Somali Online Chatting
informationka dalkeena ku soosocda ayaa ka mid ah in eey dhici doonto qafaal dadkeena lagu dhibi doono dalkooda marka sidaan nabad ku helikaraa asxaabeey
Website: http://aduun.net
Location: canada
Members: 4
Latest Activity: Mar 13
This group does not have any discussions yet.
Comment
Comment by sweeth ali on February 25, 2011 at 7:45am waxaay ilatahay inaan nabad ku helikaro dadkuna aay isjeclaan karaan hadii aan waxyabaan iska iloow
( 1) qabiil in aynu is walaashana oo waan somalinimo isku jeclaano
( 2) in dalka laga mamcuuno nimaanka 4.5 waayo mijiro qof qof ka qayr badan umaduna waa ay simaantahay
( 3) wadanka in laga burayo ajaabinta joogta ee ka dagaalmayo
(4 ) in ciidamado amisom ay wadankooda ku laabtaan
(5)in dadka larabo faaiidada ay leedahay nabada
(6 ) in aan ogaano cadowgeena koobaad in ay itoobiya tahay oo aan caawin ka sugin itoobiya
waxaan dadka somaliyeed ku dhihi aaynu midoowno oo aan cadawgeena iska dhicino
Comment by amin jama xalinta qilaafaadka on February 25, 2011 at 1:05am © 2012 Created by Aduun Team.
You need to be a member of sideen ku helnaa nabad ileen dalkeena haduu nabad helo waxaa siyaadaayo jaceylka eey isku qabaan dadka oo idil to add comments!