saaxiibayasha qaaliga ahow mar kale kusoo dhawaada sheekadii guul daro jacayl god maloo galaa iyo qeybti sedexaad.
cabdiqeeys iyo saamiya xariirkooda wuxuu naqday mid aad u wanaagsan oo habiin iyo maalinba midba midka kale inuu daawado amaba uu maqlo uun rabo ,muda dheer markii la wada socday ayaa la isku afgartay in balan ama cahdi meel lawada dhigto oo la isguursado markii uu dhamaato secondry…