaaz on April 27, 2011 at 2:32am
kkkkkkkkkkkkkk samiir Iskaabuladu waa ta ishaa noo yeeshay hadaan beri hore meesha ka carari lahaa ishaaba ma yeesheen looooooooooooool. kaftan wacan
Comment by samiir man utd 4ever on April 24, 2011 at 1:53am
kkkkkkkkkkkkkkkkk saasaan kaa rabaa qaali iska jir iskaabulada baryahaan weerara culus ayaa lagu hayaa gabdhha sidaadookale u qurux badane bisinkoow hareeraha iska eeg markasta
Comment by Mumtaaz on April 24, 2011 at 1:49am
kkkkkkkkkkkkkk waxay soo baxday markii la isku dhuftay labadii quruxood Withe Daimond, becouse qurux qurux lagu dhuftay........ cidiba qiimayn kari mayso aan ka ahayn Withe Daimond.......... kaftan wacan qaali
Comment by samiir man utd 4ever on April 24, 2011 at 1:41am

loooooooooooooooooooooolz mumtaaz waad ka baxsatay qaali i like you woooooow kkkkkkkkkkkkk qurux qurx lagu dhaftay qurux dhaaf ayay soo baxdaa waa runtaa qurux dayda+quruxdaada=just like a diamond but mid haka tagin adaa iga quurx badan dhankasta

dheehaagan wacaniyo

dhabanadaadan dhiinka ah

ilkahaagan dhalaalaaya

dhexdaadan maragta

dhabarkaagan toosan

dumarkaad waxdheertahay

dhismaha jirkaagiyo

qaabkaan laguu dhigay

waa mid igu dheere iisoo dhowoow

so hot wlhi maansh'laah keep it qaali mcn

Comment by Mumtaaz on April 24, 2011 at 1:09am
Samiir cade walalo adiga ayaaba lagu moodaa daruur hooraysa sida dhibica roobka, qurux qurux lagu dhuftay = Qurux dhaaf ayey soo baxdaa, maansha,alah alaha kaa dhawro Isha, dumarka       looooooooool
Comment by samiir man utd 4ever on April 24, 2011 at 12:56am
woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow qurux badnaayeey mum/maria armaan ku dhex galaa wlhi waad iga qancisay cml so hot

© 2013   Created by Aduun Team.

Badges  |  Report an Issue  |  Terms of Service